Hawlka Ka Dhanka ah Budhcad-badeedda Somalida Oo Muddo Kordhin Loo Sameeyey
Brussels:July,23,2014(SDN/QJ)-Midowga Yurub ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in Hawlgallada ka dhanka ah Budhcad-badeedda somalida loo sameeyey Muddo kordhin. Bayaankaas ayaa lagu sheegay in Hawlgalladaas la siiyey ilaa muddo gaadhsiisan December, 12,2016. Si meesha looga saaro Gebi ahaanba Kooxihii Badda Badda Geeska Afrika iyo Badda Hindia Ka Qawlaysan jirey oo Soomaali u badnaa. Howlgalka…
