Waxgarad ka Tirsan Gobolka Togdheer oo Wasaarada Xoolaha ku dhaleeceeyay inay banka aroori u rogayso Mashruuc Xoolo naaxineed

    Burco 25.July 2014 (SDN/QJ)- Shir-Jaraid Oo ay Magaladda Burco ku Qabteen Xildhibaano,Saladiin,Cuqaal,Aqoon-Yahan iyo Waxgaradka Degaanka Banka Aroori Ee Magaladda Burco ayaa eedayn baladhan usoo jeediyay wasaradda xanaanadda xoolaha somaliland oo ay ku Eedeyeen inay Doonayso inay bankaasi aroori ku Xanaanayso Xoolaha ka Yimaada Gobalada Konfureed Ee Dalka Somalia. Shirkani Jaraid Oo ay Goob joog ka…

    Read More

      Xogahyihii hore ee arrimaha Dibedda ee UCID:Xukuumada Jabuuti waxa ay hanatay xisbiyadii,Xukuumadii iyo Ganacsatadii Somaliland oo ay siisay Passports(DHEGEYSO)

      Minneapolis July 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Yusuf Budle ayaa wareysi uu siiyay bogan qurbejoog.com waxa uu uga waramay sida ay xukuumada Jabuuti khaasatan madaxweynaha dalkaas Ismaciil Cumar Geele ay u maamusho siyaasada Somaliland. Md Budle ayaa sheegay in sadexda xisbi,xukuumadaba iyo Ganacsatada Somalinad ay qaateen Passaport-yo sadex sanadood ah oo…

      Read More

        Fadeexad Cusub Askar Maraykan ah oo Dirirta Qasa ka dhinac dagaalamaya Israa’il DAAWO

        Washington 25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayay Ceeb wayni ka raacday dagaalka Yuhuudda Israa’iil ku xasuuqaysay Shacabka Muslimiinta Falastiin ee ku dhaqan magaalada Qasa iyo nawaaxigeeda oo ay in ka badan laba toddobaad Duqayn Cirka, Dhulka iyo Badda ah ku hayeen, ka dib markii ay Askar ka tirsan Ciidammada Maraykanku ay ku dhinteen dagaagalka Qasa…

        Read More

          Hogaamiyaha Ururka Xamaas oo ogolaaday Xabad Joojin Balse Shardi ka Dhigay in Xanibaada laga Qaado Qasa

          Gaza 25.July 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha ururka Xamas Khalid Mishcal ayaa wareysi gaar ah oo uu BBC-da siiyay ku sheegay in ay doonayaan xabbad joojin degdeg ah, balse ay la socota in xannibaada laga qaado marinka Gaza. Marshcal ayaa tilmaamay in ay doonayaan Xabad joojin, balse marka hore inay tahay in xannibaadda sideeda bil saran Qaza…

          Read More

            Sadex dhallinyaro ah oo la sheegay inay Shabaab ka Tirsanaayeen oo la Toogtay iyo Magacyadooda

            25.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Soomaaliya,ayaa Shalaymagaalada Muqdisho ku toogtay afar nin oo ay ku  sheegeen in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab isla markaana  ka geystay magaalada Muqdisho falal amni darro. Afarta nine ee ay dawladda Soomaaliya maanta ku toogatay magaalada Muqdisho,ayaa lagu eedeeyya in ay geysteen dilal kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho isla…

            Read More

              Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland oo Beenisay in loo soo daabacay Manhajka dalka Somalia

              Hargaysa 25.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland ayaa beeniyay Wararkan lagu baahiyey qaar ka mid ah Mareegaha Interneta ee Somaliland kaas oo lagu sheegay In Wasaarada Waxbarashada Somaliland Loo Soo Daabacay Manhaj Lagu Mideeyey Dalkii Laysku Odhan Jiray Somalia. Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashadu waxa ay sheegeen in warakaasi yahay mid aanay waxba ka jirin ….

              Read More

                Shirkii Golaha Wasiirada oo Galabta Lagu Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka

                Muqdisho July 25, 2014….Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ku aadan ammaanka guud ee dalka ka dhageystay Wasiirka…

                Read More

                  Warbixintii Labaad ee Guddiga Maamulka Maaliyadeed

                  Mogadishu July 25, 2014(SDN/QJ) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii June, 2014, isagoo diiradda saaray tallaabooyin muhiim ah oo lagu hagaajinayo maamulka hantida guud ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa laga heli karaa: http://www.mof.gov.so/publication-documents/. “Qorshaha Maamulka…

                  Read More

                    “Somaliland aad bay uga xun tahay xasuuqa Yuhuudu u geysanayso shacabka aan hubaysnayn ee muslimiinta Falastiin” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

                    Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag u cambaaraysay duqaynta Arxan-darrada ah ee Ciidamada Yuhuuddu ku hayaan Shacabka reer Falastiin, waxaanay ku baaqday inay Israa’iil si deg-deg u joojiso gumaadka ay ku hayso shacabka Gaza, isla markaana u hoggaansanto dedaallada xabbad-joojinta ah ee beesha caalamku ku hawlan tahay. Wasiirka Arrimaha Dibaddu Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay…

                    Read More

                      Bisha July Bisha Soo Dhicitaanka Diyaaradaha iyo Diyaarad laga Lahaa Algeria oo maanta ay ku Dhinteen 117

                      Burkino-Faso 24,July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Aljeeriya ayaa ku dhawaaqday in Diyaarad Air-Bus ah oo ay lahayd ay maanta ku dul burburtay hawada dalka la deriska ah ee Niger, taasoo sababtay khasaare nafeed oo balaadhan. mas’uul u hadlay wadankaasi oo tafaasiil ka bixiyey burburka diyaaradaasi waxa uu sheegay inay diyaaraddu burburtay Konton daqiiqo ka bacdi markii…

                      Read More

                        ‘Argagixisaddu waa Aafo caalami ah, Itoobiya Iyo Jabuutina waxa Naga dhaxeeya wada shaqayn la xidhiidha Ammaanka” Madaxweyne Xigeenka Somaliland

                        Hargaysa 24.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha  Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil  “Saylici” ayaa sheegay in aanay Somaliland cidna gorgortan kala galayn xuduudaheeda baddeed iyo hawo oo ay dhawaan sheegatay dawladda  itaalka daran ee Soomaaliya. C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” oo shalay u waramayay TV-ga qaranka,  waxa kale oo uu sheegay in…

                        Read More

                          Wasiir Warancade oo Kulamo Xasaasi ah Addis Ababa kula Yeeshay madax Sare oo Itoobiyan ah

                          Addis Ababa 24.July  2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed  Waran-cadde ayaa shaaca ka qaaday inay dawladda Itoobiya si dhakhso ah u furi doonto soohdinta ay la wadaagto Somaliland, ka dib markii kulamo badan oo wada tashi ah ay labada dawladood Hay’adahooda amnigu ku yeesheen Addis-ababa isla markaana isku waafaqeen in si dhow…

                          Read More

                            RW. Cabdiwali oo saaka ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey Marxuumad Saado Cali Warsame

                            (SDN/QJ) Muqdisho, July, 24, 2014….Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana salaada Janaasada kula tukaday Madaxtooyada, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh…

                            Read More

                              DAAWO: dadweynaha,cuqaasha iyo waxgaradka degaanka banka Aroori oo baaq adag kasoo saray go’aano ka soo baxay xukuumada

                              Hargeisa 24 july 2014 (SDN/QJ) Dadaka dega degaaka banka arori  ayaa shir  ay  ku  qabten  magalada  burco  ka soo horjeestay  mashruucii  beeraha  banka aroori  laga fulinayey  iyagoo sheegay  inaanay  suurtgal ahayn in mashruucaasi haatan laga fuliyo degaanadooda. HALKAN HOOSE KA DAAWO DADKA DEGAANKAA OO ARINKAN KA HADLAYA

                              Read More

                                Nimanka Horyaacaya Dawlada Ee Xaalada Abuuraya,Dadwaynaha iyo Dawlada isku Diraya Waxaanu Leenahay Ka Jooga hadii Kale idinkaa Masuul ka ah dhibaatada ka dhalata,Dawladu Iyadaa ka masuul ah wixii ka yimaada dhibaato deegaankan “Boqor Raabi

                                Hargeisa24 july 2014  (SDN/Qj)Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa dhawaan Sheegtay in Banka Qoolcaday la wareegayso kadibna Seerayaal Ka dhigayso,Waxanay xukuumadu sheegtay inay keenayso Maxjarada Indho Deero iyo Al jaabiri ayaa waxa ka soo horjeedsaday Dadwaynaha Deegaankaasi Banka Qoolcaday iyagoo sheegay inaanay ogolaan doonin cid kala wareegta gacan ku haynta bankaasi oo ay joogeen mudo dheer….

                                Read More

                                  Halkan Ka Daawo: Xaaladda Banka Qoolcaday oo Kacsan iyo Dadwaynaha Deegaankaasi oo Nidar ku maray inay Xukuumadda Dagaal la Gali doonaan hadii ay Faraha La soo gasho Bankaasi+Siyaasiyiin ay Canbaarayn kulul u soo jeediyeen iyo Hubka oo ay Gurteen

                                  Salaxley 24 july 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa dhawaan Sheegtay in Banka Qoolcaday la wareegayso kadibna Seerayaal Ka dhigayso,Waxanay xukuumadu sheegtay inay keenayso Maxjarada Indho Deero iyo Al jaabiri ayaa waxa ka soo horjeedsaday Dadwaynaha Deegaankaasi Banka Qoolcaday iyagoo sheegay inaanay ogolaan doonin cid kala wareegta gacan ku haynta bankaasi oo ay joogeen…

                                  Read More

                                    Somaliland:Komishanka Xuquuqal insaanka Oo Ku Hawllan Xeer Diinta Islaamka Ka Dhan ah iyo Wasaaradda Diinta Oo Gaashaanka u Daruurtay

                                    Hargeysa:July,24,2014(SDN/QJ)-Komishanka Xuquuqal Insaanka ugu qaabilsan somaliland, ayaa Curiyey Xeer Ka dhan ah diinta islaamka, gaar ahaan Mad-habta Shaaficiyada ee Dadka somalida ahi Haystaan, waxana ay ku dhawaaqeen inay  isku dubba rideen  xeer lagaga hortagayo in Hablaha reer Somaliland aan wax Gudniin ahba lagu samaynin. Farxiya Xusen Jahur oo ah Guddoomiyaha Guddida Xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa…

                                    Read More