Ciidanka Difaaca Xeebaha Somaliland oo Gacanta ku Dhigay Tahriibayaal
Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka illaalada xeebaha ee gobolka Selal saddex xidigle Haaruun Siciid Cali ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dad la rabay in si sharci dara ah looga dhoofiyo xeebaha galbeed ee Somaliland. Taliyaha oo waraysi siiyay wargeyska Dawan ayaa xaqiijyay inay saddex qof oo u dhashay Soomaaliya iyo ninkii tahriibinayay ku…
