Maxaabiis Ka Tirsan Nabad-diidka Khaatumo Oo Qaarkood Dhaawac Yihiin Oo Burco La Keenay

    Burco:July,14,2014(SDN/QJ)-Magaalada Burco waxa Xalay Makhribkii la keenay Maxaabiis laga soo qabtay Kooxda Khaatumo oo maalintii shalay Lagu soo qabtay Iska hor imaad ciidanka qaranka iyo kooxdan ku dhex maray Deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Kooxdan ayaa ciidanka ka dishay Hal askari oo ka tirsan Ciidanka qaranka, halka iyagana loo geystgay dhaawacyo, iyadoo Xabsiga dhexe ee…

    Read More

      Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Sida uu U Arko Sii Dayntiisa, Kana Dhawaajiyey Inaanu Ka Hadhaynin Difaacida Xoriyatul-qawlka

      Hargeysa, June 13, 2014 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Md Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay sida uu u arko sii dayntiisa oo sida la sheegay uu amray madaxwayne Siilaanyo, kaas oo arrintaasi ku tilmaamay mid waxba kala soconin, isla markaana meesha ka saaray inuu wax cafis ah ku soo baxay oo dalbaday. Yuusuf Cabdi…

      Read More

        Wasiirak Dastuurka: “Dib-u-eegis lagu sameeyo Dastuurku waa calaamad muujinaysa guul la gaaray”

        Muqdisho July 13 2014(SDN/QJ)-Kulan wada tashi ah oo ay soo wada qaban qaabiyeen Wasaaradda Caddaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa looga hadlay dib-u-eegida Dastuurka KMG ah ee Dalka, waxaana kulankaas ka soo qayb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Gudiga madaxa banaan ee dib u eegista Daastuurka, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Agaasimayaal ka kala…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Si diiran loogu soo Dhaweeyay Magaalada Addis ababa SAWIRO

          Addis ababa 13.July 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international waxaana madaxweynaha kaga hortagay masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawlada Ethiopia.   Madaxweynaha iyo weftigiisa oo ay ka mid yihiin…

          Read More

            Halkan Ka Daawo Cafiskii Madaxawyne Silaanyo U fidiyey Gudoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Uu Shaaciyey Wasirka Arimaha Dibada Somaliland

            Hrageisa 13/7/2014 (SDN/QJ) Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo shaaciyey  cafiska uu Madaxweyne siilaanyo u fidiyay Guddoomiyaha  Wargeysaka  Haatuf iyo Tafatiraha  wargayskaasi iyo qodoba  kale  isgoo  wasiirku  soo dhaweyey  cafiska gudoomiyaha  wargayska haatuf Hargeisa  SDN/QJ Maxamed Aadan  Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

            Read More

            Xulka Netherland oo Kaalinta 3-aad Cidhiidhsatey & Xulka Brazil oo Sii Watey Baroor Diiqdiisii.(By Jaahuur)

            Brazil-12-July-2014-(SDN) Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna koobkii kubadda cagta ee aduunka oo uu kulan kaliya ka hadhey kaas oo madaxa isla gali doonaan Germany iyo Argentina’ Haddii aaynu yara jaleecno xulka Brazil ee aay masiibadu ku dhacdey ayaa bahweynta ciyaarha jecel iyo kuwa falaqeeyaba waxay u aaneynayaan inuu khaladku ka yimid tababaraha iyo dadkii…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Uk Iyo Itoobiya,Kana Hadlay Aragtidiisa Xoriyatul Qawlka Saxaafada,iyo Ujeedada Safarkiisa DAAWO

              Hargeisa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madawxaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dalka dibada uga baxay  xili xaaladisa siyaasaded  ee  dibadu  meel  adaga  marayso safarkan  Madaxwaynaha ayaa ku sii  jihaysnaa  dalka Ingiriiska  isagoo  madaxwaynuhu sii mari  doona dalka Itoobiya  oo  uu kala sii hadli doono  arimaha xududka Markaas kadibna Waxa uu u Gudbi doonaa Dhanka…

              Read More

                DAAWO:Xidhiidhka adiga iyo Quraanka (Barmaamij cusub)

                Allah wayn waxa aan ka baryayaa in uu inaga aqbalo wanaaga aynu bisha samaynayno. Intaa ka dib  waxa aan halkan idiinku soo gudbineynaa barmaamijkii koowaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan kaga hadlayo Quraanka iyo xidhiiidhka la rabo in uu dhex maro qofka Muslimka ah. Waa barmaamija aan marwalba ku eegayno aaayad Quraan ah iyo waxa…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Gaar u ah Dalka Kaga Ambabaxay Xilli Xuduudaha Dalku Xidhan yihiin

                  Hargeysa:July,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland ayaa  Dalka Dibadda kaga Baxay xilli Xaaladda siyaasadeed ee Dibadda Somaliland ay Meel adag marayso. Safarka Madaxweynaha ayaa sida uu sheegay ku jihaysan Dalka Ingiriiska, waxana uu sii mari doonaa Dalka Ethiopia oo Xuduudii uu  la lahaa Somaliland muddooyinka dambe xidhay. Madaxweyne Siilaaanyo ayaa safarkiissan waxa ku wehelinaya Marwadiisa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda…

                  Read More

                    War Deg deg ah:Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fudiyey Wariyayaashii Wargeyska Haatuf

                    Hargeysa:July,13,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Wariyayaashii wargeyska Madaxa Bannaan e eHaatuf oo  maxkamadi ku xukuntay Xabsi iyo ganaaxyo muddo dheer ah. Wasiir Maxamed Biixi ayaa maanta warkaas kaga dhawaaqay Qolka VIP-da Madaarka Hargeysa, isagoo sheegay inuu madaxweynuhu wariyayaashaas cafiyey. Wasiirku ma uu sheegin in Rugsadii wargeyska oo la laalay dib loo celin doono, waxase uu tilmaamay…

                    Read More

                    Koobkii Kubadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Kala Faraxashey Germany oo Afareysatey & Argentina Aamusnaan Garoonka Kala Baxdey.(By Jaahuur)

                    Brazil-14-June-2014(SDN) Saaxiibayaal ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Macarana Stadium Brazil oo lagu soo gabagabeeyey Koobkii kubadda cagta ee aduunka 2014 Brazil waxaana markii afaraad hantiyey Germany markii 1-0- kula daalaadhacdey Argentina. Ciyaartan oo lawada sugaayey waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Brazil,ka Argentina iyo R-wasaaradda Germany oo intooduba dumar yihiin iyo dadweyne aan la soo koobi…

                    Read More

                      Kenya Oo Diyaaradaheedu Xalay Duqaymo Ka Geysteen Gobolka Gedo

                      Faxfaxdhuun:July,13,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen deegaanno ka mid ah Gobolka Gedo ee Koonfur-galbeed somaia, ayaa sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka Kenya Habeenkii xalay Halkaas ka geysteen Duqaymo Saacado Socday. Wararka  na soo gaadhaya ayaa intaas ku daraya  in Laba Diyaaradood oo Dowladda Kenya ay leedahay ay Xalay Duqeeyeen Degmada Faxfax-dhuun iyo Ceel Cade ee Gobolka Gedo. Duqeynta ayaa Geysatay…

                      Read More

                        Sababta Turkigu U Joojiyey Mashaariicdii Muqdisho Oo La Ogaaday

                        Muqdisho:July,13,2014(SDN/QJ)-Turkiga ayaa Gebi ahaanba Joojiyey Mashaariicii horumarineed ee uu ka waday Magaalada Muqdisho,iyadoo sababtana lagu sheegay cabsi laga qabo Xoogagga Al-shabaab oo dardar cusub la soo baxay intii lagu gudo jirey Bishan Ramadaanta. Wararka aanu Helayno ee la xidhiidha Sababta loo joojiyey Mashaariicda Muqdisho, ayaa sheegaya  in Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya, ay heshay xog la…

                        Read More

                          Kenya Oo Soo Saartay Digniin Ka Dhan ah Ammaanka Britain

                          Nairobi:Jully,13,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Duruuraha  ammaanku ku gedaaman yihiin ee Kenya, ayaa qaadday tallaabo loo qaatay inay Aargudasho tahay, taas oo ay muwaadiniinteeda ugaga digayso inay  Transit ku sii maraan Garoonka Diyaaradaha ee Heathrow oo ku yaalla Carriga Britain. Kenya ayaa sheegtay inay suurogal tahay in ay ka dhacaan falal argagaxiso oo ururka Al-Qaacida ka geysato garoonkaasi. Xogyahaha…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Ka Hor Ambabixiisa Dalka Xadhiga Ka Jari Doona Dhismaha Wasaaradda Duulista iyo Xubno Guul-wadadayntiisu Madax Martay Oo Mashquuliyey Garoonkii

                            Hargeysa:Jully,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa ka hor intaanu dalka ka dhoofin xadhiga ka sii jari doona Dhismaha wasaaradda Duulista Hawada oo dhawaan la gebogebeeyey. Haatan waxa Xarunta Wasaaradda Duulistu ku leedahay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal Internaional Airport ku sugan Saxaafadda Madaxa Bannaan iyo midda Dawladda, iyadoo la sugayo inuu madaxweynuhu Halkaas Yimaaddo…

                            Read More

                              Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyay inaanay Wasaaradihii Dawladu Fasax isaga Jiraan

                              Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa xukuumadda  uu gahdwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyay in aanay wasaaradaha dalku shaqadoodii hayn isla markaana ay fasax sikaga jiraan oo aanay wax shaqo ahi ka socon oo aanay immanin masuuliyiintii shaqada lahayd.   Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee…

                              Read More