Mashaariicda Sida Tooska ah Caalamku u Siiyo Somaliland Si Dhaqaaalaha loogu Kobciyo Oo la Soo Bandhigay

    Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Mashaariicda ugu badnayd ee laga fuliyo muddadii uu jiray dhaqaalaha Sanduuqaha Horumarinta  Somaliland (SDF) oo dalal caalamka ka tirsan si toos ah ugu shubaan mucaawanada ay ugu talogaleen Somaliland, ayaa loo  soo bandhigay bulshada si loogu tartamo fulintooda. Shir muddo laba maalmood ah ka socday hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeysa (8…

    Read More

      Maktabad Casri ah oo Berbera laga Hirgalinayo Warbixin {DHAGAYSO}.

      Berbera 13.July 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmada Berbera ayaa Si Wada Jir ah u dhagax dhigay Xarun Cusub oo laga dhigi doono Maktabad Iyo Xarunta Kaydinta Buugaagta Ee Magaalada Berbera taas oo ay Maalgelinayso Dawlada hoose ee Magaaladaasi. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BerberaDawladaHose13.mp3″] Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com

      Read More

        Dawlada Canada oo Baadi Goob ugu Jirta Taliyaha Cusub ee Booliska Somalia oo Dagaal ooge ugu Diwaangashan

        Canada 13.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda dalka Canada,ayaa baadigoob ugu jirta sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd taliyaha cusub ee loo magacaabay booliska Soomaaliya oo ay sheegtay in uu yahay dambiile dagaal ooge ah. Qoraal ay soo saartay Hey’adda (Canada Border Services Agency) ee dalka Canada, ayaa waxaa lagu sheegay in Hay’addaasi ay baadi-goob ugu…

        Read More

          Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo u Dhego Nuglaatay Baaqyadii Mucaaridka

          Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee gacanta ku haysa talada dalka Somaliland, ayaa aqbashay Baaq ay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen, isla markaana ka dalbatay inay taageeraan oo ay Garab-istaagaan Xukuumadda. Baaqa ay labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen Xukuumadda, ayaa la xidhiidhay Maamulka Hawada…

          Read More

            Soomalida Kenya u Qaxday oo Mar kale Barakac u qalab qaatay

            Nairobi 13.July 2014 (SDN/QJ)-Qulqulatooyinka Qixitaanka iyo Qaxoontinnimada dhawr iyo labaatankii sano ee u dambeeyey daashaday dadka Soomaalida ah, ayaa ku bilaabmay dadka reer Kenya ee degganaansha iyo dhibaataynta bara-kacayaasha Soomaaliyeed barriinsaday, ka dib markii ay Kooxda Al-Shabaab caadaysatay weerarro is-daba-joog ah oo ay ka fuliso gudaha waddanka Kenya, gaar ahaan gobollada dhinaca Xeebta ee kulaalaya…

            Read More

              “Muslimiinta walaalaheen ah waxaan weydiisanaynaa inay naga caawiyaan kuwa doonaya inay weerarrada argagaxiso ka geystaan dalkeena” Uhuru Kenyatta

              Nairobi 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in xukuumaddiisu aysan bartilmaameedsanayn bulshada musilmiinta ah ee Kenya ku nool inta ay socdaan howlgallada looga hortagayo kooxaha argagaxisada ah. Isagoo ka hadlayay halka lagu magacaabo Kakamega State lodge habeennimadii Jimcaha ahayd ayuu sheegay in isbahaysigiisa talada talada haya ee Jubilee aysan dagaal kula jirin…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo beri safar ugu baxaya dibadda, muxuuse daarran yahay?

                Hargeysa 12, July 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa inuu beri safar dibadeed ugu kicitimo dalalka Itoobiya iyo Ingiriiska. Ma jiro war rasmi ah oo Madaxtooyada Somaliland kasoo saartay safarka la sheegay inuu Madaxweynuhu Axadda beri ugu baxayo Itoobiya iyo Ingiriiska, kaasoo sida la sheegay ay ku weheliyaan Wasiirka Khaarajiga…

                Read More

                  Tagerayashii Xisbiga Kulmiye ee Magalada Biristol oo dhamaan u digorogtay xisbiga cadalada iyo daryeelka soo dhawayn balarana ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbigsiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe

                  Biristol 13July14(SDN)Tagerayashii Xisbiga Kulmiye ee Magalada Biristol oo dhamaan u digorogtay xisbiga cadalada iyo daryeelka ee Ucid  soo dhawayn balarana ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbigsiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe kulankan oo aad loo soo abaabulay ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan Odayaasha Dhalinyarada iyo waxgaradka reer somaliland ee ku dhaqan Biristol waxanay dhamaan…

                  Read More

                    Jubada Dhexe oo la Xidhay Xarumihii Shirkada Dahabshiil ku lahayd

                    Muqdisho 12.July 2014 (SDN/QJ)- Maleeshiyada Al-Shabaab ee gobolka Jubbada dhexe ayaa amar ku bixisay in la xiro qaar ka tirsan xarumaha shirkadda xawaaladda ee Dahabshiil ay ku leedahay gobolka Jubbada dhexe. Goob joogayaal ayaa sheegay  in malleeshiyadu ay xirtay xafiisyada Dahabshiil ee Bu’aale, Saakoow, Salagle, Jilib iyo deegaanno kale oo ka wada tirsan gobolka Jubbada…

                    Read More

                      Musharax ay Beeshiisu Cadaysay inuu u Taagan yahay Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland SAWIRO

                      Hargaysa 12,July 2014 (SDN/QJ)- Xaflad balaadhan oo ka dhacday Hotel Dalxiis ee magaalada hargaysa ayaa Beesha Cabdi Ciise ku caleemo saartay murashaxooda u taramayaa doorashooyinka golaha wakiilada ee soo socda . Madashan oo ahayd mid ay il yartu is qabatay isla markaana ay ka soo qeyb galeen Salaadiinta .Cuqaasha .Aqoonyahanka .Waxgaradka Beesha Cabdi Ciise ayaa…

                      Read More

                        Muqdisho:Hawl Galo Baadhitaan oo Socda iyo 300 oo Qof oo Saldhigyada lagu Guray

                        Muqdisho 12.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Nabadsugida magalada Muqdisho ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir waxay kusoo qabteen dad ka badan 300 oo qof oo qaarkood ay yihiin ganacsato. Howlgalkan oo ahaa mid si ka dis ah dadku ula kulmeen ayaa waxaa baaritaano lagu samaynayo xaafadaha iyo goobaha ganacsiga iyadoona dhalinyaradda xaafadaasi…

                        Read More

                          Qiso Murugo ah Iyo Oohin Wadata oo la Kulantay Mid ka Mid ah Askarta Ilaalada Madaxweyne Xasan Daawo

                          Istanbul 12.July 2014 (SDN/QJ)-Qaso naxadin iyo amakaag badan oo oohin iyo ilmo ku abuurtay dadka daawaday oo taabanaysa dareenka qofkasta oo Soomaaliya ah, ayaannu halkan idiinku soo gubinaynaa Muuqaalkeeda daawadayaal, taasoo ku saabsan mid ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay Al-Shabaab dhaawacday iyo marxaladaha u umaray iyo…

                          Read More

                            “Hargaysa Waa 20 Km oo Isku Weer ah Meelna Janno noqon Mayso,Meelna Meel lagu Ooman yahay Noqon Mayso” Wasiir Cukuse Daawo

                            Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta jamhuuriyada somaliland C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ka Warbixiyey Hawsha Biyo Gelinta ka Socota Caasimada. Wasiirka oo ay warbaahintu wax ka weydiisey hawsha biyo balaadhinta Caasimada iyo Xukuumada uga meel yaala ayaa sheegay in xukuumadu marwalba xooga saarto Qodobada a ka mid ka yihiin,…

                            Read More

                              Deegaano ka Tirsan Gobolka Bay oo Ciidammada dowladda Federaalka ahi la Wareegeen

                              Saydheeloow  12.July 2014 (SDN/QJ)- Cutubyo ka tirsan ciidammada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaannada Saydheeloow iyo Labaatan jiroow ee gobolka Baay oo ay horay ugu sugnayd malleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Berdaale ee gobolka Baay, Maxamed Isaaq Caracase ayaa u sheegay Bar-kulan in ciidammadu…

                              Read More

                                Wasiirkii Cusbaa ee Amniga oo Xilkiisii la Wareegay

                                Muqdisho 12.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirka gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo si KMG ah u hayay xilka. Xafladda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday golayaasha dowladda. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ka…

                                Read More

                                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Mas’uuliyiintii Gobolka Daad Madheedh Badalkoodiina Magacaabay

                                  Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Daad-madheedh iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolkaasi isla markaasina u magacaabay laba masuul oo cusub Gobolka Daad-madheedh. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa u dhignaa Sidan…

                                  Read More

                                    Wasaarada Maaliyada ee Somaliland oo Bilaabaysa Odoroska Miisaaniyada Qaranka 2015

                                    Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa la soo weriyay inay sanadkana soo qadimayso mar kale odoroska miisaaniyad sanadeedka kal-dambe ee qaranka oo lagu wado inay golaha Wakiiladda horgeyso  bisha October ee fooda inaggu soo haysa. Wasaaradda maaliyadda ayaa la sheegay inay diyaarisay inta badan buug miisaaniyadeedkii sanadka fooda innagu soo haya ee 2015-ka…

                                    Read More

                                      Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka oo dhibsaday War ku soo Baxay Mareego Internet

                                      Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Jen. Maxamed Nuur Cismaan (Cansharaar ) ayaa  beeniyay   qaar ka mid ah mareegaha Internet-ka qaarkood oo war aanu bixin si khaldan sawirkiisii iyo magaciisiisii u  raaciyay waraysi uu dhawaan warbaahinta ku baahiyay Taliyihii isaga ka dambeeyay oo la yidhaahdo Maxamed Nuur Xirsi. “Waxaan Telefoonno badan ka helay  dad aad u badan…

                                      Read More