30-Qof Oo Shabaabku Xalay Ku Laayeen Deegaano Kenya Ka mid ah
Nairobi:July,06,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya, ayaa shaaca ka qaaday inay Kooxaha Shabaabku Habeenkii Xalay Weerraro dhimasho badan keenay ka Geysteen Deegaano ku yaalla Xeebta Waddankeeda. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa sheegay in ku dhawaad 30 ruux ku Geeriyoodeen Weerraraddaas Habeenimadii xalay lagu soo qaaday dalkeeda. Weerarrada ayey wasaaraddu ku sheegtay in Deegaanada Hindi oo ka tirsan magaalada Lamu…
