” Xukuumadu waa in ay xal u heshaa arinta Haatuf iyo Hubaal ” Mujaahid Xasan Ciise Jaamac
Hargeisa 7/7/2014(SDN/QJ) Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Sheegay in loo baahan yahay Sidii ay Xukuumadu ay Xal Dhamaystiran uga Heli lahayd Xayiraada ay ku soo rogtay labada Wargays ee Haatuf iyo Hubaal. Qoraal uu ka soo saaray Magaalada Hargaysa ayaa u dhignaa Sidan:- “Nin wasiir ah ayaa laga soo sheegay in dulmiga ay xukumadani ka…
