“maxaa anaga noo geynaya cashuurta dadka, tu ka badan ayaanu haynaa oo Waliba ay Rag Reer Hargeysa ahi ku soo Xareeyeene, haddii aad dadkii hayso lacagna…….” Jaamac Shabeel
Hargeysa:May,02,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa ka Gees iskaga duwan eedo uga yimi xisbigiisa Axsaabta mucaaridka oo dhaliilo ugu soo jeediyey Qaabkii uu u dhacay Shirweynihii dhawaan gebogeboobay ee Kulmiye. Jaamac ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in shirweynaha xisbiga Kulmiye ahaa mid beeleed, isla-markaana loo…
