Real Madrid Ayaa Final u soo Baxdey Markii Aay 4-0 Ku Marxabeysiisey Bayern Munich DAAWO (Champion League 2014)By Jaahuur
Germany-29 April-20-14(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga jarmalka oo Bayern Munich iyo Real Madrid foodda isla galeen,ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka Yurub ahaydna lugtii labaad. Sida eynu wada ogsoonahay todobaadkii hore lugtii hore waxa lagu wada ciyaarey Reai Madrid oo ku badisey 1-0. Haddaba ciyaartan oo la wada sugayey kana soo…
