Baashe Cawil (Morgan)ma muwaadin aan xil dalka kaheybaa mise? Sawiro suaashaa ka Jawaabaya

    Hargeysa April 11,2014(SDN)-Xukuumada Soomaaliland ayaa kadika u laabtay Jaririada Haatuf ka dib kolkii sida xukuumadu sheegtay ay Haatuf aflagaadeysay muwaadin aan xil ka heyn dawlada Somaliland. Baashe Cawil ayaa qaba gabar uu dhalay madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo isla markaana sidaa ku kasbaday awoodo faro badan oo aaney cidi u igman. Xukuumadu waxa ay sheegtay in…

    Read More

      Wasiirka Macdanta Oo Jawaabta Wargeyska Haatuf Ee U Xidhan Ku Bixiyey Kumanaan Dollar, Iyo Isku Dayo Oo Ku Dalbaday Warbaahin Caalami ah Oo Guuldarraystay

      Hargeysa:11-April-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducale, ayaa Jawaabta ii Siinayey Wargeyska Xukuumaddu Xidhay Ee Haatuf ku Bixiyey Lacago Xad Dhaaf ah. Sida ay Sheegayaan Ilo Xog-ogaal ah oo ay Heshay Shabakadda Qurbejoog.com, waxaa uu Wasiir Xuseen isticmaalay Hanti Umadeed, si uu Jawaabo La Buun Buuniyey uga Daba Geeyo Wararkii Jariirrada Haatuf ka…

      Read More

        Gabadh Dhawaan Muqdisho Caseeye Ka Noqotay Oo Aqal Cusub Loo Dhisay, Nolosha Qoyskoodan La Kafaalo Qaaday

        Muqdisho:11-April-2014(SDN)-Kadib markii ay horraantii Sanadkan idaacad ku Taalla Muqdisho  ayaa  Baahisay Warka Gabadh yar oo Soomaaliyad ah oo Kaba caseeye Ama Baalashle ka Ah magaaladaas, ayaa Qaar ka mid ah qurbejoogta soomaaliyeed, waxa ay qaateen Tallaabooyin ay ku caawinayaan Gabadhaas yar. Gabadhan oo Magaceeda la Yidhaahdo Faadumo Abuukar Maxamed oo 14 sano jir ah, ayaa…

        Read More

          Shabaabka Galgaduud Oo Nolosha Ku Gubay Oday Waayeel ah

          Galgaduud:11-April-2014 (SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka Lag Helayo Deegaanka CeelBuur ee Gobolka Galgaduud, Kooxaha Alshabaab ayaa Halkaas Fal Naxdin leh oo ku Gubeen Oday Waayeel ah Oo Halkaas Ku Noolaan. Marxuumka  La Gubay, ayaa Magaciisa lagu Sheegay  Nuur Xayle Dhicisow, waxana uu ka mid ahaa Qofka kaliya ee Halkaas ku Hadhay, kadib markii ay Dadkii kale…

          Read More

            Haweenayda Soomaaliyeed Ee Caanka Ku Ah Aflegaadadda Diinta Islaamka Oo Niyadjabkii Ugu Weynaa Kala Kulantay Jaamacad Maraykan ah

            Boston:11-April-2014 (SDN)-Jaamacadda  Brandeis University  Oo Ka mid ah Jaamacadaha ugu caansan Dalka  Maraykanka, ayaa ku Dhawaaqday inay ka Noqoyay Qorshe ay Doonaysay inay Ayaan Xirsi Cali oo ah Haweenay Aflegaaddaysa Diiinta Islaamka Ku Siiso Shahaado Sharaf. Ayaan ayaa ka mid ahayd 4-qof oo ay Jaamacadu hore u qorshaysay inay Siiso Shahaado Sharaf,balse Qorshahaas Gebi ahaanba…

            Read More

              Golaha Wasiirada oo maanta dalbaday in la dar dar galiyo gargaarka la gaarsiinay​o goobaha laga xoreeyey nabad diidka

              Muqdisho, April 10, 2014(SDN)-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Xirsi Maxamed. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga dalka, dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya, iyo gurmadka loo…

              Read More

                Madaxweynaha Somalia oo dalka dib ugu soo laabtay(SAWIRO)

                Muqdisho, 10 April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu ku soo kala bixiyey dalalka Belguim, Kenya, Rwanda iyo Burundi. Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Cabdiraxman Baileh oo saxaafadda kula hadlay garoonka Caalamiga diyaaradaha ee Adan Cadde ayaa sheegay in Brussels…

                Read More

                  Hargaysa Dhacdo Naxdin leh : Waxay Ku Geeriyootay Shil Baabuur Iyadoo ku Sii Jeeda Goobtii uu Arooskeedu ka Dhacayay

                  Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Ilaahay Naxariistiisii Janno ha Ugu Deeqee Xamda Cabdi Daahir oo ahayd Aroosad ayaa Xalay Geeryootay,shan qof oo kale-na way dhaawacmeen,kadib markii gaadhi yar uu kula dhacay Huteelka KAAH ee Bariga Hargeysa hortiisa. Sidaa waxa xaqiiyey dad goob joog ka ahaa markii dhacdadaasi dhacday. Gaadhigan oo ay saarnaayeen afar hablood iyo laba…

                  Read More

                    Saraakiil Ciidan oo Maanta Tababar loo Soo Xidhay iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka Hadlay ka Daawo Qurbejoog

                    Madheera 10.April 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqaale ee Somaliland Iyo Madax kale oo Wehelinaysay ayaa maanta Tababar ugu soo Gabo gabeeyay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Asluubta oo in Mudo ah Tababar uga socday Kuliyada Tababarka ee C.laahi Askar ee Mandheera. Ciidanka Tababarka Qaatay ayaa ka Koobnaa Kuwa Qaranka,Asluubta,…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Dibada oo Kulan albaabadu u Xidhnaayeen la Yeeshay Wefti Sweden ka Socda ka Daawo Qurbejoog

                      Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socday Wasaarada Arrimaha Dibada ee Sweden oo Socdaal ku yimid Caasimada dalka hargaysa. Wasiirka oo ay ku Wehelinayeen Kulankan Madax sare oo ka tirsan Wasaaradiisa ayaa ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen Waxaana markii uu kulanku…

                      Read More

                        Magaalada Buuhoodle oo Maanta ay Soo Fadhiisatay Diyaarad Sida Wefti ka Socda Somalia

                        Buuhoodle 10.April 2014 (SDN)- Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Buuhoodle,ayaa maanta yeelatay garoon diyaaradeed oo shaqaynaya isla markaana ay maanta soo fadhiisatay diyaaraddii ugu horraysay oo ay la socdeen Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo State Yuusuf Jaamac(Indha-sheel  iyo Xildhibaanno ka tirsan  Baarlamaanka Soomaaliya. Markii ay soo caga dhigatay diyaaradda maanta soo fadhiisatay magaalada Buuhoodle oo…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Si Kediso ah ku Tagay Magaalada Jawhar SAWIRO

                          Jowhar 10.April 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maanta  gaaray magalada Jowhar xarunta Shabeellada dhexe. Wasiiradda Amniga,beeraha iyo masuuliyiin kale ayaa socdaalkiisa Jowhar ku weheliya wuxuna u raacay Jowhar helicopter iyadoona ammaanka saakadii hore lasii adkeeyay. Mamulka Gobalka Shabeelada dhexe iyo shacabka ayuu Cabdiwali kula shiray magalada waxayna ka wada…

                          Read More

                            Eng Maxamed Xaashi “Waa Nasiib Darro Wayn Ragii Siyaad Barre ku Dhaliilayey inuu Xaq Darro ku kacay Ee Aynu ka Dagaalannay In Iyagii Galaan.”

                            Hargaysa 10.April 2014 (SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo xiligan ka mid ah siyaaiyiinta ku bahoobay madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ,ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay habdhaqanka ay kula dhaqmayso Bulshada Somaliland. Mujaahid:Maxamed Xaashi Cilmi Oo maanta ka hadlaayey shir-jaraa’id oo ay qabteen siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga ku bohoobay,ayaa ugu horrayn…

                            Read More

                              Hargaysa oo Maanta Golaha Deegaanka Sheffield Looga Mahadceliyay SAWIRO

                              Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- “Waxa aanu u mahadnaqaynaa Golaha Deegaanka Sheffield, Aqoonsiga ay Somaliland siiyeen (We Thank Sheffield Council for the Recognition of Somaliland)” qoraalkaasi waa mid ka mida hal ku dhig-yadii ku xardhanaa goobta Xaflada lagu qabtay.   Maanta waxa Caasimada Somaliland ee Hargeysa laga dareemayey Dhaq-dhaqaaq xoogan, kaasi oo la xidhiidha Xaflad si…

                              Read More

                                “Waa in Khasaarihii Jariirada Haatuf la Geliyay ay Xukuumadu Magdhawgeedii Bixiso” Muj Xasan Ciise {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Maanta ka hadlay Qadiyada Xidhitaanka Xukuumadu kula Kacday Wargayska Haatuf oo ka mid ahaa Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Xasan Ciise Jaamac Waxa uu Tilmaan ka bixiyay Qaabka loo maro anshax marinta Wargayska hadii gef laga Tirsado Waxaanu Xusay inay Qurux badnaan…

                                Read More

                                  “Cabudhinta Xukuumadu kuma hayso oo Keliya Saxaafada balse hantidii Ummadii ayay ku haysaa” Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure ayaa Sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inaanay Cabudhin ku hayn oo Keliya Saxaafada balse Waxay Cabudhisay Hantidii umaddu wada lahayd. Mujaahid Xasan Guure oo ka hadlayay Dareenkiisa ku aadan Albaabo u Xidhida Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafada…

                                  Read More

                                    Wasiirka Hawlaha Guud oo daboolka ka qaaday inay ku rajo weyn yihiin in Hargaysa ay dib u hesho laydhkii Dawlada laba Cisho Gudahood

                                    Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Mudane C/risaaq Khaliif Axmed Ayaa Shaaca Ka Qaaday Rajo Wanaagsana Ka Muujiyey In Dib Loo Kici Warshada Laydhka Ee Magaalada Hargaysa. Warshada Laydhka Ee Hargaysay Oo Labadii Toddobaad Ee Ugu Dambeeyey Aan Wax Dab Ah Siinin Dadkii Isticmaali Jirtay Korontadeeda Ayaa Wasiirku Waxa Uu Sheegay In Ay…

                                    Read More

                                      Haay’da Wadaniga Ah Ee Golis Organization Oo Soo Dhawayin Balaadhan U Samayasay Gudoomiyaha Ururka SWDGOLIS

                                      Hargeysa April 10,2014(SDN/QJ)-Haay’ada wadaniga ah ee Golis Organization Oo oo ka mid ah Haay’adaha ka shaqeeyay Ilaalinta Deegaanka ayaa si balaadhan u soo dhawaysay gudoomiyaha ururka SWDGOLIS ee ka hawlgala Cariga sweedhan. Masuulkan oo ka soo degay gagida diyaaradaha ee cigaal international airport ayaa waxa halkaasi ku su soo dhaweeyay qaar ka mid ah shaqaalaha…

                                      Read More