Todobaadkan iyo Barnaamijka Suugaanta iyo Abwaan Siciid Maxamud Gahary {DHAGAYSO}

    Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Barnaamijka Suugaan ee Todobaadkan,Iyo Shabakada Qurbejoog.com waxaa inoogu marti ah Abwaan iyo Qoraaga Da’da yar oo Degan Magaalada Hargaysa laguna Magacaabo Siciid Maxamuud Gahayr. waxaana uu inooga warami doonaa Sooyaalkiisa Suugaaneed,halka uu haatan waxa marinayo,inta maanso ee ilaa hadda uu hal abuuray iyo qodobo kale oo aad u xiiso badan.waxaana naga…

    Read More

      Madaxweynaha maamulka Punt land oo Xilkii ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Bada Warbixin

      Garowe 05.April 2014 (SDN)- Wararka soo gaaraya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali uu xilkii ka qaaday agaasimaha ciidanka badda Puntland (PMPF) Maxamed Cabdiraxmaan Farole. Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin magacaabistan ayaa haddana waxa warar lagu kalsoonyahay oo ka soo baxaya  madaxtooyadda ayaa sheegaya in loo magacaabay Xiriiriyaha madaxtooyadda…

      Read More

        Xisbiga Waddani oo Masuul Cusub u magacaabay Qurbejoogta Xisbigaasi

        05.Apr.2014(SDN)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani,ayaa maanta u magacaabay md.Mukhtaar Murre Afhayeenka Xisbigaasi ee Qurbejoogta dibadda.masuulkan xilkan cusub uu maanta u magaacabay Gudoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi,ahna Ku simaha Gudoomiya Md.Axmed Muumun Seed,ayaa hore u ahaa Afhayeenka Taageerayaasha xisbiga Waddani ee Waddanka Maraykanka. Warsaxaafadeed uu soo saaray Ku-simaha Gudoomiyaha ahna G/ku-xigeenka Xisbigaasi Md.Seed ayaa u dhiganaa sida tan…

        Read More

          Beesha Ayuub oo Saluug xoogan ka muujisay Saamiga Ergooyinka Shir-weynaha Kulmiye

          05,Apr.2014(SDN)-Cuqaal iyo wax garad ka soo jeeda Beesha Ayuub,ayaa daboolka ka qaaday in aanay qaadanayn Saamiga laga siiyay Ergooyinka Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye,iyaga oo ku tilmaamay inay arintaasi tahay cad-quudheedh,isla markaasna aanay u cuntamayn.waxaana ay intaas raaciyeen in ay gabi ahaanba qaadacayaan ka qeyb galka Shir-weynhaa hadii aan wax laga badalin Tiradda Ergooyinka Beesha laga siiyay…

          Read More

            “Xukuumad ahaan Diyaar uma Nihin Muran Diineed Waayo..” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

            Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Maanta Xafiiskiisa kula Hadlay Warbaahinta ayaa ugu Baaqay Saxaafada Somaliland inay ka Dhawrsoonaadaan ka Hadalka Khilaafaadka Diiniga oo Saamayn Taban ku Yeelanaya Amniga dalka . Hadalka Wasiirka ayaa ka danbeeyay kadib markii uu dhawaan Sheegay Gudoomiyihii Xilka laga…

            Read More

              Fanaaniintii Xidigaha Geeska oo Muqdisho Ku Sugan iyo Xubin ka Mid ah oo Hargaysa lagu Xidhay

              Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Faananada Ifraax Hargeysa Oo Kamida Kooxda Xidigaha Geeska Ayaa Haatan Naloo Xaqiijiyay Inay Ku Xidhintahay Airportka Caasimada Hargeisa Ee Cigaaal International Airport. Fanaanada Ayaa La Sheegay In Lagala Soo Dagay Diyaarad Ku Socotay Magaalada Muqdisho Oo Ay Rabtay Inay Tagto Magaaladaasi,Hayeeshee Fananadu Markii Ay Diyarada Fuushay Ayaa Waxaa Kalasoo Degay Ciidamada…

              Read More

                Gudoomiye Saleebaan-Nuur ayaa maanta Hanbalyeeyay Jaaliyadda Magaaladda Sheffield

                05,Apr.2014(SDN)-Gudoomiyaha Golaha Guurdida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa maanta dhambaal hanbalyo ah u diray Jaaliyadda reer Somaliland ee magaaladda Sheffield ee dalka Britain,sida milgaha iyo maamuuska leh ee ay ugu heelan yihiin ka midho dhalinta Qadiyadda Madax-banaanidda JSL, soomaliland oo ah waxa kaliya ee dadkan iyo dalkani Dunida ka baadi goobayaan wakhti xaadirkan. Gudoomiyaha oo qaar…

                Read More

                  Aqoonsigii wuu innoo bilaabmay sidaas ayay innoogu sii socon doontaa” Gudoomiye Wakiilada

                  Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Shir-gudoonka Golaha Wakiiladda  ayaa soo dhaweeyay oo u mahad celiyay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffield ee dalka Ingiriiska oo Arbacadii todobaadkii hore fadhi ay yeesheen ku shaaciyay inay Somaliland u aqoonsadeen dal madax-banaan. Shir-gudoonka Wakiiladdu waxay ku tilmaameen dhawaaqa Golaha deegaanka Sheffield tallaabo taariikhi ah, sidaasna waxa sheegay Gudoomiye Ku xigeenka labaad…

                  Read More

                    Masar: Sharciga la dagaalanka Argagixisadda oo la soo saaray

                    05,Apr.2014(SDN)-Golaha wasiiradda ee dalka masar,ayaa ansixyay Sharciga la dagaalanka argagixisadda ee dalka Masar,iyaga oo u gudbiyay Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi si is-na qalinka ugu duugo. Ansixinta Sharcigan cusub,ayaa ku soo beegmaysa xil uu Golaha Sare ee Jaamacadda Al-Azhar,uu isna ogalaaday in Ciidamadu ay soo galaan Xayndaabka Jaamacadda.ka dib markii la toogtay Sarkaal sare oo ka tirsan…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe oo soo gadhay Caasimada Wadanka Finland ee Helsinki

                      Finland 05April14(SDN)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe  oo soo gadhay Caasimada Wadanka Finland ee Helsinki gudoomiyaha ayaa waxa garoonka caalamiga ee Helsinki ku soo dhaweyey Tageerayasha xisbiga Ucid laantiisa Finland oo hor  kacayso Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Finland Samia Omar Hagi Muse , Godomiya ku xigeenka Hassan Cumar Hurre, Godomiye Ku xigeenka Yurub Hodan Aden…

                      Read More

                        Wakiilka dalada mucaaridka Jabuuti ee USN u fadhiya Canada Xuseen Cadhoole oo la kulmay Safiirka Tunisia Canada iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalkaas (SAWIRO

                        ttawa April 05,2014(SDN)-Safiirka dalka Canada u fadhiya dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaaan Jaamac Cadhoole ayaa la kulmay Safiirka Tunisiau fadhiya magaalada Ottawa ee dalka Canada iyo wefdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Tunisia Prof Mustapha Ben Jaafar. Md Xuseen Cadhoole wakiilka USN ayaa masuuliyiinta Tunisia ee uu la kulmay u sharaxay xaalada…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Faahfaahin ka Bixiyey Faa’iidada Somalia Ugu Jirta Shirkii Brussels Ee Uu Ka Qaybgalay

                          Bussels:05-April-2014(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war bixyey kalintii Soomaaliya kaga aadaneyd shir-madaxeedka Wadamada Afrika iyo Yurub ee Dhawaan Ka Dhacay Dalka Beljiumka. Madaxweynaha ayaa sheegay inay Halkaas La Tageen Ajandayaal Cadcad oo la Xidhiidha Horumarinta Guud Ahaanba Somalia. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa  intii ay  ku sugnaayeen Magaaladda Brussels waxa  ay la…

                          Read More

                            Shaki iyo is Aamin La’aan Soo Kala Dhex Gashay Isimo Taageersan Khaatumo Oo Waday Qabanqaabada Shirweyne Boocame Lagu Qabanayey

                            Boocame:05-April-2014(SDN)-Waxa Deegaanka Boocame oo haatan ay Gacanta ku hayso Khaatumo ka Socda Abaabulka SHir la Doonayo in la Isugu Keeno Beelaha Sheegta inay Maamulkaas wada leeyihiin, balse waxa soo Baxaya Shaki Arrintaas Laga Muujinayo. Sida ay sheegayaan wararka ay Helayso Shabakadda Qurbejoog.com, waxa  Abaabulka shirkaas Boocame Gadh-wadeen ka ah Garaad Saleebaan oo ay ka Go’antahay…

                            Read More

                              Dawlada Britain oo baareysa in Duqa magaalada Tower Hamlets in uu Soomalaida siiyay mashaariic aaney Gollaha degaanku ansixin

                              London April 05,2014(SDN)-Dawlada Britain ayaa amar ku bixisay in baaritaan lagu sameeyo lacago uu duqa magaalada Tower Hamlets Lutfur Raxmaan siiyay jaaliyadaha Bangaladesh iyo Soomaali. Duqa ayaa lagu eedeeyay in uu bixiyay lacago lagu qiyaasay £1.5m to £3.6m oo ay gollaha degaanka magaaladaasi qaadeceen in la bixiyo. Mayorka Tower Hamlets ayaa eedaa iyo baaritaanadaba ku…

                              Read More

                                Xildhibaanada Soomaalida eeka tirsan Baarlamaanka Kenya oo dawlada ku eedeeyay xadgudubyo ay Soomaalida u geystaan ciidamadu

                                Nairobi April 05,2014(SDN)-Xildhibaano ka mida baarlamaanka dalka Kenya oo ka soo jeeda degaaanka Soomaalida ee dalkaasi ayaa dawlada dalkaasi ku eedeeyay xadgudubyo lagula kaco Soomaalida. Dawlada Kenya ayaa maalmihii u danbeeyay hawlgalo ciidan ka waday degaanada Soomaalidu ku badan tahay ee dalka Kenya. Hawlgalada ayaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah oo boqoqlaal ka badan…

                                Read More