Wasiirka Deegaanka oo Sheegtay inaan Ceel iyo Dhaam Biyood la Qodi Karin ilaa la soo Ogaysiiyo
Hargaysa 22.March 2014 (SDN)- Wasiirka Horumarinta Degaanka Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay inay qorshaynayaan sidii aan Meelo biyo qabatin ah sida Barkaddaha, dhaamamka iyo wixii la mida loo samayn lahay iyadoonay ogayn Wasaaraddaha Degaanka iyo Biyuhu. Wasiirka oo ka hadlaysay Xuska Maalinta Biyaha dunida Waxay sheegtay in Wasaaradda Degaanka iyo Wasaaradda biyuhu…
