Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Berne kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland

    Berne Mar 21,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Geneva kula shiray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Mudane Yves Rossier, kulankaasi ayaa ka dhacay xarunta dawladda Federalka Switzerland ee magaalada Berne. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Switzerland howl-gallada ay dawladdu ku baacsanayso Nabad-diidka Al-Shabaab, mudnaanaha dawladda…

    Read More

      Ayax ku Habsaday Deegaano ka tirsan Goboladda Awdal iyo Selal

      Awdal,21,march 2014 (SDN)-Wararka goor dhawd naga soo gaadhaya Tuuladda  fiqi Aadan iyo Tuulaada kale ee la yidhaahdo Waraqa-dhiigta oo ka kala tirsan Goboladda Awdal iyo Selal ee Galbeedka  Somaliland,ayaa sheegaya in Ayax baaxad lihi uu ku habsaday maanta Deeganadaasi. Wararka ka imanaya Deegaanadaasi ayaa  intaas ku daraya in Ayaxani uu ka imaayo dhinaca Waqooyiga,isla maraana uu xataa cunayo  Maryihii…

      Read More

        Madaxtooyada Somaliland Oo Dibadda Uga Yeedhay Nin ay u Aragto Inuu Buuxin Karo Booskii Suldaan Siciid Cabdisalaan Oo Puntland u Janjeedhsaday

        Hargeysa:21-March-2014(SDN)-Xukuumadda Somaliland Oo In Muddo ahba ku Foognayd Sidii ay Deegaanada Badhan uga Heli lahayd  Oday dhaqameed Mus-dambeed ay Ka Dhigato, ayaa Haatan  Gacanta ku dhigtay  mid ka mid Salaadiinta Dhaqanka ee Gobolkaas ka Soo Jeedda, balse Qurbejoog ah. Xukuumadda ayaa Dibadda uga Yeedhay Suldaan C/laahi Maxamuud Suldaan oo ka soo jeeda Qoyska Reer Maxamuud…

        Read More

          Wasiir Cukuse oo maanta loo qaadayo Djabouti

          Hargaysa,21,march,2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),ayaa maanta la filayaa in loo qaado dalka Jamuuriyadda Djabouti si la halkaa looga daaweeyo dhaawicii kasoo gaadhay Shilkii Baabuur ee isaga iyo Masuuliyiinta kale ku dhacay maalintii shalay.Sida ay Shabakadda Caalamiga ah Somalidiasporanews,u xaqiijiyeen goor dhawayd xubno ka mid ah Eheladda Wasiirku. Ilaa hadda ma cadda…

          Read More

            Muran iyo Isqab-qabsi Hor leh oo Ka Taagan Marsada Muqdisho Oo Shirkad Gaar ah Lagu Wareejiyey, Muruq-maalka Iyo Ganacsatada Oo Amarro Cusub Lagu Soo Rogay

            Muqdisho:21-March-2014(SDN)-Sida ay Sheegayaa wararka Hoose ee aanu ka Helayno Deggedda Magaalada Muqdisho, waxa jira Xiisad Ka Taagan Hannaanka Dekedaas Loo Maamuli doono xilli aanay ku jirin Gacanta Dawladda Federalka ah. Dekedda ayaa  la Sheegayaa in Si Hoose loogu Wareejiyey Shirkad Turki ah oo lagu magacaabo Favori, waxana uu Haatan khilaaf Badani soo kala Dhex Galay…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Socod Dheer Ka Dib Khudbad-sanadeedkiisa Ku Darsanaya Tallaabooyin Ka Dhashay Safarkiisan Oo Libin Lama Dhaafaan ah ula Muuqda

              Hargeysa:21-March-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) oo haatan Safar Toban Maalmood qaatay ku soo Maray Gobollo Kala Duwan oo Dalka ku yaalla, ayaa isu diyaarinaya qabyo culus oo uu dareemayo inuu dhamaystiro, taas oo ah inuu Labada Gole ee Dalka ka Horjeediyo Khudbad-sanadeedkii Dastuuriga ahayd. Madaxweynaha ayaa Haatan Aaminsan inuu  Safarkaasi ka soo Helay Qoddobo badan…

              Read More

                DHEGEYSO:Khudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid al huda iyo Sheekh Shabcaan

                Hargeysa Mar 21,2014(SDN)-Khudbadii Salaada Jimcaha ee masjid Al Huda oo uu soo jeediyay Sheekh Shabcaan ayaa waxa uu ku soo jaaday doorka dumarka ee Bulshada Islamka ah. Sheekha ayaa sheegay in Dumarka oo la daryeelaa ay noqon kareyso daawo u helida aafooyin badan oo haatan bulshadu la daala dheceyso sanadihii burburkii dalka. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dumar.MP3″]

                Read More

                  Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee Q.M oo heshiis kala saxiixday

                  Muqdisho Mar 20,2014(SDN)-Dawladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee hoos-taga  Qaramada Midoobay, loona yaqaano International Labour Organisation ayaa maanta magaalada Geneva ee dalka Switzerland ku kala saxiixday heshiis caalami ah oo la xiriira kor-u-qaadida shaqada iyo xuquuqda shaqaalaha iyadoo heshiiskan uu Soomaaliya u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, halka…

                  Read More

                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ka Hadlay Safar uu u bixiyay Hillaacii Xeebaha Somaliland,Fariina u diray Shacabka

                    Hargaysa 20.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo) isaga oo ku hadlaaya afkiisa Afka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo Afka Weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey kuna wehelinaayey Safarkii dheeraa ee Mudada 10-ka Cisho qaatay ee la magac baxay Hillaacii Xeebaha Somaliland, Madaxweynuhu waxa uu Hambalyo u dirayaa Dhamaan Bulshada reer Somaliland, meel ay joogaanba…

                    Read More

                      Nuxurka Heshiis ay Nairobi ku Wada Saxeexdeen Xukuumada Somalia iyo Dawlada Shiinaha

                      Nairobi 20.March 2014 (SDN)- Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta heshiis dhanka iskaashiga iyo horumarinta ah magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan saxiixday danjiraha China u fadhiya Kenya. sample essay Heshiiska oo ka dhacay xarunta safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa danjireyaasha Soomaaliya…

                      Read More

                        Wasiir Cukuse oo Dhaawiciisa Lagu Dabiibayo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

                        Hargaysa 20.March 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Wacyigelinta iyo Dhaqanka Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa dhaawac Jabniin Gacanta ah iyo Jugo kale ka soo Gaadheen oo ka dhacay Duleedka Tuulada Hudisa ee Gobolka Saaxil ,kadib markii ay Saaka isku dhaceen gaadhigiisa iyo gaadhiga  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise.   Labada Wasiir oo ka Mid ahaa…

                        Read More

                          Gadood iyo Isu Soo Bax ay Maanta Sameeyeen Sariflayaasha Magaalada Jawhar oo ka Cabanayay dhac loo Gaystay Mid ka Mid ah Sariflayaasha Jawhar

                          Jawhar 20.March 2014 (SDN)- Sarriflayaasha lacagta ee degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhigay dibadbax ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dhac Arbacadii shalay loo geystay mid ka mid ah sarriflayaasha lacagta ee magaalada. Rag hubeysan oo watay dareeska ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Arbacada dhacay mid ka mid…

                          Read More

                            Hindise Cusub oo Dameeradii Biyaha u dhaamin Jiray Hargaysa loogu Bedelay Mootooyin

                            Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Xawaaraha horumarka sancooyinka ayaa sanadba sanadka ka dambeeya dalka laga dareemayaa. Waxa todobaadyadii la soo dhaafay magaaladda Hargeysa ku soo kordhay  Mooto  saddex lugood leh oo taangi biyood dusha laga saaray  oo biyaha u dhaaminaysa sidii gaadhi dameerka oo kale. Xuseen Aadan  Daa’uud (Fanax) oo hore  ugu shaqayn jiray gaadhi dameerka, ayaa…

                            Read More

                              Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt Land oo Kormeer ku Tagay Qardho SAWIRO

                              Qardho 20.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo saaka  ka anbo baxay magalada Garowe ayaa gaaray magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Dadwayne kale duwan oo ay horkacayaan mamulka Gobalka iyo kan degmada ayaa magalada kusoo dhaweeyay wafdiga Dr.Gaas. Madaxwayne Gaas oo dadkii soo dhaweeyay la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan…

                              Read More

                                Soo dhawayntii Qaybaha Bulshada ee Madaxweyne Siilaanyo ee Magaalooyinka Sheekh,Berbera iyo Hargaysa SAWIRO

                                Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Mudo Todobaad ah Socdaal Shaqo ku soo Maray  Qaar ka mid ah Gobolada Somaliland ayaa Maanta ku soo Laabtay Caasimada Hargaysa ,Kadib markii ay Saaka ka soo Kicitimeen Magaalada Burco . Weftiga Madaxweynaha ayaa Qaybaha kala Duwan ee…

                                Read More

                                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Caaqil Maanta Ku Geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay Berbera iyo Sheekh Dhexdooda

                                  Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Boqorada, Isimada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha, Shacabka Reer Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya Geerida Naxdinta leh ee ku timid CAAQIL CABDI CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL kuna magac dheeraa Inna Hadoodil oo 20.03.2014 maanta ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay agagaarka…

                                  Read More