Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay horumarka laga gaaray hawlgallada mileteriga

    Muqdisho, 20 Mar 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay guusha mileteri ee ay soo hoyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee koonfurta-baratamaha Soomaaliya. “Waxaan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ugu hambalyaynayaa gacan ku haynta magaalooyin muhim…

    Read More

      Madaxweynaha Puntland Oo Aqalkiisa Ku Qaabilay Madaxda Sare Ee Hay’adda ICRC Somalia

      Garoowe Mar 20,2014(SDN)-Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliya Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabta gurigiisa   ku qaabilay masuuliyiinta ugu sarreeya Hay’adda ICRC Ee Somalia . Masuuliyiinta ICRC ayaa Madaxweyne Gaas  uga mahad naqay sida wanaagsan ee uu u qaabilay, saraakiisha ICRC ayaa kala ahaa Mr. Patrick Vial oo ah Madaxa ICRC Somalia, Mr. Patrick Hamilton oo ah…

      Read More

        Jarmalka Oo Go’aansaday Inay Saraakiil Ciidan u Diraan Dalka Somalia

        Berlin:20-March-2014(SDN)-Nin Afhayeen ah oo u Hadlay Dalka Jarmalka ayaa sheegay inay Qorshaynayaan sidii ay Ciidan Kooban ugu diri lahaayeen Dalka Somalia. Afhayeenkan, ayaa sheegay in isku daygoodaas ay cod uga raadin doonaan Baarlamaankooda si Tallaabadaasi ay sharci u noqoto. Ra’iisalwasaaraha dalka Jarmalka Angel Mirkel ayaa go’aan ku gaadhay sida la sheegayo in ugu yaraan  20…

        Read More

          Shabaabka Baraawe Saaka Ka Hirgelisay Amar Shacabka Lagaga Mamnuucayo Qaadashada Telefoonada Kamaradaha Leh

          Baraawe:20-March-2014(SDN)-Wararka ka imanaya Magaalada Baraawey ayaa sheegaya in Kooxda Shabaab ee Halkaas Gacanta ku haysaa ay Billaabeen inay Telefoonada Gacanta gaar ahaa kuwa Kamaradaha leh ka ururiyaan Dadka Halkaas Deggen. Iyaga oo adeegsanaya codbaahiyayaal waaweyn ayay bishan March 10-keedii,  al-Shabaab amarkan cusub ku dhawaaqeen, iyaga oo dadka ku amray in telefoonadooda gacanta ay keenaan xarunta…

          Read More

            Caaqil Reer Saaxil Oo ah Oo Ka Mid ahaa Waftiga Madaxweyne Siilaanyo Oo Isaguna Haatan ku Geeriyooday Shil Baabuur

            Hudisa:20-March-2014(SDN)-War kale oo Haatan Na soo Gaadhaya ayaa sheegaya in   uu shil Gaadhi ku dhintay Chief Caaqil Cabid Hadoodil oo la socday Waftiga Madaxweynaha Somaliland. Caaqil Cabdi Hadoodil oo ka soo jeeday Deegaanka Sheekh ee Gobolka Saaxil, ayaa Gaadhigiisu  kula Dhacay Tuulada Hudisa, waxana la Xaqiijiyey inuu Isla Goobtii ku geeriyooday. Illaa iyo Hadda lama…

            Read More

              WarDegdeg ah: Wasiirro Ka Tirsan Waftigii Madaxweynaha Oo Dhaawacyo Ka Soo Gaadheen Shil Gaadhi Oo ay Galeen

              Burco:20-March-2014(SDN)-Sida ay Sheegayaan Warar Aanu Ka Helayno Waftigii Uu Madaxweyne Siilaanyo Hoggaaminayey ee Gobolada Bariga Marayey, waxa Qaar ka mid ahi  ay Shil ku Galeen Deegaanka u dhexeeya Berbera iyo Burco goor hore oo saaka ahayd.   Wararka ay Qurbejoog.com Helayso ayaa sheegaya in labada Gaadhi ee ay kala Wateen Wasiirrada wasaaradaha Warfaafinta iyo Caafimaadku…

              Read More

                WAR DEG DEG AH: Gaadiidkii Weftiga Madaxweynaha oo Shil galay,Wasiiro dhaawacmay oo Kooma ku Jira iyo Qof dhintay

                Hargaysa 20.March 2014 (SDN)–Wasiirada Warfaafinta Mudane C/laahi Maxamed Daahir Cukuse,Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye,Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul,iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaale oo la Socday Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland ee Kormeerka ku marayay Gobolada dalka ayaa Saaka Shil ku galay Deegaanka Laalays ee Gobolka Saaxil isla markaana uu dhaawacyo kala duwani ka…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan “Beesha Caalamka waxey diyaar u yihiin inay goobaha Al-Shabaab laga xorreeyey gargaar gaarsiiyaan.”

                  Mogadishu, 19 March 2014(SDN)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xafiiskiisa kula kulmay beesha caalamka ayaa sheegey inay lama huraan tahay in shacabka deegaanada Al-Shabaab laga xorreeyey in si deg-deg ah loogu gurmado. Madaxweynaha ayaa ammaanay doorka Bisha Cas ee Turkiga iyo Imaaraadka oo gargaar gaarsiiyey dadka, hase yeeshee waxaa loo baahanyahay…

                  Read More

                    Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha,ayaa kormeer ku soo maray Goobaha ay biyuhu uga yimaadaan Magaalo xeebeedka Berbera.

                    Berbera,19,march 2014(  SDN)-wafadi uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl,Dr: Cabdi  Aw-Daahir,oo ay wehelinyaaan Mareeyahaya Wakaaladda Biyaha Berbera iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil,ayaa Kormeer indho-idhayn ah ku soo maray Goobaha ay Biyuhu uga yimaadaan Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil,ee kala ah: Farodeero iyo Dubaar. waxa sidaasi lagusheegay war uu Goor dhawd soo saaray Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Jsl.waxaana…

                    Read More

                      Wasiirka Macdanta oo dalka ku soo laabtay kana Hadlay Heshiis Hor leh oo ay la Gaadheen Shirkad Shiine ah ka Daawo Qurbejoog.com

                      Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Xuseen Abdi Ducaale oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaarada Macdanta  ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay Kadib Markii ay Socdaal Todobaad qaatay ay Ku Tageen Wadanka Shiinaha.. Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Waxa uu faahfaahiyay Kulamo…

                      Read More

                        Fanaanada Sahra Halgan oo Gaadiid DamDamis ah ku Wareejisay Dawlada Hoose iyo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ka Daawo Qurbejoog.com

                        Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Fanaanada Qaran ee Sahra Axmed Maxamed “Sahra Halgan” ayaa maanta gaadiid damdamiska ah iyo Qalab Caafimaad Waxay Maanta Gudoonsiisay Dawlada hoose ee Caasimada iyo Cisbitaalka Guud Hargaysa. Munaasibad Lagu Qabtay  Caasimada Hargaysa ayay Fanaanad Sahra Halgan ku Sheegtay in Deeqdan ay soo Bixiyeen Jaaliyada Somaliland ee dalka Faransiiska isla markaana ay…

                        Read More

                          Xildhibaan Cali Gebilay oo Sheegay inay Distoorka Somaliland u Bedelayaan in Madaxweyne Siilaanyo intuu Nool yahay uu Talada dalka Hayo {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Gebilay oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee hore uga soo baxay Xisbigii Udub kuna Biiray Xisbiga Kulmiye lagana soo doorto Gobolka Awdal ayaa Maanta Sheegay inay Distoorka Somaliland oo dhigaya in Madaxweyne kastaa aanu laba Jeer wax ka badan isa soo sharaxi karin ay u bedelayaan inuu…

                          Read More

                            Xisbiga UCID oo xilal cusub magacaabay

                            19,march 2014 (SDN)-xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee Ucud,ayaa magacaabay xilal cusub oo kala ah: Xog-hayaha Amniga  oo loo magacaabay Cabdiwali Xuseen Gaambiye iyo Xog-hayaha Xidhiidhka Goboladda iyo Degmooyinka dalka oo loo magacaabay Md.C/qani Ibraahim Salaf. waxaana loo soo jeediyay inay masuuliyiiintaa la magaacabay ay si dhakhsa leh u gutaan hawlaha loo igmaday. Warsaxaafadeedkan masuuliyiinka lagu…

                            Read More

                              Maxay Yihiin Dhismayaasha uu Golaha Wakiiladu ka Furanayaan Gobolada Dalka {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay Xarumo uu Golahoodu ka Furanayo Gobolada dalka,Kaas oo ay Bulshadu Is weydiinayso Waxyaabaha ay ku Qabanayaan Maadaama Xarunta Guud ee Golahoodu tahay Caasimada hargaysa. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo XogWaran Gaar ha maanta…

                              Read More

                                Fadeexado Maamul Xumo Iyo Musuqmaasuq Oo Hadheeyay Kastamka Laascaanood

                                Laascaanood 19.March 2014 (SDN)- Fadeexado musuqmaasuq iyo maamul xumo ayaa hadheeyay xafiiska kastamka magaaladda Laascaanood l, kaasi oo ka dhashay awooda maamulka maaliyadda ee gobolkaasi oo gacanta ugu jira qof qudha oo ah isku duwaha wasaaradda maaliyadda gobolka Sool iyo maamulaha Kastamka magaaladaas C/Raxmaan Koosafaarre.   Ilo-xog ogaal ah ayaa shabakadda wararka ee Gudgudenews.com u…

                                Read More

                                  Musharixiintii UCID ee Saaxil oo eedeymo kala duwan soo jeediyay

                                  Berbera Mar 19,2014(SDN)-Bayaan ay Soosaareen qaar kamida Musharixiibtii Doorashadii Deegaanka Uga sharaxnaaa Degmada Berbera UCID Bayaankan oo uu sbabey dhacdadii ay Labada Xubnood ee Golaha Deegaanka Berbera Naayor C/Shakuur & Xildhibaan C?rashiid kaga Baxeen Xisbaga Ucid Kuna Biireen Xisbiga Kulmiye. Maxaa Sabab u ah in ilaa hada sharci daro ku sii fadhiyaan, Ma UCID baa?, ma Xukuumadaa? Ma Gudida…

                                  Read More