|

DAAWO:Sheekh Siciid Cali Axmed:Mushkilada​ha Guurka Qeybtii 2aad – Isu dheeli tirla-aan Aduun iyo Aakhiro

Ottawa Mar 21,2014(SDN)-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed uga warami jiray arrimaha Bulshada khaasatan qoysaska Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool.

Isu dheeli tir la’aanta qoyska, shaqada iyo aakhiro waa sababaha keena in qoyska ay la soo darsaan mushkilado mararka qaarkood burbur ku keena qoyska. Barmaamijkan oo ah kii labaad ee mushkiladaha guurka iyo xalalkiisa waxa aynu ku faalayn doonaa mawduucaas muhiimka ah. Fadlan hoos ka daawo.

Comments are closed