Xildhibaan ku dooday in Imtixaankii Hay’ada Shaqaaluhu ka qaaday ardaydii Codsatay Boosaskii Wasaarada arrimaha Gudaha ka banaanaa inuu Cadaalad u dhacay {DHAGAYSO}

    Hargaysa 15.March 2014 (SDN)-  Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jaamac oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa Xogwaran uu Maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa Sheegay in Imtixaankii Hay’ada Shaqaalaha Dawladu ka qaaday ardaydii tirada badnayd ee in ka yar Kontonka Qof ay Wasaarada Arrimaha Guduhu qaadanaysay uu u dhacay Si Cadaalad…

    Read More

      Muqdisho: Qarax Gaadhi Waxyaabaha Qarxa laga soo Buuxiyay oo ka Dhacay Hutel Maka Al Mukarama

      Muqdisho 15,March 2014 (SDN)-Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ka dhacay dhabarka dambe ee hoteelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan. Dad goob-joogeyaal ah ayaa Warfidiyeenada u sheegay in askari ka mid ah ilaalada hoteelka uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa. Lama oga cidda lala beegsanayay qaraxa, iyadoo firirkiisa uu gaaray dhul…

      Read More

        “Somaliland xidhiidhka u dhexeeya dawladda iyo mucaaradku wuu sii xumaaday” Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

        New York 15.March 2014 (SDN)-  Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo saddexdii biloodba warbixin ku saabsan Somaliland iyo Somaliya siiya golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa doorkan wuxuu qaybta Somaliland ee uu u gudbiyay golaha ammaanka uu kaga hadlay xidhiidhka xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad. Warbixintan oo uu toddobaad ka hor Mr. Ban Ki Moon…

        Read More

          Booliska Hargaysa oo Maanta Saldhiga u Taxaabay Dhalinyaro Hadh Cad Dad ku Baadhanayay Xaafada Shacabka

          Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Booliiska Hargeysa ayaa manta Duhurkii xaafadda shacabka ku qabtay qaar ka mid ah koox dhalinyaro ah oo duhurka cad Dadka boobta, kuwaas oo manta nin marayey agagaarka Guriga Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland kaga qaaday lacag lagu qiyaasay Toban kun oo Dollar iyo Mobil. Dhawr gaadhi oo Booliis ah oo ay…

          Read More

            Gudida Fulinta ee Kulmiye oo Maanta Ansixiyay Saami Qaybsiga Beelaha ee Golaha Dhexe ee Xisbiga iyo Sida Beelaha loogu kala badiyay Akhri

            Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ayaa manta Ansixisay sagaal boqol iyo kow iyo afartan xubnood oo noqon doona xubnaha Golaha Dhexe ee lagu Ansixin doono Shirweynaha sadexaad ee Xisbigu yeelan doono 22/03/2014-ka. Kulamo is daba joog ahaa oo Xisbiga uga socday xaruntoosa isla markaana Dood badan ka dhex dhaliyey ayaa manta lagu…

            Read More

              Halkuu Marayaa Khilaafkii ka Taagnaa Soo Xulista Ergooyinka ka Qayb qaadanaya Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Dooda Xildhibaan C.raxmaan Dheere {DHAGAYSO}

              Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Xubina ka ah Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ayaa Maanta ka Hadlay Kulamo Xidhiidh ahaa oo Maalmihii u danbeeyay ay lahaayeen Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye Isla markaana ay kaga arrinsanayeen Soo Xulista Ergooyinkii ka Qayb galayay Shirweynaha 3aad ee Mudo…

              Read More

                Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo ka Hadlay Sidii loo Heli lahaa Xeer lagu Maamulo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada {DHAGAYSO}

                Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ka Qayb galay Kulan lagu Daraasadaynayo Sidii loo dhaqaajin lahaa Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland kaas oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Tilmaamay sida ay Muhiimka u tahay in La Helo Xeer lagu Maamulo…

                Read More

                  Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Booqasho Tacsiyeed ku Tegay Guriga Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec

                  Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku-xiggeenka  Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa booqasho ugu tegay qoyska uu ka baxay Fannaan Maxamed Saleebaan Tubeec oo dhawaan ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla dalka Jarmalka oo uu muddo u jiifay xannuun ka haleelay sambabada. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) oo ay booqashada uu maanta ugu tegay qoyska Fannaanku ka…

                  Read More

                    Mucaaridka Jabuuti oo Qaylo dhaan ka diray Xukuumada oo Xabsiyada ku Gurtay Haldoorkoodii,Halkan ka Akhriso Magacyada Saraakiisha Xabsiga Gabood ku Jira

                    Jabuti 15.March 2014 (SDN)- Waxa Xukuumada Jabuuti xidhxidhay dad aad u tiro badan labadi Todobaad ee aanu kasoo gudubnay,kuwaas oo guud ahaantood-ka wada tirsan Mucaaradka-Jabuuti,dadkaas-oo ku kala xidhxidhan guud ahaan xabsiyada dalka. Tirada naxaabista guud ahaan dalka oodhan waxa lagu qadaray ilaa 150 qof, hase ahaatee waxaa ilaa hadda soo gaadhay Jeelka dhexe ee Gabood…

                    Read More

                      Madaxweyne Gaas OO Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Garowe

                      Garowe:15-March-2014(SDN)-Madaxwaynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland kadib socdaal uu ku tagay Dalka Jabuuti.   Madaxwaynaha ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland, iyadoona Madaxtooyada loo galbiyay.   Madaxwayne Gaas ayaa la filayaa in uu sharaxaad ka bixin doono arimaha la Xidhiidha…

                      Read More

                        Dagaal la isku Miray oo Xalay ka Dhacay Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan

                        Buulo-burte 15.March 2014 (SDN)- Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay dagaal ku qaadday ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Col. Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil oo ka mid ah saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa Bar-kulan u xaqiijiyay in dagaalka uu ku dhintay askari Jabuutiyaan ahaa oo qeyb ka ahaa howlgalka nabad-ilaalinta AMISOM, waxaana…

                        Read More

                          “Waxaan dareen farxad leh ku soo dhawaynayaa bulshada u heelan in ay hirgaliyaan dekada Kaluumaysi ee Lughaya, xukuumaduna waxay mar walba u taagan tahay caawinta cid kasta oo cudud iyo………..” Wasiir Xirsi

                          Berbera:15-March-2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Markii ugu horaysay ka dareen celiyey Booqashada waftiga Madaxweynaha ee uu ka mid ka yahay ay ku marayaan Gobollada iyo degmooyinka Dalka. Wasiir Xirsi ayaa qoraal dheer oo uu soo Dhigay Barta uu internetka ku leeyahay Face-Book-ga, waxa uu safarkaas  ay ku Tageen Gobolada Galbeedka…

                          Read More

                            Ciidanka Ethiopia ee Buurdhuubo Qabsaday Oo Xalay Maydadkoodii iyo Dhaawacoodii U Rartay Dhinaca Adis Ababa

                            Buurdhuubo:15-March-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Deegaanka Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Ethiopia eek a Qaybta ahaa kuwii dhawaan Gacanta kudhigay Halkaasi ay Bilaabeen inay Maydadkooda Halkaas ka Gurtaan, iyagoo u guranaya Dhiinaca Dalkooda si  loogu Aaso. Warar hoose oo Soo Gaadhay Qurbejoog.com ayaa sheegaya in ugu yaraan  20-askari oo dhaawac kala duwan qaba iyo…

                            Read More

                              Sarkaal Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Arrimo Musuqmaasuq Loo Xidhay

                              Garowe:15-March-2014(SDN)-Guddoomiyihii Deegaanka Xarfo Ee Gobolka Mudug ayey Shalay gelinkii Dambe Ciidamo Hubaysan oo Maamulka Puntland ahi Xabsiga u taxaabeen. Mas’uulkan oo lagu Magacaabo C/laahi Faarax Bare ayaa laga KaxaystayGurigiisa oo ku yaala Deegaanka Xarfo, waxaana Guriga kala Baxay Maleeshiyaad Puntland ah oo watay Gaadiid Dagaal.   Wararka ayaa sheegaya in C/laahi Faarax Bare la Dhigay…

                              Read More

                                Duqaymo Diyaarado Aan Cidi wadin Xalay U Geysteen Saldhigyo Shabaabku Leeyihiin iyo Dawladda Oo Sheegtay inay Natiinada Dib ka SHeegi Doonto

                                Jowhar:15-March-2014(SDN)-Diyaaradaha Dagaalka Nooc aan Duuliyaha lahayn oo aan la Aqoonsan Meesha laga Leeyahay ayaa Habeenkii Xalay Duqeeyey  Saldhigyo Kooxaha Alshabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeelaha Dhexe.   Duqeynta ayaa ka dhacday Deegaanka Gamboole oo u dhaw Degmada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe, sida ay sheegayaan wararka aanu haynaa.   Wararka ayaa sheegaya in Duqeynta ay Fuliyeen…

                                Read More

                                  Hargeysa: Shirkadda Telesom oo munaasibaddii 11aad ee Abaal-marinta Shaqaalaheeda ku maamuustay hawlwadeenada hantiyay qiimayntii shaqo-wanaagga 2013

                                  Hargeysa 14, March 2014 (SDN) – Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibaddii 11aad ee ay abaalmarino ku guddoonsiiso shaqaalaheeda, gaar ahaan hawlwadeenadii ugu fiicnaa sannadkii tegay ee 2013. Munaasibadda oo xalay lagu qabtay hotelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, waxa ka qaybgalay Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska,…

                                  Read More