Alle Ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec oo Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay iyo Dardaarankiisii oo la Baal maray

    Muqdisho 16.March 2014 (SDN)- Maxamed Suleymaan Tubeec oo ahaa fannaan weyn ayaa maanta oo Axad ah lagu aasay magaalada Muqdisho. Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qeyb-galay aaska oo ka dhacay qabuuro ku yaalla dugsiga tababarka ciidanka booliska ee Jeneraalka Kaahiye. Meydka marxuumka ayaa saaka laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana…

    Read More

      Xaaska Maayarka Saylac Oo Middi ku DHaawacday Haweenay Boolis ah Oo Khilaaf DHex Maray

      Salel:16-March-2014(SDN)-Wararkaka imanaya Magaalada Saylac eeGobolkaSalal ayaa sheegaya in Haweenayda  Xaaska u ah  Maayarka Saylac ay Toorray ku dhaawacday Gabadh  Ka Tirsan Ciidanka Booliska Deegaankaas. Wararka ayaa intaas ku daraya in Haweenayda Booliska ah ee DHaawacu gaadhay iyo maayarku ay isku khilaafeen DHul ay Deggen yihiin dad ay Gabadhan Booliska ahi ku jirto, kuwaas oo si…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Ku Waabariistay Magaalo-xeebeedda Laasqoray

        Lasqoray:16-March-2014(SDN)-Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugsn magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay, kadib markii uu xalay u hoyday magaaladda Maydh.   Booqashada madaxweyne siilaanyo ee laasqoray ayaa dhirbaaxo ku ah hanjabaadihii maamulka cusub ee puntland ku sheegan jireen gobolka sanaag bari, sidoo kale waxa ay guul weyn u…

        Read More

          Muungaab: Warqad Kaaga Timi Minneapolis, MN

          Waxaa ayaantaan shabakadaha wararka Soomaalida hadal hayeen qudbadii Duqa Magaalada Mogadisho, ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, uu u jeediyey qayb ka mida bulshada ku dhaqan caasimada Soomaaliya. Qudbadaas oo ay ku jireen hadalo xasuusiyey Qurbajoogta xanuunkii dagaalkii sokeeye ee ka bilowday caasimada dalka Soomaaliya dabayaaqadii sanadkii 1990kii. Si kastaba ha ahaatee, in badan oo Qurbojoogta ka…

          Read More

            50-Magac OO Qaarkood Somalidu Caan Ku Tahay Oo Sucuudigu Ka Mamcuunay In Loo Bixiyo Carruurta Dalkaasi Ku Dhalata

              Riyadh:16-March-2014(SDN)-Dawladda Dalka Sucuudiga ayaa Mamnuucday in Carruurta Dalkaasi ku Dhalata Loo Bixiya  Magacyo Magacyo Tiradoodu Gaadhayso Ilaa Konton Magac.   Magacyada Laga Mamnuucay In Loo Bixiyo Ubadka yar yare e Dalkaas ku Dhalanaya, ayaa Lagu Sababeeyey Sababo Dhawr ah, waxana Amar Lagu Bixiyey inaa La Diiwaangelin doonin carruurta loo Bixiyo Magacyadaas ay Dawladdu Diidday….

            Read More

              Haweenay u Shaqaynaysay Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Hore Shabaabku U Dhaawaceen Oo Xalay Lagu Dilay Muqdisho

              Muqdisho:16-March-2014(SDN)-Midka mid ahayd Haweenkii ka Hawlgeli jirey Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa Xalay Fiidnimadii Xalay lagu Dilay Goob ku Taalla Muqdisho. Gabadhan oo magaceeda lagu sheegay Deeqa Maxamed Xasan, ayaa lagu dilay Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan, kadib markii ay wadada u galeen rag bistoolado ku hubeysnaa.   Dambiile-yaasha, ayaa qaybaha sare ka toogtay marxuumada, waxayna…

              Read More

                Meydka Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Oo Saacadaha Soo Socda Muqdisho Laga Soo Dejin Doono iyo Guddidii Saylici Aaskiisa u Magacaabay Oo Barkuma-Taal Noqotay

                Muqdisho:16-March-2014(SDN)-Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxa Saaka Laga Sugayaa Meydka Alah Ha Naxariistee Fannaan Maxamed Saleebaan Tubeec Oo Dhawaan Jarmalka Ku Geeriyooday si Halkaas Loogu Aaso. Dawladda Somalia  ayaa Maalin kadib Geeridii Marxuumka ku Dhawaaqday in Muqdisho lagu Aasi doono, inkastoo Somaliland Qudheedu ay Sheegatay inay Qabanqaabada Aaskiisa Guddi Qaran u magacawday. Ku-simaha Madaxweynaha ahna Afhayeenka Baarlamaanka…

                Read More

                  Taliyaha Booliska Somalia iyo Saraakiil uu Wato Oo Ka Cadhooday Baadhitaan ay Ku Sameeyeen Ciidamo Ajaanib ahi Xilli uu Safar Gaaban u Baxayey

                  Muqdisho:16-March-2014 (SDN)-Baadhitaano Muran dhaliyey oo Maalintii Jimcihii ina Dhaafay Lagu Fuliyey Taliyaha Ciidanka Booliska Somali xilli uu Muqdisho Diyaarad Ka Raacayey ayaa ay Haatan ka sooo Kordheen Warar Cusubi. Xogtan cusub, ayaa waxa ay sheegeysaa in saraakiil caddaan ay ku qasbeen Taliyaha Ciiddanka Boliska Somalia, Jeneral Cabdixakiim Dahir Saciid “Jeneral Saacid” iyo Saraakiil kale in…

                  Read More

                    Raysul-Wasaaraha Malaysia: “Afduub maaha (Diyaaradda la waayay), laakiin waa ficil badheedh loo sameeyay”

                    Kuala Lumpur 15, March 2014 (SDN/CNN)- Raysul-wasaaraha Malaysiga Najib Razak, ayaa ka hadlay diyaaradda dalkaas laga leeyahay ee Adduunku raadinteeda ku wareeray, taasoo tirsiga duulimaadkeedu ahaa 370, isla markaana la waayay Sabtidii todobaadkii lasoo dhaafay. Raysul-wasaare Najib Razak oo warbaahinta kula hadlay caasimadda dalkiisa ee Kuala Lumpur, wuxuu sheegay in waayitaanka diyaaradda aanay sabab u…

                    Read More

                      Digreetadii Dawlada hoose lagaga Xayiray Dhulka Danta Guud oo ay Kulan Garnaqsi ah ka Yeesheen Wasiirka Hawlaha Guud iyo Maayarka Caasimada

                      Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud C/risaaq Khaliilf iyo Maayarka Caasimadda Hargeysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid ayaa xalay kulankii ugu horeeyey ka yeeshay xaaladda cakiran ee u dhaxaysa ee ka dhalatay Digreetadii wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Danta guud kaga xayirtay in Dawladaha Hoose bixiyaan, iyo waliba tii ka danbaysay ee wasiirku ku amrayey in…

                      Read More

                        Sheekha Masjidka Al Huda ee Hargeysa oo khudbadii salaada Jimce kaga hadlay Aafda Qaadka(DHEGEYSO)

                        Hargeysa Mar 15,2014(SDN)-Khudbadii salaada jimce ee maanta  ayuu sheekha Masjidka Al Hudda Sheekh Shacbaan ku soo qaatay dhibaatooyinka uu bulshada u leeyahay maandooriyaha Qaadka ee Soomaalidu ku wajaqday. Sheekh ayaa si faahfaahsan oo diini ah u soo bandhigay dhibaatada maandooraha Qaadka iyo sharaha bulsho ee ay dawlada Itoobiya dalka ku soo daabusho. HALKAN GUJJI OO DHEGEYSO…

                        Read More

                          War Degdeg ah :Tog-Wajaale Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Xadhkaha Leydhka iyo Rabshado Gadood ah oo ka dhashey

                          Tog-wajaale 15,march 2014 (SDN)-xadhkaha Leydhka ee Magaalada Tog-Wajaale ayaa, qudha ka jarey laba kamid ah Shacbiga ku nool Magaaladaasi, kadib markii ay qabsadeen Xadhkahaasi qaar kamid ah dadweynaha oo dhex lugeynayay Gudaha Magaalada xadhkahaas oo la Sheegay in ay soo daadiyeen Dabeylo ka dhacey Magaalada Tog-Wajaale ee kutaala xuduuda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya dhinaca…

                          Read More

                            Agaasimaha Waaxda Gobollada Iyo Siyaasada Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Safarkii Madaxweynaha Ku Sifeeyey Mid U Quus Gooyay Cadowga Somaliland

                             Hargaysa 15,march 2014 (SDN)-agaasimaha Waaxda Gobollada iyo Siyaasadda ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Cali Xasan Cawaale, ayaa safarkii Madaxweynaha Somaliland ku galaa bixiyey qaar kamida gobollada Somaliland ku sifeeyey mid loogu quus goynaayey Cadowga Jamhuuriyadda Somaliland iyo War-xumo tashiilkii beenta faafin jirey. Cali Xasan Cawaale waxa uu sheegay in Mar kale Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland…

                            Read More

                              Ra’iisulWasaare Cabdiweli : “Waa in culimada, shacabka iyo Dowladdu u midoobaan la dagaalanka Al-shabab iyo fikirkooda gurracan”

                              Muqdisho, March 15, 2014(SDN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed  oo maanta kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyey culimada Soomaaliyeed, ayaa ku dhiirrigeliyey hoggaamiyayaasha diinta iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay gacan ku siiyaan dowladda halganka iyo dagaalka ay kula jirto kooxda  xanbaarsan fikirka takfiiriga ah Al-shabaab. Kulankan  oo ay…

                              Read More

                                Filim ka sheekayanaya Taarikhda Adna Adan dhaqtar oo hada si toosa uga socda xaafada Brent oo dadwayne aad u badani ka so qayb galeen

                                London 15March14(SDN) waxa maanta xaafada Wembley ee Brent lagu soo dhigay Filim ka sheekaynaya Taariikh nololeedka iyo ta wax qabad ee wasiiradii hore ee wasaarada Arrimaha dibedda ee Somaliland  Marwo Dr Adna adan. Filmkan ayaase si gaara waxa uu diirada u saarayaa dedaalka ay Drs Edna ku hirgelisay dhaqtarka ay ka dhistay caasimada Somaliland ee…

                                Read More

                                  Xisbiga Ucid oo Safarka Madaxweynaha ee Gobolada dalka ku Macneeyay Olole Doorasho {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay Socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland ku Marayo Gobolada dalku inuu  yahay Mid Xukuumadu ku soo Kicinayso Hamo Jabinta kaga Timid Shacabkii soo doortay oo Quus ka Taagan. Sidaas Waxaa Maanta sheegay Xoghayaha Xuquuqul Iinsaanka ee Xisbiga Ucid Xuseen Xasan…

                                  Read More