Haweeney Boqol jir aheyd oo ka dawarsan jiertay wadooyinka Sucuudiga oo $million dollar ka geeriyootay
Jeddah Mar 17,2014(SDN)-Haweeney Boqor jir aheyd oo nolosheeda intii ugu badneyd ku qaadatay ka dawersiga wadooyinka magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga ayaa ka geeriyootay hanti faro badan oo muran dhalisay Haweeneydan oo magaceeda lagu soo gaabiyay Casha Ayaan dunida ku leheyn ehel iyo qaaraabo nool. Waxa hore ay ula nooleeed hooyadeed iyo haweeney kale oo…
