Qaramada Midoobey oo Xayiraadii ka Qaaday Mulkiilihii Barakaad oo eedaha loo heystay ay ka mid ahaayeen Taageerada Al Shabaab iyo khal-khal gelinta Somaliland

    New York Mar 14,2014(SDN)-Guddida la socodka cunaqabateynta Hubka ee Qaramada mada bidoobay  ee Soomaaliya oo shaaciyay in ay diwaanka xanibaada ka rogeen Ganacsade Soomaaliyeed oo guddidu hore u sheegtay in xiriir dhaw la leeyahay. Gudida ayaa hore Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale ugu eedeysay in uu ka tirsanaa hogaankii Maxkamadihii Islamiga Muqdisho,taageero dhaqaale siin jiray…

    Read More

    Gudoomiyihii (Manager) ee Bayren Munich Uli Honesse Ayaa Xabsiga Loo Taxaabey Muxuuse Galabsadey? By Jaahuur.

    Germany-13-Mar-2014- SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaaiyo Germany,gudoomiyihii ama (Manager) Bayren Munich Uli Hoeness oo xabsiga loo taxaabey maxaase lagu suusey? Gudoomiyihii (Manager) ee kooxda facaweyn ee dalka Germany Bayren Munich Uli Hoeness ayaa  jeelka loo taxaabey markii uu lunsadey isdabamarina ku sameeyey Canshuur celin. Hoeness ayaa lagu soo eedeeyey in uu si…

    Read More

      Hay’adda Amnesty oo eedeyn Dusha kaga Tuurtay Booliiska Kenya

       Hargaysa 13,march 2014(SND)-Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay booliiska dalka Kenya inay cabsi-gelin iyo dhibaatooyin ka baxsan xuquuqda aadanaha ku hayaan Qoxootiga Soomaliyeed ee dalkaas ku nool. Warbixintan oo ay soo saartay hay’addu shalay oo Arbaco ahayd ayay ku sheegtay inay booliiska Kenya cadow ka dhigteen Qoxootiga dalkaas ku nool, iyadoo warbixinta lagu sheegay in…

      Read More

        Mareykanka oo Taageeray Howlgallada ka socda Koonfurta Somalia

         13,march 2014(SND)-owladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay howl-gallada wadajira ah ee ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay sida wadajirka ah uga wadaan gobollada Koonfurta Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in howllgaladan Al-shabaab looga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin Koonfurta Soomaaliya in ay yihiin kuwo suuro-gelinaya in ammaanka Soomaaliya dib loosoo…

        Read More

          Danjire Kay oo Amaanay Kaalinta Itoobiya ee Howl-galka AMISOM

          13,march 2014(SND)-Qaramada Midoobay ayaa ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah holwgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku ammaanay kaalinta ay kaga jiraan howlgalka AMISOM iyo deegaannadii ay ka saareen Al-shabaab. Ergayga UN-ka ee arrimaha Soomaaliya, danjire Kay oo wareysi siinayay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku ammaan ciidamada Itoobiya howlgallada ay kawadaan Koonfurta Soomaaliya, isagoo sheegay  in…

          Read More

            Booliiska Kenya oo shan qof ku dilay gudaha Magaalada Mombasa

             Hargaysa 13, march 2014(SND)-Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa shan oo looga shakiyay inay yihiin burcad ku toogtay Talaadadii bartamaha magaalada Mombasa ee dalka Kenya, kaddib iska-horimaad kooban oo dhexmaray burcadda iyo booliiska. Saraakiil u hadlay booliiska Kenya ayaa sheegay in kooxahan ay argagax iyo cabsi joogto ah ku hayeen shacabka ku nool deegaanka Tedor oo…

            Read More

              Baarlmaanka Japan oo Somalia ka caawinaya dhismaha Aqalka Sare

               13, 2014 march,( SND)-Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalka Jabbaan ayaa maanta booqday xarunta aqalka sare ee baarlmaanka dalkaas, isla-markaana kulan la-qaatay guddoomiyaha aqalka aare ee baarlamanka dalkaas, Masaaki Yamasaki iyo ku xigeenkiisa, Azuma Koshishu. Guddoomiyaha aqalka aare ee baarlmaanka Jabbaan ayaa ku amaanay dowladda Soomaaliya tallaaboyinkii ay qaaday labaddii sanno ee lasoo dhaafay, isla…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedka kasoo baxay shirweyanaha aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD(SAWIRO)

                Adis Ababa Mar 13,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ayaa soo dhoweeyay taageerada loo fidiyay dalka Soomaaliya iyo heshiiska Koonfurta Suudaan, waxaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadda…

                Read More

                  Idaacad Caalamiya Oo Dhawaan Laga Dhagaysan Doono Somaliland Iyo Guud Ahaan Geyiga Somalida

                  Helsinki Mar 13,2014(SDN)-Warsaxaafadeed ka soo baxay Radio Hilaac ee Laanta Magaalada Helsinki Dalka Finland kuna taariikhaysan 13.03.2014 ayaa lagu faah-faahiyey idaacaddan Cusub waxaanu u dhignaa sidan: Warsaxaafadeedka soo baxay Radio Hilaac ee Laanta Magaalada Helsinki Dalka Finland kuna taariikhaysan 13.03.2014 ayaa  lagu faah-faahiyey idaacaddan Cusub waxaanu u dhignaa sidan:   Wargalin :Warsaxaafadeedkan oo ah wargelin…

                  Read More

                    Guddida Baadhista Iyo Daba Galka Xasuuqii ka Dhacay Somaliland Oo Sheegay Inay Dhawaan Baadhista Xabaal Wadareedyada Xasuuqa Ka Bilaabi Doonaan Gobolada Somaliland

                     13 2014 march ( SND)-guddida baadhista iyo daba galka xasuuqii ka dhacay  wadanka Somaliland ee ay gaysatay  dawladii Siyaad Bare ayaa mahad naqay cid kasta oo gacan ka gaysatay sidii ay u baadhi lahaayeen xabaal wadareedyada ay ku aasan yihiin dadkii la xasuuqay. Guddidan oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xaruntooda magaalada Hargeysa ayaa waxay…

                    Read More

                      Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo ka Hadlay Wafti Ka Socda Wadanka Sucuudiga Oo Booqasho Ku Jooga Somaliland Iyo Ujeedada Safarkooda

                      Hargeysa Mar 13,2014(SDN)-wasiirka wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Cabdilaahi Axmed  ayaa maanta ka war bixiyey wafti ka socda wadanka Sucuudiga oo dalka soo gaadhay dhawaan. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta dawlada ayaa waxa uu sheegay in mudadii ay waftigani joogeen dalka wax badan ka qabteen arimaha caafimaadka, waxbarashada diiniga…

                      Read More

                        DEG DEG AH”Ciidamada Huwanta ah Oo Lawaregay Gacan Ku Hayta Dagmada BulloBurte ee gobolka hiiraan.

                        13 2014  march(SND)-Ciidamada Maamulka gobolka hiiraan iyo Kuwa Nabad ilaalinta amisom ayaa la waregay Gacan Ku haaynta Dagmada Buulo burte ee Gobolka hiiraan Ciidamada Dowlada soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa la shegay in ay ka so galeen dhinaca galbeed ee dagmada Buula burte ee Gobolka hiiraan waxana goobta iskaga baxay dagaalyahandii al shabab oo horay…

                        Read More

                          Madaweynaha Soomaaliya oo Maanta la Kulmay Boqorka Dalka Japan

                          Tokiyo Mar 13,2014(SDN)-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay  boqorka dalkan Japan  Akihito. Boqorka Dalka Japan ayaa u sheegay Madaxweynaha Soomaaliya  inuu aad uga walaacsan yahay xaaladda Soomaaliya isla-markaana ballan-qaaday in Dowladda Japan ay juhdi xoog leh gelin-doonto sidii Soomaaliya mar kale u noqon lahayd wadan…

                          Read More

                          Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele si Diiran Ugu Soo Dhaweyey Qasriga Madaxtooyada Orod Yahan Ayaanle Suleyman oo Hantiyey Biladda Dahabka 1500 ee Mitir (DAAWO) By Jaahuur.

                          Jabuuti-13-Mar-2014- (SDN)-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo geeska Afrika iyo Jabuuti oo siweyn loogu soo dhaweeyey orod yahan Ayaanle Suleyman oo ku guuleystey Biladda dahabka 1500 ee Mitir (2014 Poland) Haddaba runtii ordyahankan oo mustaqbal ku leh oradada caalamiga ah ayaa waxa hubaal ah inuu hantiyidoono bilado badan hadii uuna ka caajisin. Dadweynaha reer…

                          Read More

                            Daawo: Telefishanka Dawladda oo Baahiyey Ogeysiiska Diyaar-garowga Shirweynaha Beel Cudud ku leh Xisbiga Kulmiye oo Ka tashanaysa sidii ay uga diga-rogan lahayd Taageerada Xukuumadda Siilaanyo‏

                            Hargeysa Mar 13,2014(SDN)-Telefishanka Dawladda Somaliland ayaa Baahiyey Ogeysiiska Diyaar-garowga Shirweynaha Beel ka mida kuwa cududa ku leh Xisbiga Kulmiye oo Ka tashanaysa sidii ay uga diga-rogan lahayd Taageerada Xukuumadda Axmed Siilaanyo. Warbaahinta Qaranka ayaa inta badan kolba cida soo saarta ay ka yeesha wixii ay doonto isla markaana aaney cidi kula xisaabtamin.

                            Read More