DAAWO Fadeexada Mayorka Hargeysa oo Amaan kula dul kufay Madaxweynaha Jabuuti iyo Faysal Cali Waraabe oo sharaxaya Sababta

    Jabuuti Mar 13,2014(SDN)-Mayor ka magaalada Hargeysa oo dhawaan khudbad amaan ah kula dul dhacay madaxweynaha Jabuuti ayaa khudbadiisu meel ku dhac taarikhi ah ku noqotay shacabka labada dal. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa isna sharaxaya sababha keena in siyaasiyiinta reer Somaliland ay qadiyada Somaliland uga hormariyaan taaageerada indho la’aanta ah.  

    Read More

      Mucaaridka Somaliland Oo Idaacad Gaar Ah Samaystay, Xukuumadda Oo Sas Ka Qaadday iyo Xuuraan Badan Oo Suuqyada La Geliyey

      Hargeysa:13-March-2014(SDN)-Axsaabta Mucaaridka Somaliland ayaa la sheegayaa inay dhammeeyeen Qorshe ay dalka kaga Hirgelinayaa Idaacad Ballaadhan  oo  Somaliland laga Dhegaysan doono, taas oo ay Arrimahooda ku fushan Doonaan. Idaacaddan oo aan Saldhigoodu Somaliland Noqon doonin, ayaa la sheegayaa in qorshaheedu muddo dheer soo Socday, waxana Haatan lagu gudo jiraa Sidii  loo diyaarin lahaa Wariyayaashii Hawshaas dalka…

      Read More

        Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Al-shabaabka Oo Gacanta Dawladda Soo Galay

        Xuddur:13-March-2014 (SDN)-Waxa Galabnimadii Shalay Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool Lagu soo Bandhigay Sarkaal sare oo Kooxaha Alshabaab hore uga Tirsanaan Jirey Balse Haatan ka yimi. Sarkaalka la soo bandhigay oo lagu magacaabo Sheekh Yaasiin Axmed Macallin (Sheekh Bismilaah) wuxuu Shabaabka u qaabilsanaa madaxa dacwadda ee gobalka Bakool. Sarkaalkan ayaa Warbaahinta u sheegay markii uu in…

        Read More

          Hargeysa: Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka oo amar ku bixiyay xidhitaanka Taliye Saldhig Boolis oo amar-diido ku kacay iyo kala-safashadii ciidanka ee maanta (Akhri Amarka Maxkamadda)

          Hargeysa 12, March 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex Faysal Cabdilaahi Ismaaciil (Dhagadhago), ayaa amar ku bixiyay in la xidho taliyaha Saldhiga Booliska Qudhacdheer ee degmada Maxamuud-Haybe ee magaalada Hargeysa Mr. Axmed Dacawo, taasoo sababtay in ciidan taliyaha weheliyay iyo kuwa maxkamaddu ay laba dhinac u kala saftaan. Sida ku cad go’aan ay Maxkamaddu soosaaray…

          Read More

            Xukuumada Somaliland oo Daboolka Ka Qaaday In Gudi Heer Qaran ah loo saarayo Aaska Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Dar Daarankiisi {DHAGAYSO}

            Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Caawa daboolka Ka Qaaday inay Isu diyaarinayso Sidii ay Aas Heer Qaran ah ugu Samayn lahayd Alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec oo Shalay ku geeriyooday dalka Jarmalka. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.waaxid C.qaadir C.raxmaan oo Caawa ka Hadlay kulan uu la…

            Read More

              Dawlada Federaalka oo Qaban qaabinaysa Aas Qaran oo Muqdisho loogu samaynayo Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec

              Muqdisho 12.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in aas qaran magaalada Muqdisho loogu sameeyo Allaha u raxmadee fannaankii caanka ahaa, Maxamed Suleymaan Tubeec, oo Talaadadii ku geeriyooday dalka Jarmalka. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo ku-xigeenkiisa oo la kulmay xubno ka tirsan fannaaniinta hoballada Waaberi ayaa kala hadlay…

              Read More

                Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid daawasho wacan

                London 13March14(SDN) Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid iyo gudoomiyahii oo u adkaysan wayey waraysiga isaga oo goobtii si lama filaana uga kacay waa maxay sababtu uu uga kacay isaga oo ku celiyey Edamahi hore u soo jeediyey daawasho wacan. )

                Read More

                  Waa ayaan darro in masuul sare oo ka mid ah Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelku uu qayb ka noqdo barnaamijyada xaalad abuurka ah ee ay xukuumaddu ka dhaqdhaqaajinayso bari iyo galbeedba Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Ucid

                  London 12March 14(SDN) Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Ucid Cabdirashiid xassan Mataan ayaa jawaab kulul ka bixiyey warbaxin uu soo saray Gudomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid waxana uu hadalkiisa u dhigay sida tan Waa ayaan darro in masuul sare oo ka mid ah Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelku uu qayb ka noqdo barnaamijyada xaalad abuurka…

                  Read More

                    Madaxweynaha“Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in Japan naga caawiso”

                    Tokiyo Mar 12,2014(SDN)-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay  Dekadda magaalada  Yokohama ee Dalka  japan. Madaxweynana Xasan Sheekh Maxamuud oo  tegay xarunta ciidamadda  Ilaalada Xeebaha dalka Japan ee ku taala gudaha  Dekadda  ayaa halkaasi warbixin ku aadan qaabka loo tababaro ciidamada  iyo sida…

                    Read More

                      Shan iyo Sagaashan Askari oo ka Tirsan Ciidamada RRU Iyo SPU oo loo soo Gabo gabeeyay Tababar uga socday Dugsiga Mandheera

                      Mandheera 12.March 2014 (SDN)- Shan iyo sagaansha askari oo ka kala tirsan ciidamadda Ka Jawaabista Hawl galada  Degdega ah ee RRU Iyo Kuwa SPU ayaa Maanta Tababar u Socday Mudo 45 uga Socday Dugsiga Tababarka ee Mandheera ayaa Maanta loo soo Gabo gabeeyay.. Xafladaasi oo ka qabsoontay  dugsiga tababarka  lixle ee mandheera ayaa waxa kazoo…

                      Read More

                        Amisom Oo Cadaysay In Dantooda Joogitaanka Somalia Ay Ku Jirto Sidii Ay Xarakada Al Shabaab U Sii Jiri Lahayd

                        Muqdisho 12.March 2014 (SDN)- Ciidanka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ka socda Midawga Afrika ee AMISOM,ayaa sheegay in aanay doonayn inay jabot ama uu soo dhamaado dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab,halka ay caddeeyeen inay Soomaaliya u joogaan inay dhaqaale ku helaan dagaakla ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. AMISOM,ayaa intaa ku daray in danta…

                        Read More

                          Gufaacooyin Tabasho oo Madaxweyne Siilaanyo ay ku Qaabileen Duqayda Gobolka Salal iyo Madaxweynaha oo ka Garaabay

                          Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Socdaal Hawleed ku Maraya Deegaanada Xeebta Galbeed ee Somaliland ayaa Maanta meel fagaare ah kala hadlay Shacabka ku dhaqan Magaalada Saylac, Halka ay sidoo kale Kormeer ku sii Mareen Degmooyinka Lughaya iyo Bulaxaar. Weftiga Madaxweynaha ayaa markaas kadib…

                          Read More

                          Atletico Madrid oo Ac Milan Gurigooda u Caraabisey Markii 4-1 Ugu Awood Sheegatey(Champion League) DAAWO Goolasha- By Jaahuur.

                          Spain-12-Mar-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa koobka horyaalka Yurub( Champion League) qaarna ay ka shubeen qaarna wadnaha farta ku hayaan. Akhyaartay koobkan oo si habsami ah u socda waxa horey u soo dhamaadey lugtii hore,waxaana manta biloodey lugtii labaad oo qaar ka huleeleen. Haddaba ciyaarihii maanta manta la ciyaarey waxaa ugu xiisa…

                          Read More

                            Mashruuca Ma dhalayska ah ee Dhismaha Wadada Berbera ilaa Addis ababa oo laga Tashanayo Dhaqaalihiisa

                            Hargaysa 12.March 2014 (SDN)- Kulankii sadexaad ee xubnaha guddida heer Qaran (Regional Steering Committee) ee u xil-saaran ilaalinta mashruuca qandaraaska daraasada iyo qiimeynta kama danbeysta ah ee dhismaha Waddada coorrodaBerbera Tog-wajaale “Berbera Addis Ababa Corridor ” ayaa lagu qabtey Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Waxaana kulankan lagu soo bandhigay macluumaadka hordhaca daraasada iyo qiimeynta mashruucaas….

                            Read More

                              “Qaxootiga Holhol waa reer Somaliland ah, hadii xukuumaddu soo celinayso waa saxe maxaa muranka keenay” Cali Guray

                              London 12.March 2014 (SDN)- 1990kii waxan ahaa goob joog markii weerarka balaadhan ay ciidamadii taliskii Siyaad Barre ku soo qaadeen xeebta dhinaca galbeed ee Somaliland. Waxa ciidamadii SNM dagaaladaasi dib loogaga qabsaday Saylac iyo Lawyo Caddo anigu na waxan gurmad ugu tegey ciidamadaasi oo uu hogaaminayay Mujaahid Maxamed Xasan jidhif meesha la yidhaahdo Cali Weeci…

                              Read More

                                Urur u dooda Xuquuqda Saxaafada oo dalbatay in xabsiga laga sii daayo Wariye ku xiran Itoobiya

                                Nairobi Mar 12,2014(SDN)-Ururka Midawga Caalemiga ah ee Suxuufiyiinta IFJ ayaa shaaciyay in aan la aqbeli kareyn eeda iyo xabsiga lagu xukumay wariyaha caanka ah ee Maxamed Awes Mudeey. Mudeey ayaa maxkamadi ku riday xukun xarig ah oo  27 sanadood ah oo loo cuskaday sharciga la dagaalanka argegixisada. Xeer ilaaliyeyaasha dalka Itoobiya ayaa Muudey ku eedeeyay…

                                Read More