Isu-duwihii Labaad ee Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Muddo Toddobaadyo Gudahood ah Iska Dhiibay Garowe iyo Qaar Kale Oo Xod-xodashadoodu Socota
Badhan:24-Feb-2014(SDN)-Isuduwihii Labaad ee Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag ayaa U Goostay Dhinaca Maamulka Puntland. Maxamed Cabdilaahi oo ahaa isu duwihii Ciyaaraha Gobolka Sanaag, ayaa u ambabaxay Dhinaca Garoowe oo uu hore u joogay isu duwihii Wasaaradda Kalluumaysiga u joogay Gobolkaasi, isagoo Sii Kaxaystay Gaadiid iyo Hanti Badan oo Wasaaraddu…
