Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Salaadiinta Gobolka Awdal iyo Ujeedada lagaga hadlay

    Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Mud. Axmed Muumin Seed ayaa maanta casuumad qado sharafo ah oo aad u balaadhan u sameeyey badi hogaamiye dhaqameedyada beelaha Jibriil Yoonis ee deegaanka Boorama . Casumaddan oo ka dhacday Huteel Rays , balse anay saxaafaddu goobjoog ka ahayn, ayaa ah tii ugu horreysay…

    Read More

      Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo Caawa Lagu Soo Khatimay Madaxtooyada

      Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Dhinacyadii xisbiga talada haya ee Kulmiye ee muddooyinkii u dambeeyay khilaafku ka dhexeeyay ayaa caawa soo afjaray khilaafkaasi isla-markaana xal kama dambays ah ka gaadhay. Dhinacyada xisbiga Kulmiye oo maanta ilaa caawa kulan ku lahaa aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa xal kama dambays ah ka gaadhay khilaafkii mudada kala fogeeyay, waxaana lagu…

      Read More

        Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Casuumad u fidiyay Xildhibaanadii Golaha Wakiilada ee Afkaartu kala Irdhaysay

        Hargaysa  22.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maalinta berri ah casuumad qado ah u sameynaya guud ahaan xildhibaanada Golaha Wakiilada. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Md. Cirro oo qado sharaftiisani tahay mid uu dib ugu midaynayo xildhibaanada golaha Wakiilada oo uu kala fogeeyay khilaafkii…

        Read More

          Wasaarada Waxbarashada oo ka Hadashay Xaalada Dugsigii Caanka ahaa ee Dayaxa iyo Qorshaha uga Meel yaal

          Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Md Axmed Nuur Faahiye ayaa maanta ka warbixiyey xaaladda waxbarasho ee Guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka Somaliland, gaar ahaan Gobolada bari oo uu dhowaan Wasiirul-dawluhu socdaal ku soo maray.   Md faahiye waxa uu sheegay in waxbarashadu ka taabbo gashay deegaanada Somaliland, rajo weyna laga…

          Read More

            Ciidamada Asluubta ee Somalia oo Maalin Kadib Qaraxii Villa Somalia u dabaal Degay Aasaaskoodii

            Muqdisho 22.Feb 2014 (SDN)- Munaasabad lugu maamuusay 44-guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii ciidanka asluubta Soomaaliya ayaa maanta lugu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Xubno ka tirsan goleyaasha baarlamaanka iyo xukuumadda, saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale. Taliyaha ciidanka asluubta Jeneraal Xuseen Xasan…

            Read More

              “Qofkii rajo ka qabay in ay dowladdu dalka ka saarto xaaladda aan ku jirno, waxaa niyaddiisa shalay gaadhay dhaawac culus,” Siyaasi Yuusuf Garaad

              Muqdisho 22.Feb 2014 (SDN)- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar ayaa dawladda Soomaaliya ku dhaliilay guul-darrada ka soo gaadhay sugida amniga dalkaasi. Waxaanu tilmaamay in siyaasadda dalkaas lagu dhaqayaa ay gaadh siisay Soomaaliya in la qarxiyo madaxtooyadii dalka looga tallinayay.   Madaxii hore ee laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar oo ku sugan magaaladda Muqdisho ee…

              Read More

                Boobe Yuusuf Ducaale oo Madaxweyne Siilaanyo Xasuusiyay ka Dhabaynta Hadalkiisii ahaa “Waxaan ahay Hogaamiye ka Soo Hor jeeda Mudo Kordhin,Maalina yaan la iigu darin Marka Xilkaygu Dhamaado” {DHAGAYSO}

                Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Sheegay in Shacabka Somaliland aanay u dul qaadan doonin Muran danbe oo ka dhex Unkama Golayaasha Sharci dejinta . Mujaahid Boobe Waxaa kale oo uu ka Hadlay Mudo kordhin Maalmahanba la isla dhex marayay oo sheegayay in Madaxweyne Siilaanyo uu dalbanayo…

                Read More

                  Madaxweynaha Puntland oo oo ka qeyb-galay kulan dhaqaale loogu ururinayo dib u dhiska buundada Sunni-jiif

                  Garowe 22.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan dhaqaale ururin ah kula yeeshay magaalada Garoowe culumaa’uddiin iyo ganacsato. Kulanka ayaa looga hadlayey sidii dhaqaale loogu ururin lahaa dhismaha buundada deegaanka Sunni-jiif ee gobolka Nugaal, halkaasoo dhowaan dhismo laga billaabay. Madaxweynaha ayaa ka codsaday ganacsatada iyo culumada in ay qaataan…

                  Read More

                    Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo dhagax dhigtay Cisbitaal ay Maalgelinayso Marwada Madaxweynaha Jabuuti

                    Gebilay 22.Feb 2014 (SDN)- Wafti balaadhan oo ay hogaamineyso marwada madaxweynaha Somaliland Aamin sh. Maxamed jirde,oo ay weheliyaan wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Samsam cabdi Aadan, wasiirka wasaarada caafimaadka DR saleebaan ciise xaglo toosiye,agaasimaha samofalka madaxtooyada, Badhasaabka Gobolka Gabiley Yuusuf ibraahin Geedi, Maayerka Degmada Gabiley Shucayb maxamed muuse ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Kala Baydh halkaas oo…

                    Read More

                      Garyaqaanka Guud ee Qaranku Muxuu ka Yidhi Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa ka Hadlay Warar Mudooyinkii danbe Saaxada Siyaasada ee Somaliland aad looga hadal hayay oo ku Saabsanaa in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ka dalbaday inuu Sameeyo Qoraalka Sharci ee uu Golaha Guurtida kaga dalbanayo Mudo kordhinta Xilka Madaxweynaha  iyo Ku Xigeenkiisa. Garyaqaanka…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada oo Xal Ka Gaadhay Muran ka Taagnaa Shaqaale ay qaadanayeen

                        Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan xasan cawaale caynaan  oo ah Gudoomiyaha  Guddi hoosaadka Guddida arrimaha Bulshada ee Golaha wakiilada s/land ayaa maanta ka warbixinaayey kulan dhexmaray wasiirka wasaarada arrmaha Gudaha iyo Gudoomiyaha hay-adda shaqaalaha dowladda . kulankan oo ku saabsanaa sidii imtixaan looga qaadi lahaa shaqaalaha ay qaadanayso wasaaradda arrimaha Guduhu ayaa xildhibaan xasan cawaale…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Boqor Buur Madow oo ka Dhawaajiyay Ifaafaale Muujinaya in Doorashadu dib u dhacayso

                          Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadaw) oo ka tirsan Xisbiga Wadani, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysala Cali Waraabe iyo wasiirka Arrimaha gudaha ayaa maalmo isku dhaw oo toddbaadkan ah midba xaflad ka sheegay hadal muujinaya in dib u dhici karto Doorahada Madaxtinimada ee qoondaysnay 2015-ka. Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw…

                          Read More

                            Dawladda Maraykanka Oo Ka Hadashay Weerarkii Villa Somalia, Taageero Buuxdana u Ballanqaaday Shacabka iyo Dawladda Somaliyeed

                            WashingtonDC-22-Feb-2014(SDN)-Waxa isa Soo Taraya Dawladaha Cambaaraynaya Weerarkii Qorshaysnaa ee  Shabaabku Shalay KU Qaadeen Xarunta Somalia, waxana Ugu Dambaysay Maraykanka oo Si weyn u Cambaaraysay Wixii ka Dhacay Madaxtooyada. Dawladda Maraykanka ayaa si Kulul u cambaaraysay Weerarkaas, waxana ay si weyn u hambalyeysay Ciidamada Dawladda iyo KUwa AMISOM oo Si weyn uga Hortagay Weerakaas Shalay dhacay….

                            Read More

                              Ergeyga Midawga Africa u qaabilsan Soomaaliya:AMISOM oo qura ma jebin karaan Al Shabaab

                              Muqdisho Feb 22,2014(SDN)-Ergeyga Midawga Africa ee dalka Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif ayaa si tiiranyo leh uga waramay weerarkii shalay Shabaabku ku qaadeen Villa Somalia isla markaana baaq u jeediyay shacabka Soomaaliya. Ergeyga ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay weerarka iyo khasaarihii ka dhashay waxaanu hoosta ka xariiqay muhiimada doorka shicibka Soomaaliyeed ee nabadeynta…

                              Read More

                                Shabaabka oo Masuuliyiin dawlada ka tirsan ku laayay weerarkii ay shalay ku qaadeen Masaajid ku dhexyaal Villa Soomaaliya

                                Muqdisho Feb 22,2014(SDN)-Weerar shalay ay Shabaabku ku qaadeen Masajid ku dhexyaala Villa Soomaaliya xili la tukunayay salaadii Jimcaha ayaa waxa ku geeriyoodey masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dawlada dalka Soomaaliya. Weerarkan Shabaabku ku qaadeen Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa ku dhintay 14 ruux inta la shaaciyay sidoo kalena waxa ku dhaawacmay tiro kale. Dadka ku…

                                Read More

                                  Agaasimaha Guud ee Wasaarraada Arrimaha Gudaha iyo Wasiirkiisa Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Guddoomiye Nuux Sheekh Muuse Oo Ka Ogolaaday Inuu Siiyo 20-Shaqaale ah

                                  Hargeysa:22-Feb-2014(SDN)-Wali waxa Taagan Murankii iyo Isqabqabsigii ka Dhex Taagnaa 45-Ka Shaqaalaha ah ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu qaadanayso oo Hay’adda Shaqaalaha iyo Wasaaraddu isku Haystaan. Muddo Toddobaad ah waxa Xarunta Shaqaalaha ka Socday Hawlo Ballaadhan oo la xidhiidha sidii loo kala Hufi lahaa CV-yada Goobtaas la Keenay oo Tiradoodu Kor u dhaaftay ilaa 7000-kun, iyadoo shaqadaasna…

                                  Read More

                                    UNHCR oo sheegay in Kismaayo,Baydhabo iyo Luuq ay yihiin magaalooyonka lagu celin karo Qaxootiga Soomaalida ee Kenya ku nool

                                    Nairobi Feb 22,2014(SDN)-Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa shaacisay in sadex degaan oo ku yaal Koonfurta Soomaaliya lagu celin karo Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya. UNHCR ayaa sidaa ka sheegtay shirsaxaafada ay ugu qabteen magaalada Nairobi baaritaan dheer ka dib. “Baaritaano ay wadajir u sameeyeen dhinacyo kala duwan oo daneeya xaalada Qaxootiga…

                                    Read More

                                      Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Kenyaan Maxaabiis ah Oo ay Muddo Haysteen, Kuna Dhawaaqay Inay Xorriyadoodii U Soo Celiyeen

                                      Barawe:22-Feb-2014 (SDN)-Ururka  Dagaalka Kula Jira Dawlada Federalka Somalia ee Al Shabaab, ayaa soo bandhigay laba nin oo u dhashay dalka Kenya, oo ay maxaabiis ahaan u heysteen in Muddo ah. Ururka ayaa markii ay Nimankan soo Bandhigayeen Sheegay inay Muslimeen oo qaateen Diinta islaamka, taasina ay Guul u tahay Ururka. Afhayeenka guud ee Ururka Al…

                                      Read More

                                        Suumankii, Kabihii iyo Waxyaabihii Ka Hadhay Jidhka Kooxdii Shalay Villa Somalia Isku Qarxisay Oo La Ururinayo Iyo Ujeedada Laga Leeyahay

                                        Muqdisho:22-Feb-2014 (SDN)-Waxaa Lagu Bilaabay Maydadka iyo Googi’ii ka Hadhay Kooxdii shalay isku Qarxisay Madaxtooyada Villa Somalia Baadhitaano La Xidhiidha Sidii Loo Ogaan lahaa Meesha ay ka yimaadeen. Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa Qurbejoog.com u sheegay in ilaa iyo Xalay Xaafadaha ku dhaw madaxtooyada laga soo Ururinayey Waxyaabihii ka Hadhay jidhka Raggii is…

                                        Read More