Magaalo Cusub oo la Dejiyay Barakacayaasha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka Qayb galay SAWIRO
Hargaysa 23.Feb 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeen ka Jamuuriyada Somaliland mudane cabdiraxmaan c/laahi Ismaaciil, (Saylici). waxaa madaxwayne ku- xigeenka ku wahelinayay wasiirka dib u dejinta, Maayarka caasimada hargaysa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-02-2014, ka qayb galay xaflad loo qabtay furitaanka magaalo cusub ee la dejiyay dadkii Baraka-cayaasha ah ayaa waxay ku talaa duleedka…
