Hooyo ka mid aheyd 12,000 ee dhawaanta laga soo mustaafiyay Sucuudiga oo Duyuurada ku dhex umushay iyo tacadi loo geystay intii ay xabsiga ku jirtay

    Muqdisho Feb 22,2014(SDN)-Dawlada Arxanka daran ee Suudiga ayaa dhawaan xabsiga ku gurtay ka dibna soo mustaafurisay Soomaali 12,000 ahaa oo ay ka mid aheyd Hooyo Soomaaliyeed oo sadex caruur ah heystay isla markaana laheyd uur Sagaal bilood ah. Sida ay shaacisay hay’ada u dooda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch Musaafuriskan ka dhanka ah shuruucda…

    Read More

      Khubarada Baadhaysa Xasuuqii Hargeysa Ka Dhacay Sideetamaadkii Oo Xabaashii Saddexaad Lix Qof Kasoo Saaray Kana Warbixiyay Maxsuulka ay hayaan

      Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Khubarada Baadhaysa Xabaalaha Xasuuqa Badhka oo ay ku aasan yihiin dadkii lagu xasuuqay Hargeysa sideetamaadkii ayaa shalay soo gabagabeeyey xabaashii saddexaad ee ay Somaliland ka qodaan tan iyo intii ay hawshaasi bilaabeen, kuwaas oo ka soo saaray lafaha lix qof oo ka mid ah dadkii dawladii Maxamed Siyaad Bare ku xasuuqday…

      Read More

        Hay’ada IOM Oo Shahaadooyin Gudoonsiisay 20 Qof Oo Tababar Korodhsi Waayo Aragnimo Shaqo Ah Qaatay Mudo 7 Bilood Ah

        Borama 21.Feb 2014 (SDN)- Hay’ada caalamiga ah ee IOM ayaa xalay magaalad Boorama shahaadooyin ku gudoonsiisay 20 arday oo ka qalinjabisay Jaamacada Camuud isla markaana mudo 7 bilood ah dhamaysatay tababarka loo yaqaan Internship-ka ee ay ardayda Jaamacadaha ka soo baxday ugu gogol xaadho shaqo taga, waxana tababarkani uu qayb ka yahay mashaariic ay hayada…

        Read More

          Kuwa Shakiga Gelinaya Waddada Ceerigaabo, Indhahooda Ayay Ku Arki Inay Been ama Run Sheegayaan” Maareeyaha Hay’ada Horumarinta Wadooyinka

          Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Maareeyaha Wakaaladda  Horumarinta Waddooyinka Somaliland Profeesor Xasan Cali Cismaan,  ayaa ka warramay qorsheyaasha iyo waxyaabaha u hirglayay sannadkii u dambeeyay, waxaanu si adag u naqdiyay cidda tashuushka ku furaysa dhismaha waddada isku xidhaysa Ceerigaabo iyo Burco. “Wakaaladda ama haayadda horumarinta waddooyinka Somaliland, run ahaantii sannadkii u dambeeyay waxa ay  qorsheysay inay qabato…

          Read More

            Baqe-carar Ka Taagan Madaxtooyada Somaliland, Gawaadhidii Ciidanka Ilaalada Oo Dhammaantood Caawa Dibadda Loo Soo Saaray iyo Baadhitaan Ka Dhex Socda Gudaha Aqalka Madaxweynaha

            Hargeysa:21-Feb-2013(SDN)-Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa caawa xaalad Adagi ka Taagan Tahay, waxana Heegan Buuxa La Geliyey Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada, iyadoo Baabuurta Gaashaman Ee Madaxtooyadana lagu Gooyey Albaabada laga Gala Madaxtooyada. Inta Badan Gaadiida Qoryuhu saaran yihiin ee Madaxtooyada, ayaa dhammantooda dibadda loo soo Saaray, waxana Si weyn loo Dhoobay Waddooyinka u dhaw Aqalka, iyadoo Ciidamo Tiro…

            Read More

              “Khilaafkii Golaha Wakiilada Waxaa lahaa Habka Sadexda Xisbi ee Somaliland ” Prof Maxamed Siciid Gees

              Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah ee reer Somaliland, ayaa sheegay in xudunta khilaafaadka Somaliland salka ku hayo saddexda xisbi qaran ee dastuurku jiddeeyey inay dalka ka jiraan, isagoo xusay in markii dastuurka la qorayey muran iyo dood badan ka dhallatay arrintaas, laguna dooday in tiradda…

              Read More

                Midowga Africa oo Canbaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Villa Somalia

                Muqdisho 21.Feb 2014 (SDN)- Ururka Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ay al-Shabaab ku qaadday xarunta madaxtooyada qaranka, Villa Somalia, ee magaalada Muqdisho. Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa muuqaal la soo dhigay barta Facebook-ga AMISOM ku sheegay in weerarkii maanta uu ahaa mid halis badan. Wuxuu wax laga xumaado…

                Read More

                  “Cadowgu ma gaari doono bar-tilmaameedkiisa” Madaxweynaha Somalia Xasan Sh.Maxamud

                  Muqdisho 21.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in cadowga aanay gaari doonin waxa ay bar-tilmaameedsanayaan, kaddib weerarkii maanta lagu qaaday xarunta madaxtooyada dalka. War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in weerarrada la midka ah kii maanta aanay hor istaagi doonin dedaallada dowladda ay ku dooneyso inay…

                  Read More

                    Kulankii Xalay ee Turxaan Bixinta Kulmiye oo Samaale Garnaqsigii ku Gacan Sareeyay Iyo Muuse Biixi oo ka Garaabay

                    Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Garabyada Kulmiye ayay XalayGuddida Turxaan saarku si fool ka fool ah markii ugu horeeyey isku soo hor fadhiisiyeen isla markaana waxa lagu falanqeeyay khilaafka djhex yaala sidii loo daweyn lahaa. Kulanka xalay ka dhacay qasriga Madaxtooyadda oo ahaa mid gaar ah oo aan warbaahinta war laga siinin ayaa hadana markii laga…

                    Read More

                      “Ragga Lacagta nagu Haystaa waxa ay ku jiraan Albeerkooyin Hargeysa oo marka Muddadu Dhammaato ayey lacagta soo Doontaan Uun” Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Waraysi Gaara {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)-  Xildhibaan Xirsi Raygal oo hal habeen ku jirey Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa, isagoo Xadhigiisa ku Eedeeyey Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha somaliland Saleebaan Garaad Soofe oo uu sheegay inuu hannaan qaawan oo qabyaaladaysan ula hadlay. Xildhibaanka oo Khadka Telefoonka uga Waramay Shabakada Qurbejoog.com ayaa faahfaahin ka bixiyay Qaabka loo Xidhay…

                      Read More

                        Tvga Universal ayaa waxa u qabanaya Dood Culus oo dhax mari doonta labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye Mujaahid Cali Gurey iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan Habeenka Sabtida 22/2/14 Sacada 6:pm uk 9Pm Geeska Africa

                        London 21Feb14(SDN) La Soco dood xiiso badan oo hore uga dhicin wadankan Uk iyo Telefeshenada ku hadla afka soomaliaga waa dod dhax mari doonta si live ah  Mujaahid Cali Gurey oo xisbiga Ucid iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan oo ka soo jeeda Xisbiga Kulmiye doodan oo aad ka dawan dontaan Tvga UniversalTv waxii faahfaahina kala…

                        Read More

                          Kooxda Alshabaab oo Weerar Miidaamo ah ka fulisay Madaxtooyada Villa Somalia

                          Muqdisho 21.Feb 2014 (SDN)-Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xilligii salaadda khudbada weerar ku qaadday xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo aan la xaqiijin inta uu dhan yahay ayaa ka dhashay weerarka, siday ku soo warramayaan weriyeyaal ka ag dhow Madaxtooyada Muqdisho. Waxaa la…

                          Read More

                            Ethiopia Oo Switzerland Ka Dalbatay inay U Soo Gacangeliso Afduubihii Diyaaradda Etiopian Airline

                            Addis Ababab:21-Feb-2014(SDN)-Dowladda Itoobiya, ayaa dalbaneysa in lagu soo wareejiyo ninkii qafaashay diyaaradii Ethiopian Airlines oo Haatan ku Xidhay dalka  Switzerland. Qafaashaha Diyaaraddan oo Da’diisa lagu sheegay 30-jir, ayaan magaciisa la shaacin, waxana uu Dawladda Switzerland ka Dalbaday inay Magangelyo siiso ka Hor intii aanu diyaaradii uu wadaha ka ahaa ku Dejin Magaalada Geneva.   Wasiirka…

                            Read More

                              Harraadd Daran Oo Ka Taagan Deeegaano Ka Tirsa Gobolka Gedo Iyo Qiimaha Biyaha Oo Cirka isku Shareeray

                              Faaxfaaxdhuun:21-Feb-2014(SDN)-Harraad Dara ayaa ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Dalka Somalia, waxaa Cirka Isku Shareeray Qiimaha la Siisanayo Foostada Biyaha ah.  Foostadii Biyaha ayaa Deegaanka FaaxFaaxdhuun ee gobalka Gedo ka gaadhay qiimo dhan saddex boqol oo kun oo Shillinka Soomaaliga ah waana qiimihii ugu badnaa oo biyaha deegaankaasi ay ka gaadhaan taariikhda…

                              Read More

                                Warabixin Lagu Shaaciyey Xafiisyo Qarsoon Oo Sirdoonka Ethiopia Ku Leeyihiin Magaalooyin Somalia iyo Somaliland kuYaalla Iyo Shaqada ay Hayaan

                                21-Feb-2014(SDN)-Warbixin dheer oo Xafiisk Xuquuqda Aadamiga u qaabilsan Afrika Daabacay, ayaa Daaha Lagaga Rogay Tacaddiyo Qarsoon iyo Daba gal Sirdoonka Ethiopia ku Hayaan Xubnaha ka Tirsan Dadka Deegaanka Ogaadeenia. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ethiopia ee Sirdoonka ahi ay Xafiisyo Qarsoodi ah ku leeihiin Goobo Qarsoon oo ku Yaalla Meelaha ay Dadkaasi inta Badan…

                                Read More