Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo ku qanciyay Guudoomyahooda in aanu iska casilin xilka Wakiilada,iyo soo jedin xal la isla qaatay oo ku wejahan ku-xigeenadiisa Wakiilada
Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Wadani ayaa xalay oo idil waday wadahadalo ay ku qancinayaan Guddoomiyahooda Md Cabdiraxmaan Cirro oo khilaaf weyni hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Ilo wareedyo ayaa xalay Qurbejoog.com u sheegay in Guddoomiyaha Wakiiladu ka qancay siiheynta xilka GuddoomiyahWakiilada. Guddi ka kooban dhinacyadii isku hayay Wakiilada ayaa soo jeediyay in nidaamkii…
