Diblomaasigii Soomaaliyeed ee Kenya u Xidhnaa Iyo Dhallinyaradii La Taxaabnayd oo Dammiin Lacageed Lagu Sii Daayey
Nairobi:14-Feb-2013(SDN)-Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ayaa Qaab Damiin ah ku sii Daysay Afar qof oo soomaali ah oo uuu ku jiro Dublomaasi ka Tirsan Dawladda Federalka ah kuwaas oo lagu eedeeyey inay ka Dambeeyeen Weerar dhawaan lagu qaaday Garoonka Diyaaraha ee Jomo Kenyata. Kooxdan dhallinyarada ah iyo Diblomaasigan Wehelinaya ayey Maxkamaddu ku Sii Daysay midkiiba…
