Kooxda Al-shabaab Oo Hadal Aan Looga Baran Ku Dhawaaqay Iyo Dawladda Xasan Sheekh Oo Il Gaar ah ku Eegaysa
Ceel-Buur:16-Feb-2014(SDN)-Ururka Dagaalka kula jira Dawladda Somali ee Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay go’aan aan marnaba laga fileynin kaasoo ah oo in ay joojiyeen dagaallada tooska ah oo ay la gallayeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha Shabaabka ugu magacaaban gobalka Galgaduud, Xasan Yacquub Cali oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aaney diyaar u ahayn…
