Turkiga Oo Beeniyey Inuu Lacagtii Caawimada ahayd Ka Jaray Somalia, Faahfaahinna ka Bixiyey Hannaankii uu Lacagtaas Ku Bixin Jirey
Stanbul:17-Feb-2014(SDN)-Dawladda Turkiga ayaa Ka Hadashay Warar Saxaafaddu Qoraysay oo la Xidhiidhay inay Goosatay Lacago Caawimo ah oo ay Sanad Walba siin jirtey Dawladda Federalka Somalia. Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacag kaash ah oo ay Dawladda Somalia siin jirtey, sida ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters,iyadoo xustay in si Qalad ah loo…
