Wasiirka Madaxtooyada oo ka Gilgishay Gantaal uu Gudoomiye Cirro iyo Xulufadiisu ku rideen {DHAGAYSO}

    Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maareeyaha Wadooyinka, Engineer-ada u xilsaaran wadooyinka iyo La-taliyaha EU-da u qaabilsan Wadooyinka iyo koox suxufiyiin ah ayaa saaka waxay kormeer ku soo mareen dib u dhiska wadada Berbera ilaa Lafa-ruug oo hada maraysa Xamaas lana sii wadi doono ilaa laga gaadhayo Degmada Sheekh. waxa halkaasi war…

    Read More

      “Waxanu dareensanahay in khilaafka Xisbiga KULMIYE uu caqabad wayn ku yahay socodsiinta hawlaha qaran ee ay Xukuumada” Daneeyayaasha Xuquuqul Iinsaanka

      Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)-  Afhayeenka Difaacayaasha Madaxabanaan Ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bulaale ayaa war-saxaafadeed uu warbaahinta siiyey ku tilmaamay macluumaad ay ka soo ururiyeen adeegyada xukuumaddu u hayso bulshada in uu ragaadiyey khilaafka Xisbiga Kulmiye. Saleebaan Bulaale waxa uu warbixintiisa ku sheegay khilaafka Xisbiga Kulmiye in uu abuuray khilaafka Golaha Wakiiladda ka dhex…

      Read More

        Bilowga Ololaha aan dhamaan ee Cidhib tirka Dabaysha oo Mar kale Hargaysa lagaga Dhawaaqay

        Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay bilowga maalmaha caafimaadka caruurta oo 14-ka bishan  si rasmi ah uga bilaabanaya guud ahaan JSL. Xaflad lagu shaacinayey ololahan oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaa ka soo qayb galay wasaaradaha Waxbarashada,…

        Read More

          Deegaanka Kalshaale ee Mashaqada Dilka ahi Dhawaan ka Dhacday oo ay Gaadheen Gudoomiyaha Togdheer iyo duqay kale

          Kalshaale 12.Feb 2014 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye iyo shan iyo toban Oday oo Reer Burco ah oo uu hogaaminayo ayaa saaka u ambabaxaya deegaanka Kalshaale si ay wada xaajood ugala yeesheen Odayaal dhanka Buuhoodle ka imanaya Laba nin oo la dilay iyo mid dhaawac ah oo ay toddobaadkan Dileen Maleeshiyo Reer Buuhoodle…

          Read More

            Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid laantiisa Uk Mudane Siciid Xariir Diiriye ayaa Edayn kulul u soo jeediyeyey Xukumada Somaliland

            London12Feb13(SDN) xoghayaha siyaada xisbiga  Ucid laantiis UK  mudane siciid xariir diriiye oo Xukuumada ku eedeeyey inay fara galin ku hayso Golaha Wakiilada oo khilaaf ba’ani ka dher aloosan yahay, iyagoo dhan ka kalena soo dhaweeyey dhex dhexaadinta ay Golaha Guurtidu ka dhex wado sidaasi waxa u  u shegay waraysi shabakada qurbe joog  waxana uu soo…

            Read More

              Mujaahid Cali gurey Oo Waraysi Kaga Hadlay Xaalada Dalka , “Axmed Siilaanyo Waxaa Magaciisa Xumaynaya, Kooxda Hadimada Somaliland

              London 15Feb14(SDN)Tvga Caalamiga ee Universal aya waraysi xiiso badan siyey Mujaajid Cali Gurey gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid isaga oo ka hadlay waxyaalo badan oo aan siyaasi hore oo somaliland aanu k u dhicin isaga oo ka hadlaya xaqiiqada dhabta ee tala taas oo dawayashii xiiso galiyiey iyo wariyaha daadihinayey baraamijka oo ah mid isagu…

              Read More

                Kulankii Kowaad oo ay Maanta Gondaha is dareen Labada Garab ee Golaha Wakiilada ee Khilaafku ku dhex aloosnaa

                Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Guddida labada garab ee Golaha wakiilada Somaliland u kala jabay u xilsaartay Xalinta khilaafka Golaha ayaa maanta Kulan ku yeeshay Xarunta Golaha wakiilada. Xildhibaanada oo ka kooban dhinaca Xisbi Xaakimka taabacsan ee dhawaan Mooshinada keenay Golaha iyo dhinaca ka soo horjeeda mooshinada islamarkaana u janjeedha Gudoomiye Cirro ayaa kulan saacado socday…

                Read More

                  Kenya oo ka dalbadatay Soomaaliya in ay xubno ku darsato Guddida dib u celinta Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya

                  Nairobi Feb 12,2014(SDN)-Wasiirka arrimaha Guddaha ee dalka Kenya Joseph ole Lenku ayaa ka dalbada dawlada Soomaaliya in ay xubno ku soo darsato guddi ka shaqeysa sidii qaxootiga Soomaaliya dalkooda loogu celin lahaa. Lenku ayaa saxaafada u sheegay in Kenya iyo ha’ada qaxootiga u qaabolsan QM  ee UNHCR ay guddi ay u saareen dib u celinta…

                  Read More

                    Abwaan Gabay Mug leh u hibeeyay Xaaji Cabdi Waraabe

                    Hargeysa Feb 12,2014(SDN)-Gabay (Dhaxal Reeb) waa murti kooban oo abwaanku u hibeeyay Samo-Taliska reer somaliland ee xaaji Cabdikarim Xuseen Yusuf (cabdi warabe) waa Erayadii Abwaan Axmed C/laahi fartaag. ,,,,,,,,,,,,,,,, Dhibta iyo colaadiyo markay dhagari soo duusho, Dhamacduu bakhtiin jiray iyo Dhimbiil qiiqda , Dhuxul soo huraysiyo muxuu dhuujay raran hoose, Dheecanka numbarkii lahaa muxuu dhaymo…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo ka hadlay Khilaafka Gollaha Wakiilada

                      Edmonton Feb 12,2014(SDN)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka dhiibtay khilaafka siyasadeed ee ka taagan Gollaha Wakiilada Somaliland. Hadaba Jaaliyada oo muujiyay muhiimada ay nabada iyo kala danbeyntu leedahay ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay u arkaan khilaafka iyaga oo intaa raaciyay talooyin ay u soo jeediyeen…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka oo ka aamusay Herdenka Gollaha Wakiilada,maxey tahay sababtu?

                        Hargeysa Feb12,2014(SDN)-Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Somaliland Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaan lagu arag saaxada Siyasada inta uu haatan taagnaa khilaafka Shirguddoonka Wakiilada Somaliland. Guddoomiyaha Kulmiye ayaa waxa khilaafka Shirguddoonka Wakiilada kala weynaaday muran qudhiisa hareeyay xisbul xaakimka shirweynihiisa oo mudaba taagnaa. Guddoomiyaha oo dhinac ay isku hayaan Kulmiye qeyb ka yahay khilaafka Shir Guddoomka Wakiilada…

                        Read More

                          Obama oo Garanwaayay si uu u soo dhaweeyo Madaxweynaha Faransiiska oo aan Xaas la socon

                          Washington Feb 12,2014(SDN)-Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa haatan gudo galay safarkiisii u horeeyay ee uu Mareykanka ku yimaado,Madaxweynaha ayaaney xaas ku wehelin safarkiisa ka dib kolkii uu bil ka hor furay xaaskiisii. Madaxweyne Hollande ayaa ah madaxweynihii u horeeyay ee booqasho rasmi ah ku taga dalka Mareykanka 20kii sanadood ee ina dhaafay. Aqalka Cad ee…

                          Read More

                            Minneapolis oo horumarinta Fanka Soomaalida loogu deeqay Aduun dhan $200,000

                            Minneapolis Feb 12,2014(SDN)-Magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota ee dalka Mareykanka ayaa hayadi shaacisay horumarinta Fanka Soomaalida. Doris Duke Foundation oo kobcisa farshaxanka Islamka ayaa siisay Xarunta Dhaqanka iyo Augsburg College Aduun dhan $200,000 si ay u horumariso fanka Soomaaliyeed khaasatan Musiga. Hay’ada iyo Jaamacada ayaa keeni doona magaalada Minneapolis Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Caanka si halkaa…

                            Read More

                              Khilaafkii Wasaaradda Warfaafinnta Oo Wali Taagan, Wasiir Cukuse Oo Xannibaad Saaray Mushaharkii Shaqaalaha Radio Hargeysa iyo Maareeye Gaas Oo Meehanaabaya Madaxtooyada

                                Hargeysa:12-Feb-2014(SDN)-Khilaafkii Ka Dhex  Aloosnaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Agaasimaha Tv-Da Dawladda Khadar Cali Gaas, ayaa Gaadhay Heer uu saamayn Ballaadhan ku Yeesho Shaqaalaha ka Shaqeeya Wasaaradda Warfaafinta. Wasiir Cukuse oo hore Xayiraad u saaray Miisaaniyada Telefishanka Qaranka si uu Awooddiisa uga Dhex Muujiyo Goobta, ayaa Haatanna…

                              Read More

                                Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Oo Nabad Ku Soo Dabbaaliska Muqdisho Shuruud Ku Xidhay

                                Muqdisho:12-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Amniga qaranka ee dowladda Soomaaliya mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wax badan ka qaban doonto amniga magaalada Muqdisho, xilli Xallay u dambaysay ay Kooxo ka Tirsan Alshabaab Gudaha  usoo Galeen Caasimadda, waxana uu intaas ku Daray in Haddii Taageerada Shacabka La Helo si Fudud wax walba loo qaban doono….

                                Read More

                                  Halkan Ka Akhri Heshiiskii Uu Mulkiilaha TV-ga Universal Saxeexay Inuu Kaga Hawlgalo Somaliland iyo Cidda Jebisay

                                  Hargeysa:12-Feb-2014(SDN)-Wali Shacabka ku Dhaqan meelo Kala Duwan oo somaliland ah ayaa Hadal Haya Sababta Keentay in Albaabada Loo Laabo Telefshanka Afka Soomaaliga ku Hadla ee Universal oo dhawaan Xukuumadda Somaliland Joojisay Shaqadii uu ka Hayey Dalka.  Muranka u dhexeeya Xukuumadda iyo TV-gan ayaa marar Badan soo Noqnqoday, waxana in badan ooh ore dhacday in labada…

                                  Read More

                                    Duqii Galkacyo Oo Si Lama Filaan ah Xilkii Iskaga Casilay iyo Madaxweyne Qabydiid Oo Ka Hadlay

                                    Gaalkacyo:12-Feb-2014(SDN)-Duqii  Magaalada Galkacyo ee  xarunta Gobalka Mudug  Bile Bashiir ayaa Si Kedis ah ugu dhawaaqay inuu Iska Casilay Xilkii uu  Halkaas ka Hayey. Duqa Magaalada ayaa Inuu Xilkaas iska Casilay kaga Dhawaaqay Munaasibad Maalintii shalay Ka Dhacday Magaalada Gaalkacyo oo uu Madaxweynaha Maamulka Galmudug Goojoog ka ahaa, waxana si Faahfaahsan u sheegay inuu is Casilaadiisa…

                                    Read More

                                      “Cabdiwaloow Haddaad Nabadda Diido Cidda Aad Ka Hor Imanaysaa waa Aniga oo Tuutaan Soo Xidhanayaa ee Diyaar Garaw.”Faysal Cali Waraabe

                                      Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu diyaar u yahay difaaca dalka isla markaana uu tuute u xidhanayo haddii ay joojin waayaan Maamulka Puntland hanjabaadaha iyo faro galinta ay ku hayaan Somaliland. “Cabdiwali waxaan leeyahay ninka aad ka hor imanaysaa waa aniga ee diyaar garaw hadaad…

                                      Read More

                                        Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo xoriyadoodii u soo celisay xubno ka tirsan sirdoonka Somaliland

                                        Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa xorriyaddooda u celiyey afar xubnood oo ka tirsan Sirdoonka Somaliland, kuwaasoo muddo sannad ku dhow u xidhnaa tuhunno  ah inay xidhiidh la leeyihiin kooxo xag-jir ama argagixiso ah. Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa la sheegay inay wax dambi ah ku wayday xubnaha ka tirsan sirdoonka Somaliland oo xabsiga…

                                        Read More