Xukuno ay Maxkamada Punt land ku riday eedaysanayaal lala Xidhiidhiyay Alshabaab iyo Magacyadooda
Garowe 11.Feb 2014 (SDN)-Maxkamadda Ciiddammada gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland,ayaa xukunno kala duwan oo xadhig adag ah ku riday maxaabiis ku eedaysan inay ka mid yihiin kooxda Al-Shabaab. Maxkamadda ciiddammada Puntland -laanteeda gobolka, ayaa maanta xukunno kala duwan ku riddey 3 nin oo lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha Maxkamadda…
