Hogaamiyaha Jubba Land Oo Xalay Madaxtooyada Ku Qaabilay Laba Ka Mid ah Ragga Sida Weyn Uga Soo Horjeeda iyo Qodobadii la Isla Meel dhigay
Kismayo:11-Feb-2014(SDN)-Hoggaamiyaha Maamulka Jubba ayaa Habeenkii Xalay Kulan Qarsoodi ah Kismayo kula Yeeshay Qaar ka mid Raggii uu Hore Dagaalka ugaga Xoreeyey Magaaladaasi. Kulankan oo ahaa mid Albaabadu u xidhan Yihiin, ayaa waxa uu Hoggamiyuhu La Yeeshay Labada Hoggaamiye ee Kala ah Cabdi Baaleey iyo Iftiin Baasto oo Halkaas ku Sugnaa Tallaaboyinka ay Qaadayaana si weyn…
