Shacabka Caasimadda Oo Si Weyn Uga Biyo Diiddan Tallabada Madaxtooyadu Ku Farogelinayso Wakiillada iyo Mudaharaad Maanta Lagu Wado Inuu Dhacaco
Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)- Waxa Sii Kordhaya Cadaadiska ay xukuumadddu Saarayso Sidii ay uga Takhalusi lahayd Guddoonka Xilligan ee Baarlamaanka, waxana kor u kacday Cadhada shacabku ka Muujinayaan Arrintan. Ilaa iyo Xalay waxa Meelo ka mid Hargeysa ka Dhacayey Mudaharaaddo iyo Shirar isdaba Joog ah oo ay wadeen Dadweyne Ka so Horjeeda Iskudayada Madaxtooyadu Meesha kaga Saarayso Guddoomiye…
