“Telefishanka Universal Waxa uu Jebiyay Shuruucdii dalka u taalay arrintana Maxkamad ayaanu gaynaynaa” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka warfaafinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse waxa uu sheegay in TV-ga Universal uu dacaayado riqiis ah oo aan sal iyo raad toona lahayn ka baahiyey Safarkii Madaxweynaha Somaliland ee Dalka Dibadiisa, dacaayadaas oo anshaxa saxaafadeed ee caalamiga ah, ka islaamka iyo ka Somaliland-toona aan melena ka soo gelin, iyagoo…
