Golaha Wakiilada oo Gudi Talo Bixineed u Saaray Xeerka H.I.V/AIDS
Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda jsl oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) ayaa gudi u saaray xeerka hay’adda xakamaynta cudurka Aydhiska. Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa mudanayaasha ku war galiyey in ay maanta u balansanaayeen in ay ansixiyaan xeerka hay’adda xakamaynta cudurka Aydhiska, taas oo ay ka dhalatay…
