“Gudoomiye Socon Mayso in Ku Xigeenadaad ku Hoos Fadhiistaan,42 Codna Xilka lagaga Qaado” Xildhibaan Bulqaasi {DHAGAYSO}
Hargaysa 01.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaasi oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Maanta Naqdiyay Qaabka loo meel mariyey Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada laguna Wiiqay Awoodii Gudoomiye ku Xigeenada Golaha Wakiilada . Waxa uu Xildhibaankani ku Dooday in Golaha Wakiiladu aanu sidan ku Sii Shaqayn karin,Isagoo Eedaymo u soo Jeediyay Gudoomiyaha Golaha…
