Agab iyo Saanad Milateri oo Ciidamada Punt land ku qabsadeen Buuralayda Galgala oo Alshabaab ay ka furteen SAWIRO
Garowe 26.Jan 2014 (SDN)- Mas’uuliyiinta ammaanka Puntland ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab dagaal oo ay ku qabsadeen dagaal ay maleeshiyada Al-Shabaab shalay kula galeen buuralleyda Galgala ee gobolka Bari. Wasiir ku xigeenka amniga Puntland, Cabdijamaal Cismaan Maxamed iyo taliye ku xigeenka booliska Puntland, Muxyadiin Axmed Muuse oo shir jaraa’id wadajir ah maanta ku…
