Gudoomiyaha G/haweenka Xisbiga ucid laanta Uk oo soo dhaweynayasa Xubnahii ku soo biirey xibiga Ucid
London 28Jan13(SDN) waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusub ee ku soo biiray iyo waliba taageeraysha xisbiga Ucid meel kasta ay joogaan.Allaah mahad leh Anoo ku hadlaya Magaca Garabka Haweenka ee Uk Marwo Farduus Cige iyo Gudoomiye ku xigeenada xisbiga iyo garabyada haweenka London,Biristol,Birmiham,Lacter,Manchuster,Cardif,iyo dhamaan waxaha London waxaanu hambalyo iyo bogaadin u…
