Cuqaal Si adag uga Hadlay Dil Sadex Cisho ka Hor loogu Gaystay Degmada Oog Xubin ka Tirsanayd Gudida Doorashooyinka ee Gobolka Saraar

    Caynabo 27.Jan 2014 (SDN)- Cuqaasha, Xildhibaanadda Golaha deegaanka  iyo waxgaradka deegaankaasi ayaa shir jaraa’id oo ay  ku qabteen magaaladda Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ayaa waxay cambaareeyeen Dilkii ALLE ha u naxariistee Cabdi Aadan Jaamac (Cabdi Raambe) oo ka mid ahaa xubnihii komishanka doorashooyinka ee degmadda Caynabo oo lagu dilay degmada Oog saddex maalmood ka…

    Read More

      Fal Celinta Mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee ku Wajahan Wax ka bedelka Xeer Hoosaadkooda {DHAGAYSO}

      Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaanada Aqalka Wakiilada ayaa Siyaabo kala duwan uga Hadlay Wax ka bedelka iyo Kaabista ay ku Ansixiyeen Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada oo Mudo Sadex Sanno ah ay Gacanta ku hayeen Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiiladu . Mudanayaal badan oo Fadhigii Maanta ka soo Xaadiray ayaa aaminsan in Goluhu qaaday Wadadii…

      Read More

        Qaabkii uu Golaha Wakiiladu ku Meel Mariyay Xeer Hoosaadkooda,Xaraaradii Fadhigii Maanta {DHAGAYSO}

        Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi ayaa ansixiyey xeer hoosaadka golahaasi oo lagu sameeyey wax ka bedel iyo kaabis. Gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa mudanayaasha u akhriyey xeer hoosaadka golaha wakiilada ee lagu sameeyey…

        Read More

          Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk

          London27Jan14(SDN)Waxa Caasimada wadankan uk soo gadhay mujaajid Cali Gurey oo ah gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid gudoomiyaha oo u waramaya shabakada qurbejoog ayaa waxa uu shegay in u boqashadisu ay ku salaysan tahay marti qaad uu ka helay jaaliyada somaliland ee uk gudoomiyaha sadexaad mudane mujaahid cali gurey ayaa uga mahad celyey soo dhaawaynta uu…

          Read More

            Wax ka Bedel lagu sameeyay Xeer Hoosaadkii Wakiilada oo Jarka ka Tuurtay Awoodihii Gudoomiye ku Xigeenada Golahaasi,Kana Baxay Golaha Codaynta ka Hor

            Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey Xeer hoosaad cusub oo ka kooban toddobaatan qoddob kaasoo sahlaya in si fudud xilka looga qaadi karo labada Guddoomiye ku-xigeen oo khilaaf ba’ani ka dhaxeeyo Guddoomiyaha Golahaasi. Fadhiga maanta oo uu guddoominayey Guddoomiye Cirro, labadiisa ku-xigeena ay garab fadhiyeen ayay…

            Read More

              Laamaha Xisbiga Waddani ee Koonfur Bari London oo shir ku qabsaday magaaladda London,kuna doortay Hogaan Cusub.

              London 07Jan14(SDN)  shir aad uu baladhan oo ka dhacay xafada Camberwell oo ku taal London, waxa shirkaas ka soo qayib galay dhamaan lanta South East London ee Waddani iyo xubno badan oo tageryasha ka tirsan xisbiga Wadani. Waxaa halka xilkii kula kala wareegay gudoomiyi hore ee lanta Waddani South East London Mudane Maxamed Qowdhan Axmed…

              Read More

                Hoggaanka AMISOM Ee Kismayo Dhawaan Lagu Wareejin Doono Sarkaal u Dhashay Dal Ka Baxsan Afrikada Bari iyo Walaaca Kenya

                  Kismaayo:27-Jan-2014 (SDN)-Ciidamada Kenya ee ku Sugan Deegaanka Kismaayo, isla-markaana Hoos  Taga kuwa AMISOM, ayaa la Sheegayaa inay Dhawaan Wareejin doonaan Taliska Aagaas ay Gacanta ku hayaan. Wararka aanu Helayno ayaa sheegaya in Markii ugu horraysayTaliye milateri oo u dhashay dalka Sierra Leone uu la Wareegi doono Ciidanka Kenya ee Kismayo ku Sugan oo Hoos…

                Read More

                  Cali Khaliif Oo Mar Kale Ka Hadlay Arrimaha Khaatumo, Digniin Horlehna U Diray Somaliland iyo Puntland

                  Nairobi:27-Jan-2014(SDN)-Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo  Ka mid ah Baarlamaanka Somalia, una Ololeeya Maamulka uu Gacantiisa ku Sameeyey ee Khaatumo, ayaa mar kale ka Hadlay sida uu Arko Maamulkaas iyo waxa u qabsomay intii uu jirey. Xildhibaanka oo Ka Hadlayey munaasibad Maamulku ku soo bandhigay waxqabadkiisa, ayaa yididiilo weyn ka muujiyey arrimaha Khaatumo, waxana uu tilmaamay…

                  Read More

                    Xubno Ka Tirsan Saraakiisha Dawladda Somalia Oo Sharciyeeyey Inay Gaadiidleyda Waddooyinka Isicmaashaa Lacago Bixiyaan

                    Muqdisho:27-Jan-2014(SDN)-Qaar ka mid ah Saraakiisha Dawladda ayaa ku dhawaaqay inay jiraan lacago la sharciyeeyey oo lagu qaadayo gaadiidleyda Xilli Laba Maalmood oo is Xiga cabasho arrintaas lagaga soo horjeedaa Ka Dhacday Deegaano ka mid ah dalka. Guddoomiyaha tuulada Balatul Amiin ayaa u sheegay warbaahinta in la billaabay lacag laga qaadayo baabuurta oo ay qaadayaan ciidamo…

                    Read More

                      Abaanduulihii Ciidanka Qaranka Oo Shaqadii Laga Joojiyey Xilli Madaxweyne Siilaanyo Maqan yahay Iyo Sababta Keentay

                      Hargeysa:27-Jan-2014(SDN)-Sida ay Sheegeen Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, Waxa Shaqadii laga Joojiyey Abaanduulihii Ciidanka Qaranka Somaliland C/laahi Jamaac Calas. Saraakiisha Warkan Bixiyey ayaa Sheegaya in Sababta Abaanduulaha Shaqada Looga Joojiyey ay la xidhiidho Khilaaf Dibadda u soo Baxay oo in Muddo ah u dhexeeyey Abaanduulaha iyo Talilyaha Ciidanka Mr Shaqale. In badan…

                      Read More

                        Jawiga Guud ee Magaalada Barawe Oo Saaka Deggen iyo Faahfaahintii Ugu Dambaysay ee Weerarkii Diyaaraddu Fulisay

                        Barawe:27-Jan-2014(SDN)-Wararka ka Imanaya Magaalada Barawe ee Shabeelaha Hoose, ayaa sheegay in Xaaladda Guud Deggen tahay Kadib Weerar Shalay Galab Halkaas Lagaga Dilay Al-shabaabka Sarkaal Ka Tirsanaa. Diyaaradda Dishay Sarkaalka ayaa la Sheegay inay Si Gaar ah u badhtilmaameedsatay Kolonyo Baabuur ah oo marayey Meel Magaalada u dhaw, waxana  Halkaas ku Geeriyooday Sarkaalkii Badhtilaameedku ahaa sida…

                        Read More

                          Xildhibaan Reyte Sax iyo Khalad Siyaasi aaney qabyaaladi hagin

                          Hargeysa Jan 27,2014(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha ee Gollaha Wakiilada Somaliland Md Ibraahim Jaamac Reyte ayaa noqday shakhsi ka badheedhay siyaasada Qabyaaladeysan ee siyaasiyiintu had iyo gooraale maciinka bidaan. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo Reyte loo yaqaan ayaa ah siyaasi da’a yar oo kalsooni cilmi iyo mid shakhsiyadeedba kulan saday ayaa si badheedha u baal maray…

                          Read More

                            Khilaaf hareeyay Boqortooyada Daarood iyo Bayaan ay soo saareen Reer Boqor Muuse Yuusuf Boqor Cismaan

                            Qardho Jan 27,2014(SDN)-Waxa soo shaac baxay khilaaf hareeyay cida loo caleemo saarayo Boqorka beesha Darood ee bedili doona allaha u naxariistee Boqor Cabdilaahi Boqor Muse9King Kong). Qoyska reer Boqor ayaa saxaafada u qeybiyay bayaan ay arinka uga hadlayaan,waxaanu u qoranaa sidan; KU: DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA KU: ISIMADA DAAROOD IYO KUWA DEEGAANADA PUNTLAND KU DOWLAD GOBOLEEDKA…

                            Read More

                              Beesha Dhexe ee Soomaaliya iyo ta Somaliland teebaa Caqabad ah(FAALLO)

                              London Jan 27,2014(SDN)-Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya ayaa intii ka danbeysay doorashadii madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyoka dib bilaabay in ay isku dayaan in ay jahawareer geliyaan rayi caamka dadka Afka Soomaaliga ku hadla ee siyaasadu quudka u noqotay. Somaliland iyo Soomaaliya waxa ay ka siman yihiin beelo awood siyaasadeed ku leh degaanka dhexe ee labadaas dal,labada beeloodba…

                              Read More

                                Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Gaadhi Surf ah ku Wareejiyay Degmada Bali-Dhiig

                                Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa maanta degmada Bali-dhiig ee gobolka Togdheer ku wareejiyey gaadhi SURF ah oo cusub. Munaasibadda uu Xildhibaan Cali Mareexaan gaadhigan ku wareejiyey, ayaa ka qayb-galay Wasiir ku xigeenka Amniga, Cabdilaahi Abokor Cismaan iyo Maayarka degmada Bali-dhiig iyo masuuliyiin kale. Cali Mareexaan oo ugu horeyn halkaasi…

                                Read More

                                  Wasaarada Hawlaha Guud Somaliland oo Ku Hawlan Sidii ay u Samayn lahayd Qorshe Hawleedka ay ka Duulayso Sannadkan 2014

                                  Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN)- Wasaaradda  hawlaha guud iyo guryaynta  ayaa maanta  shir hawleed ku saabsan    qorshaha   wasaarada ee  2014 ka  ku qabatay huteelka Crown  ee magaalada Hargaysa Shirkaaso oo soconayay mudo hal maalin ah  ayaa waxa ka soo qeyb  galay  wasiirka wasaaradaasi  Md Cabdirisaaq khaliif Axmed , oo ay Weheliyaan wasiirka wasaarada beeraha , agaasimaha…

                                  Read More

                                    Magaalada Ceerigaabo oo laga Samaynayo Nidaam lagu balaadhinayo Biyaha Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                                    Ceerigaabo 26.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Wasiirka Khayraadka Biyaha oo ayaa Uga Mahadceliyay Shacabka Magaalada Ceerigaabo Sida Balaadhan ee ay u Soo dhaweeyeen Waxaa kale oo uu Tilmaan ka Bixiyay Ujeedada…

                                    Read More