Rag xiran direyska Ciidamada dawlada oo Kenyati Magaalada Muqdisho ku afduubay

    Muqdisho Jan 14,2014(SDN)-Rag hubeysan ayaa xaafada Tiribuunka ee degmeda Hodan waxa ay ku afduubteen muwaadiniin u dhashay dalka Kenya oo la sheegay in ay u shaqeynayeen shirkad shidaalka baarta oo ganacsato Soomaali ahi leeyihiin. Ma cada cida ay ahaayeen meliishaadkan afduubka ku kexeystay shidaal baareyaashan Kenyaatiga ah balse waxa la sheegay in ay xirnaayeen direyska…

    Read More

      Labadii Ardaa ee Khasaaraha Dhimasho isu Gaystay oo Go’aansaday Xabad Joojin aan Shuruudi ku Xidhnayn iyo Weedhihii Madaxda

      Oog 14.Jan 2014 (SDN)- Wufuud Tiro badan ayaa Gaadhay Deegaanka Doclaha ee Shaqaaqadu ku dhex martay Laba Beelood oo Walaalo ah taas oo Sababtay Dhimashada Afar Qof iyo dhaawaca Laba kale . Ergada Nabadeed oo ka kala Socday Xukuumada,Madax dhaqameedyo iyo Mas’uuliyiin Xilal kala Duwan haya ayaa Weftiga Dawlada Somaliland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha…

      Read More

        Cali Khaliif Oo Hoggaaminta Madaxweyne Xasan ku Sifeeyey Mid Maraysa Dariiqii uu Siyaad Barre ku Burburiyey Qarankii Soomaaliyeed

        Muqdisho:14-Jan-2014(SDN)-Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cali Khaliif Galaydh, Ahna xubin ka Tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa markale Weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasa Sheekh Maxamuud oo ay si weyn dhinaca siyaasadda iskaga soo horjeedaan.   Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in Xasan Shiikh uu ka sii daran yahay go’aamadiisa iyo xukun isku ururintiisa Madaxweynihii hore…

        Read More

          Baarlamaanka Somalia Oo Maanta La Filayo Inuu Cod u Qaado Mooshinka Lagaga Soo Horjeedo Soo Laabashada Wasiirradii Saacid

          Muqdisho:14-Jan-2014(SDN)-Baarlamaanka Somalia, ayaa maanta Laga Filayaa inay Cod u qaadaan Mooshin la Xidhiidha inaan Xukuumadda Cusub lagu soo Darin Wasiirro ka Tirsan Xukuumaddii Hore ee Ra’isal wasaare Saacid. Mooshinkan oo ay soo gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa maalintii Axada ahayd laga doodday, waxaana xildhibaannada ay u muuqdeen kuwa diiddan in la soo celiyo wasiiradii…

          Read More

            Dawladda Ethiopia Oo Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Uga Digtay Inuu Colaad Ka Huriyo Deegaanada Sool iyo Sanaag Bari

            Addis ababa:14-Jan-2014(SDN)-Wararka Laga helayo Dhinaca Ethiopia ayaa sheegay in Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda ee dalka Ethiopia Berhane Gebre-Christos uu  u diray Madaxweynaha Cusub ee Dhawaan loo doortay Maamulka Puntland, isagoo ku lifaaqay Awaamiir badan oo la xidhiidha Hannaanka Wada-shaqayneed ee Maamulkiisa.   Wasiiru Dawluhu waxa uu ugu horrayn u hambalyeeyey doorashadiisa cusub ee Puntland, wuxuuna…

            Read More

              Maxkamad Ku Taalla Maraykanka Oo Markale Ka Farxisay Kumaan Reer Somaliland ah Oo Ka Dhursugayey Dacwaddii Cali-samatar

              Richmond:14-Jan-2014(SDN)-Maxkamad Sare oo ku Taalla Dalka Maraykanka ayaa Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore ee Dawladii soomalia Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar ka Diidday Rafcaan uu ka qaatay inaan loo qabsan karin Dacwado ka dhan ah oo Halkaas ka socday muddo Siddeed sanadood ahaa.   Maxamed Cali Samatar  oo Soomaaliya ka soo noqday madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe ee…

              Read More

                “Haatuf oo noqotey meel been Abuurka iyo isku dir Beelaha ku caan baxday” Wax Garad reer Hargeysa ah

                Hargeysa Dec 14,2014(SDN)-Annaga oo ah odayaasha magacyadoodu hoos ku qoranyihiin  waxaanu halakan ku caddaynaynaa  in wargeysa la hiydhaa Haatuf oo aanu u haysanay wargeysa madaxnanaa oo dadka ka dhexeeya in uu noqday wargeysa reerka ninka lihi ka soo jeedo amaano reeraha kalana lagu caayo, taasoo ka baxsan Akhlaakhda iyo xeerkii saxaafadda madaxa banaan  dhiiri galinaysana…

                Read More

                  “labadaas dagaal ayaa ka dhaxeeya meel walba oo Soomaaliyi degan tahay Somaliland-na kama foga” Prof Axmed Ismaaciil Samatar

                  Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah haldoorka iyo aqoonyahanada foolaadka ah ee Reer Somaliland ayaa sharaxay asbaabaha uu uga hadhay fikirkii Soomaali weyn ee uu ugu olalaynayo qadiyadda madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.   Prof. Axmed Ismaaciil waxa uu sheegay inaanu ka tagin qawmiyadda Soomaalinimada hase yeeshee uu uga tanaasulay fikirkii Soomaali…

                  Read More

                    Shabakada Qurbejoog.com Ka Dhagayso Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Shaqaaqadii Deegaanka Docalaha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                    Oog 13.Jan 2014 (SDN)- Wufuud Tiro badan ayaa Gaadhay Deegaanka Doclaha ee Shaqaaqadu ku dhex martay Laba Beelood oo Walaalo ah taas oo Sababtay Dhimashada Afar Qof iyo dhaawaca Laba kale . Ergada Nabadeed oo ka kala Socday Xukuumada,Madax dhaqameedyo iyo Mas’uuliyiin Xilal kala Duwan haya ayaa Weftiga Dawlada Somaliland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha…

                    Read More

                      Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Somalia oo Digniin Adag u diray Ra’isal Wasaare C.weli Sheekh

                      Muqdisho 13.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DF ayaa uga digay Ra’iisul Wasaaraha DF C/weli Sh. Axmed Maxamed inuu soo magacaabo golihiisa Wasiirada inta go’aan laga gaarayo mooshinka laga geeyay Baarlamaanka in xukuumadiisa ay ka mid noqdaan Wasiiradii Xukuumadii Saacid iyo in kale. Mudanayaashan ayaa waxay sheegeen in hadii uu soo magacaabo ay dhici…

                      Read More

                        Wasiirada Ganacsiga iyo Duulista Hawada oo Iftiimiyay Socdaal ay Ku Joogaan Isu Taga Imaaraadka {DAAWO}

                        Dubai 13.Jan 2014 (SDN)-Wasiirrada wasaaradaha  Duulista hawadda iyo Gaadiidka cirka iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay socdaal shaqo oo ay ku joogaan dalka Imaaraadka carabta oo ay sheegeen inuu la xidhiidho sidii maalgashadeyaal caalami ah loogu soo jiidi lahaa dalka. Wasiirradani waxay sheegeen inay…

                        Read More

                          Dulucda Shir Maanta ay Beel ka Mid ah Kuwa Dega Gobolka Daad Madheedh uga Furmay Degmada Haro Sheekh

                          Haro-Sheekh 13.Jan 2014 (SDN)- Shir beeleed lagaga hadlayo aayaha iyo horumarka gobolka Daad-madheedh ayaa maanta beesha Ugaadh-cumar ee gobolka Daad-madheedh uga furmay degmadda Haro-sheekh.   Shirkan ayay furitaankiisa  ka soo qayb-galeen  Gudoomiyaha Goboka Daadmadheedh iyo Agaasimaha  Guud ee Wasaarada Hawlaha Guud,   Taliyaha  Qaybta Booliiska iyo madax kale. Waxana ugu horayn madaxdan uga warbixiyay  ajandaha shirka …

                          Read More

                            Shirgudoonka Cusub ee Baarlamaanka Maamul Goboleedka Punt land oo Xilkii la Wareegay

                            Garowe 13.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiillada Puntland Saciid Xasan Shire ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore Cabdirashiid Maxamed Xirsi. Saciid Xasan Shire, guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland oo ka hadlay munaasabadda uu xilka kula wareegay ayaa sheegay inuu rajeynayo in baarlamaanka cusub uu Puntland gaarsiin doono meel ka wanaagsan meesha uu…

                            Read More

                              Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo soo Qufay Sirro uu ka Hayay Xukuumada Siilaanyo {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Meel adag iska Taagay Wada Hadalada u Socda Somaliland iyo Somalia Waxaanu ka Sheekeeyay Dhacdooyinkii uu ku Taliyay Xiligaas oo uu ka Tirsanaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo . Eng Maxamed Xaashi Cilmi waxa uu Sheegay in Isbedel Guud ku Yimid Qadiyada…

                              Read More

                                Madasha Wada Tashiga oo Naqdiyay Siyaasada Cusub ee Wasiirka Arrimaha Dibad,Aragtidooda Dooda Qaran,iyo Xadhiga Muwaadiniinta {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Xukumada Siilaanyo dhaliilo u jeediyey, iyaga oo saluug weyn ka muujiyey hanaanka maamul ee madaxweynaha tallada talka haya. Waxa kale oo ay dhaliileen Siyaasada Arrimaha Dibada oo ay sheegen in aan la garaneyn meel ay u jeedo, waxa kale oo ay ka hadleen qodob kale…

                                Read More

                                  “Magaalada Burco Saaka Ma Joogaan Maayarkii,Ku Xigeenkiisii Iyo Xildhibaanadii Golaha Deegaanku” Waa Maxay Sababtu

                                  Burco 13.Jan 2014 (SDN)- Maayarka Magaalada Burco iyo Koox xildhibaano ah oo uu hor kacayo ayaa saaka u anba baxay dhinaca deegaamadii ay shalay dirirtu ku dhex martay Labada beelood wada dega Deegaanka DOCOSHA, waxana Xildhibaanada iyo maayarkuba cidleeyeen guud ahaan xafiisyadii looga arriminayey Degmada Burco gaar ahaan xaruntii Dawladda Hoose iyadoo aanu xattaa Magaalada…

                                  Read More

                                    Madaarka Hargaysa oo Noqday Goobta Cabashada Iyo Mudaharaadka Tagsiilayaasha iyo Awaamiir hor leh oo Wasiirka Duulistu soo saaray

                                    Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Tagsiilayaasha Madaarka Hargeysa ayaa maanta sameeyey mudaharaad balaadhan oo ay ku dhigeen jidka gala Madaarka, halkaas oo ay isugu soo baxeen. Tagsiilayaasha ayaa ka cabanaya qorshe cusub oo wasiirka Duulistu ku soo rogay kaasoo ay toddobaadkii in ay shan cisho madaarka ka shaqeeyaan labada kalena shirkad kale oo gaar loo leeyahay….

                                    Read More

                                      Dad Somali ah oo Ka Badan Laba Kun oo Ruux oo Boqortooyada Sucuudigu Soo Masaafurisay Iyo Xildhibaan Dalxa oo ka Hadlay

                                      Muqdisho 13.Jan 2014 (SDN)- Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Soomaali badan oo laga soo tarxiilay waddanka Sacuudiga tan iyo bishii December ee sanadkii la soo dhaafay. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamaanka kana tirsan guddiga arrimaha dibadda ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay…

                                      Read More

                                        Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan Geliyay Xeer ay Baahi badan u Qabeen dadka Naafada ah

                                        Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo Sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2232/012014 uu ku dhaqan geliyey xeerka Adeegga Naafada ee Dhismayaasha. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                 Qodobka90aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Markuu Arkay:                 Qodobka 19aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Markuu Arkay:                 In deegaanka ku xeeran dadka naafada ah u…

                                        Read More