Madaxweynaha Punt land oo Shacabkiisa ka Dalbaday inay Talo ka soo Siiyaan Wasiirada uu Magacaabayo
Garowe 15.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in wasiirrada maamulka uu soo dhisi doono uu ku soo xuli doono aqoon, isla markaana aysan jirin cid gaar ah ama shakhsiyaad qabiil lagu soo xuli doono. Cabdiweli ayaa u soo jeediyay qeybaha bulshada in ay ku soo wargeliyaan shakhsiga ay aamisan yihiin…
