Waa Barnamijkii Rayiga Dadweynaha oo uu Maanta inoogu Marti Yahay Wasiirku Xigeenkii Hore ee Cafimadka Somaliland Xiligii UDUB .Isaga oo ka Hadlaya Dhibatada Iyo yooyotanka Xusbiyada Qaranka Siyasada Somaliland Daawo Wacan.

    London16Jan14(SDN)Waa Barnamijkii Rayiga Dadweynaha oo uu Maanta inoogu Marti Yahay Wasiirku Xigeenkii Hore ee Cafimadka Somaliland Xiligii UDUB .Isaga oo ka Hadlaya Dhibatada Iyo yooyotanka Xusbiyada Qaranka Siyasada Somaliland Daawo Wacan.  

    Read More

      Kulankii London ee Madaxweynaha Dawlad degaaneedka Soomaalida Etoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar iyo Qurbajooga…

      London16Jan14(SDN)Kulankii London ee Madaxweynaha Dawlad degaaneedka Soomaalida Etoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar iyo Qurbajooga…                           Safaaradda Dawladda federaalka  Ethoobiya ay ku leedahay dalkan Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London waxa shalayto ka dhacay kulan aad u balaadhan oo ay soo buux dhaafiyeen boqolaal Qurba-Jooga…

      Read More

        Ciidanka Booliska iyo Dadweynaha ka Ganacsada Suuqa Jaamac Gunti ee Hargaysa oo Saaka Isku dhacay iyo Mudaharaad Hada Socda

        Hargaysa 16.Jan 2014 (SDN)- Booliiska ayaa saaka ku waaberiistay Suuqa Jaamac Gunti ee Xaafadda Xero Awr ee magaaladda Hargeysa, waxaana dhex maray iska hor imaad ay Booliisku u adeegsadeen Rasaas isla markaana waxa ay cagta mariyeen Meherado Suuqaas dib looga yagleelay, kadib markii dhawaan laga raray dadka Suuqaas ku ganacsan jiray. Booliiska oo adeegsanaya Caga…

        Read More

          Mayor’ku xigeenka Caasimada Hargeysa Oo Guul Taariikhi ah, Midho dhal ah Oo lagu Diirsaday Kasoo Hooyay Socdaalkii Shaqo Ee uu Ku Tagay UK. FAALO

          Ku xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Xildhibaan C/casiis Maxamed Xaashi (C/casiis Cagawayne) Ayaa Safarkii shaqo ee Ugu Baqoolay Waddanka UK Iyo Martiqaadkii uu Ka Helay Mayor’ka Bristol Ayaa Shacabka Somaliland guud ahaan Gaar ahaana Caasimada Hargeysa Uu Guul Taariikhi ah uu Uga Soo hooyay Mayer ku Xigeenka Caasimada Hargeysa. Midhaha laga gurtay iyo Faa’iidooyinka Laga gaadhay…

          Read More

            Bamam Xalay Lagu Weeraray Goobo Ciidan Oo Afgooye Ku Yaalla iyo Hawlgallo Halkaasi Saaka Ka Socda

            Afgoye:16-Jan-2013(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ka Dhacay Falal Liddi ku ah Amniga, iyadoo Bamam lala Eegtay Goobo Muhiim ah. Wararka aanu ka Helayno Halkaas, ayaa sheegaya in meel ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya kooxo hubeysan ay ku tuureen Bam gacmeed ilaa hadda aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay,  balse la…

            Read More

              Warbaahinta Siera Leon Oo Si Weyn u Qaadaa Dhigtay Horumarka Iyo Guulaha Ciidankoodu Ka Gaadheen Soomaaliya

              Free Town:16-Jan-2014(SDN)-Xilli ay Dhawaan Ciidamada Siera Leon Dhawaan La Wareegayaan Hoggaanka Ciidamada Amisom, ayey Warbaahinta Waddankaasi Si Weyn uga Hadashay Horumarka Laga  Gaadhay Arrimaha Somalia. Major General Samuel Omarr Williams,oo ah madaxa Ciidamada difaaca Siera Leon ayaa arintaasi shaaciyay,isagoona dhanka kale ka hadlay guulihii ay gaadheen Ciidamada Siera Leon sanadkii gaar ahaan dagaalka Al-shabaab. Wuxuu…

              Read More

                Shirka Somaliland iyo Somalia Oo Maanta Furmaya, Qoddobo Xaasaasi ah Ajandaha ku Jira iyo Cidda Labada Dhinac Kala Metelaysa

                Istanbul:16-Jan-2014 (SDN)-Maanta Oo Khamiis ah waxa Magaalada Stanbul ee Dalka Turkiga ka Furmaya Wadahadaladii u dhexeeyey Somalia iyo Somaliland. Shirkan oo muddo soo Jiitamayey, isla-markaana Dib udhacay Dhawr jeer, ayaan Si dhab ah loo ogayn waxyaabaha  dhabta ah ee Diirrada lagu saari doono. Idaacadda Afka Dawladda Somaliland ku hadasha ee Radio Hargeysa, ayaa habeenkii xaley…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Turxaan Bixinta Khilaafka Xisbigiis Ragaadiyey U Magacaabay Sagaal Xubnood Oo ay Saaxiibo Dhaw yihiin

                  Hargeysa:16-Jan-2014(SDN)-Iyadoo uu Khilaafka cakiran ee xisbiga Talada Haya ee Kulmiye haatan meel adag marayo, ayaa uu madaxweyne          Siilaanyo qaatay Go’aan uu u arko  xal xisbiga la iskugu soo jiidi karo. Warar ku dhaw dhaw aqalka Madaxtooyada, ayaa sheegay inuu Habeen Hore  Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu Sagaal Xubnood u magacaabay inay turxaan-bixin u…

                  Read More

                    Laba Xildhibaan oo Baarlamanka Punt land ka Tirsan oo lagu Xidhay Xalay Magaalada Laascaanood iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo amray Sii dayntooda

                    Laascaanod 16.Jan 2014 (SDN)- Aadan Xuseen Fool Jaawe iyo Faarax Caydiid Casowe oo ka Mid ah Xildhibaanada Cusub ee Maamul Goboleedka Punt land ayaa Xalay Ciidanka Laanta Socdaalka ee Magaalada Laascaanood ay Qabteen Isla markaana Xidheen,Sidaana Waxa Sheegay Taliyaha Laanta Socdaalka ee Gobolka Sool. Labadan Xil dhibaan oo aan la Ogayn Sababta Rasmiga ah ee…

                    Read More

                      “Xisbi ahaana annagu wada-hadal toos ah la furi mayno Somalia” Gudoomiye C.raxmaan Cirro

                      Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay Gole ahaan taageersan yihiin hanaanka wada hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya u socdaan. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo maanta  wareysi siiyay Telefishanka Bulsho ayaa tilmaamay in wada-hadallada u dhexeeya dawladda Somaliland iyo Soomaaliya ay xukuumadda iyo goleyaasha qaranku ay ka qaateen go’aan loo…

                      Read More

                        Natiijada ka soo Baxay Kulan lagaga Hadlayay Wejigii Labaad ee Mashruuca Berbera Corridor

                        Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- Kulankii labbaad ee xubnaha gudida heer gobol ee loo xilsaaray ilaalinta habsami u socodka hawsha qandaraaska Mashruuca Berbera corridor ayaa maanta ka furmay magaalada hargeysa. Kulan oo ay ka qaybgaleen Masuuliyiin ka socday Xukumada Somaliland oo uu ka mid yahay wasiirka Qorshaynta qaranka Dr.Sacad Cali Shirre, maareyaha guud wakaalada horumarinta wadooyinka…

                        Read More

                          Wasiirka Ciyaaraha oo Maanta Si Ku Meel Gaadh ah u Magacaabay Xidhiidhada Ciyaaraha

                          Hargeysa 15.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaraha iyo Dalxiiska Mudane Cali Siciid Reygal ayaa si kumeel gaadh ah u magacabay Guddida xidhiidhada kala duwan ee ciyaraha Somaliland oo kala ah xidhiidhka Kubada Cagta, Xidhiidhka Kubada Kolayga iyo Xidhiidhka Ciyaraha Fudud waxanay guud ahaan gudidaasi ka kooban tahay 10 xubnood. War saxafadeedka kasoo baxay xafiiska wasiirka…

                          Read More

                            Madaxweynaha Maamulka Punt Land oo Furay Dood Cilmiyeed lagu eegayo Helitaanka Dawlad Kooban oo Tayo Leh

                            Garowe 15.Jan 2014 (SDN)- Dood cilmiyeed salka ku haysa helitaanka dowlada cadaalad ah tayo iyo tiro wanaagsan ku dhisan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Hay’adda PDRC, waxana kasoo qayb galay madaxwaynaah Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ku xigeenkiisa Cabdixakiin Xaaji Camey,wasiiradii hore, aqoon yahan iskugu jira ragg iyo haween iyo mas’uuliyiin kale oo xilal soo…

                            Read More

                              Shabakada Qurbejoog.com ka Daawo Ergadii Somaliland ee Wada hadalada oo soo Gaadhay Magaalada Istanbul

                              Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)- Weftigii Somaliland u Matalayay Wada Hadalada u dhexeeya iyaga iyo Somalia ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga. Weftigan oo Xalay Ka Soo Kicitimay Xarunta Waddanka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sii Maray dalka Masar Waxaana la filayaa in Beri oo Khamiis ah uu Bilaabmo Wada hadalada labada dal. Istanbul…

                              Read More

                                “Waxaa Nasiib Daro ah In Xukuumada Siilaanyo ay u qalab qaadatay in ay burburiso xisbiga UCID oo ay faragalin qaawan ku hayso,Hantidii umaddana u adeegsanayso” Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani

                                Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarutiisa magaalada Haragsa ayaa waxaa uu kaga hadlay xaaladda uu dalku maanta maarayo gaar ahaan  siyaasada arrimaha dibadda ee xukuumada Siilaanyo, Biyo la’aanta Hargeysa Iyo Farogalinta ay xukuumaddu ku hayso Xisbiga kale ee mucaaridka ah ee UCID. Waxayna si xoggan…

                                Read More

                                  Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Dhawaq dheer Shacabka Ku Guubaabiyay In Hogaan Xumida Xukuumada Siilaanyo dalka laga Badbaadiyo

                                  Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- “ Waxa uu Xisbiga UCID ugu baaqayaa Umadda reer Somaliland in laga badbaadiyo Qaranka Somaliland hoggaan Xumidda Siilaanyo sidii looga badbaadiyay Hoggaanii SNM.” Sidaas waxa lagu yidhi warsaxaafadeed uu shalay Hargeysa ka soo saaray Xisbiga UCID, kaas oo uu ku saxeexanyahay ku-xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID Mr. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan…

                                  Read More

                                    Wasiirka Wasaarada Caafimaadka oo Kormeer Shaqo ku Gaala Bixinaya Gobolada Awdal iyo Salal

                                    Boorama 15.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo toosiye) iyo wefti caafimaad oo uu hogaaminayo oo mudooyinkii u dambeeyey socdaal shaqo ku joogay Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa maanta maray deegaano ka mid ah gobolkaasi iyadoo dadweynaha deegaanadaasi ay si weyn u soo dhoweeyeen wasiirka iyo mas’uuliyiinta kale ee wehelisa….

                                    Read More