Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaridku inaanay hawlaha Biyaha Siyaasadayn
Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Caasimada Hargaysa Mudane Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa ugu baaqay Bulshada Somaliland iyo Xisbiyada Siyaasada in Biyaha Caasimada aan la galin siyaasad, sidaana waxa uu ka sheegay shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa. Maareeyaha wakaalada biyahu shirkaa jaraa’id waxa uu ku sheegay in xukuumad iyo wakaalad ahaanba…
