“Haddii Xukumada Siillaanyo isku koobto shirka wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, anaga ka Xisbiyo mucaarid ahaan, waxaanu somaliya la furri doona Wadahadalo ” Faysal Cali Waraabe
Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)- Guddomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in haddii xukuumada Siillaanyo ay kaligeed isku koobto wadahadalada Somaliya ay la geleyso in iyaguna ay talaabo qaadi doonaan taas oo ah in iyaguna ka Xisbiyo mucaarid ahaan ay wadahadalo gaar ah la yeelan doonaan somaliya oo ku aadan…
