Midowga Suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee Nusoj Oo Somaliland Ugu Baaqday Inay Sii Dayso Wariyo Lagu Xidhay Laascaanood
Muqdisho:04-Jan-2013(SDN)-Midowga Suxufiyiinka Somaliyeed ee Nusoj, ayaa somaliland ugu baaqay inay sii sayso Wariye ay ku xidhay magaalada Lascanod ee Gobolka Sool, iyagoo si weyn u cambaareeyey xadhiga wariyahaas. Guddoomiyaha NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan ayaa sheegay in ay ka codsanayaan Somaliland in sida ugu dhaqsiyaha badan dib xorriyaddiisa ay u siiyaan wariye Faysal Jaamac Aadan oo…
