Sarkaal sare oo u Shaqeeya Hay’ada Qaramada Midoobay ee WHO oo Alshabaab ka Qafaasheen Gobolka Bay
Baydhaba 04.Jan 2014 (SDN)- Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ayaa qafaashay Sarkaalkii Hay’ada WHO u joogay Gobolka Bay, kaasoo lagu magacaabo Dr. Abuukar Haashim, kaasoo la sheegay in kooxdan ay u kexeysteen dhinaca Degmada Diinsoor ee gobolka Bay oo saldhig ku leeyihiin. Afduubka sarkaalkan ayaa wuxuu ka dhacay deegaan 15-km u jira degmada Buurhakaba ee Gobolka…
