Dedaal Laga Dhex Wado Isimada Puntland Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Rajada Shacabka ee La Xidhiidha Khilaafka Taagan Xilligan Xaasaasiga ah
Garowe:30-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay sii kala Fogaanayaan Isimada Puntland oo Khilaaf badani dhex yaallo, ayaa Haddana waxa socda isku Dayo la Doonayo in la isugu soo dhaweeyo si khilaafka meesha looga saaro. Dedaaladda la Doonayo in Khilaafka Meesha lagaga saaro, ayaa waxa wada Siyaasiyiin hore oo Maamulka soo maray iyo Khubaro uu Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay Ee…
