Magaalada Garowe oo lagaga dhawaaqay Liiska Murashixiinta Punt land AKHRISO MAGACYADA Iyo Saamiga Gobolada { DHAGAYSO}
Garowe 31.Dec 2013 (SDN)- Gudiga ansixinta & xalinta khilaafaadka Baarlamaanka ayaa kaga dhawaaqay xarunta Golaha Wakiilada xubnihii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka cusub ee Puntland shanta sano ee soo socota (2014 ilaa 2018). War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga ayaa lagu sheegay kadib markii Gudigu arkay qoraalka beeluhu ku soo xuleen xildhibaanada iyo kala…
