Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Oo Lagu Laayey Saraakiil Ciidan ah iyo Shacab
Muqdisho:27-Dec-2013(SDN)-Wararkii ugu dambeeyey ee ka soo baxaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax xoogani uu ka dhacay Degmada Dayniile eek a Tirsan Magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay Maqaaxi ku dhaw xeto ciidanku halkaas ku leeyahay, iyadoo la xusay inay ku dhinteen Tiro dad ah oo ay ku jiraan Saraakiil ka…
