Hadalkii Madaxweynaha Somalia ee Xil Wareejinta labada Ra’isal Wasaare {DHAGAYSO}

    Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee  Somali aMudane Xasan Sh. Maxamud  ayaa Tilmaamay Waajibaadka Hor yaaala Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Kalsoonida Baarlamaanka Ku fadhiya . Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadal uu Maanta ka Jeediyay Madal ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Ra’isal Wasaarihiisii Hore iyo Ra’isal Wasaaraha Cusub oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee…

    Read More

      Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Iftiimiyay Bisaylka Siyaasadeed iyo Horumarka Aragtida ee dalku ku Sugan yahay {DHAGAYSO}

      Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha xilka la wareegay Mudane Cabdiwali Axmad Maxamed, isaga oo tilmaamay inuu ku faraxsan yahay inuu arko Soomaaliya oo si Dimuqraadi ah xilka kula kala wareegeysa, wuxuuna ku tilmaamay biseyl siyaasadeed iyo horumar aragtida siyaasadeed ee dalka. Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad uu si rasmi…

      Read More

        “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la yeesho hay’addaha dawladda” Ra’isal Wasaarihii Hore {DHAGAYSO}

        Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa faallo kooban ka bixiyay waxqabadka xukuumadiisa mudadii ay jirtay, isaga oo xusay in horumaro badan laga gaaray Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibadda, gaar ahaana sugida amniga, dhaqaalaha, iyo hagaajinta iyo soo celinta xiriirka caalamka. “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la…

        Read More

          Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Xilkii si rasmi ah ugala Wareegay Ra’isal Wasaarihii hore

          Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia xilkii ku wareejiyay raysul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon. Xafladda xil-wareejinta waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirdoon ayaa sheegay in…

          Read More

            Hablaha Gaaroodi oo munaasabad Casho sharafa oo lagu maamusayey Sheekh Ismaciil Maxamed Ciise Sheekh Baladka kaga Dhawaaqay inay Hargeysa ka dhisayaan Boarding Iskuul oo Hablaha Danyarta u Gaar ah

            London 26Dec 13(SDN) Hablaha Ururka Gaaroodi ee Dalka UK ayaa ku dhawaaaqay inay Magaalada Hargeysa ka dhisi doonaan Iskuul  Boarding ah oo Waxbarasho, Hurdo iyo Cunto leh oo u khaas Noqon doona Hablaha Danyarta ah ee reer Somaliland gaar ahaan kuwa ku nool Caasimada Hargeysa. Iskuulkan oo laga dhisi doono Xaafada Maxamed Mooge ayaa waxaa la…

            Read More

              Aqoon isweydaarsi ku saabsan Ganacsiga iyo Saaxaafada oo Burco lagu soo Gabo gabeeyay

              Burco 26.Dec 2013 (SDN)- Tababar ku saabsan ganacsiga iyo saxaafadda ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa Arbacadii shalay loogu soo gabagabeeyay 26 xubnood oo ka tirsan dadweynaha magaaladaasi. Tababarka oo soconayay muddo lix bilood ah ayaa waxaa fulinaysay hay’ad waddani ah oo lagu magacaabo Gaafo. Wakiilka hay’adda Gaafo ee gobolka Togdheer, Maxamuud Ibraahim…

              Read More

                Nuxurka Qodobada Sharci ee Jawaab Celinta uu Maxkamada Sare u Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Halkan ka Daalaco

                Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa qoraal rasmi ah ugu jawaab celiyey Dacwad uu guddoomiyaha Maxkamadda Sare ku soo Oogay isku-shaandhayntii Guddid hoosaadyada Golaha wakiilada, taasoo ay u gudbiyeen labada Ku-xigeen ee Golahaasi. Nuqul ka mid ah qoraalka jawaab celinta ah oo lagu baahiyey Mareegta Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u dhignayd sidan:- Ku:…

                Read More

                  Ayax Koron Kor ah oo Ka Dilaacay Xeebaha Somaliland iyo Khasaare uu Gaystay

                  Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Koronkor ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dilaacday xeebaha Somaliland kadib markii ay dhawaan Roobab khasaare gaystay ka da’een jiidahaasi, kuwaas oo laayey isla marakaan barakiciyey Dad iyo Xoolo. Qaylo dhaan la xidhiidha Koronkorta lagu arkay xeebaha Somaliland ayaa meelaha ugu daran waxa laga soo sheegayaa xeebta Galbeed iyo agagaarka…

                  Read More

                    Culimaa’udiinka Puntland Oo Soo Saaray Bayaan Ka Kooban Toban Qoddob Oo Nabadda iyo Wada jirka Bulshadooda Muhiim u ah

                    Garowe:26-Dec-2013(SDN)-Kulamo Muddo socday oo ay culimaa’udiinka Deegaanada Puntlland ku lahaayeen Magaalada Garoowe ayaa laga soo saaray Toban Qodob oo aad muhiim u ah.   Culimada ayaa halkaas ka waday Nadwo dheer oo Habeeno socotay, taas oo salka ku haysay Nabadda iyo Deggenaanshaha Deegaanada Puntland.   Qodobada ka soo baxay Nadwadii Culimada oo ahaa Toban ayaa…

                    Read More

                      Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Somalia ka Dhacay Sanadkan Sii Galbanaya 2013-ka

                      Muqdisho:26-Dec-2013(SDN)-Maadaama uu Sanadkii 2013-kii sii Galbanayo waxa Muhiim ah inaynu wax iska weydiino waxyaabihii ugu waaweynaa ee sanadkaas tegay uu xusuusta dadka somalida ah iyo kuwa caalamkaba kaga tegay.   Ugu Horrayn waxan jecelahay Inaan Idiin soo Horraysiiyo inta aanu ka xasuusano dhacdooyinkii lama ilaawaanka ahaa ee Sanadkan sii dhammaanaya ka dhacay Somalia oo wax…

                      Read More

                        Wasiiradii Xukuumaddu u Dirtay Shaqaaqadii Burco Oo Ka Warbixiyey Halka ay Wax u Marayaan Iyo Marxuumkii Dhintay Oo Maanta La Aasayo

                        Burco:26-Dec-2013(SDN)-Laba Maalmood ka dib markii ay shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay Magaalada Burco, ayey Wafti wasiirro ah oo Hawshan ku jirey ka Warbixiyeen mesha wax u marayaan.   Waftiga oo Ka Kooban wasiirrada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha, Ciyaaraha, Beeraha, Deegaanka iyo Waliba maamulka Gobolka Todheer oo habeenadii ugu dambeeyey wada hadal la lahaa qoyska uu ka…

                        Read More

                          “Reer Burcow 22-Sano ka dib Inaad Qof la Beddelay Ka Xanaaqdaan Oo Dhimasho Dhacdo” Eng. Faysal Cali Waraabe.

                          Hargeysa:26-Dec-2013(HWN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah  ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Dufaanada Siyaasadeed ee Xukuumaddu waddanka ka curisay ee Muranka Sharci ee Wakiillada iyo  Dhibaatooyinka kale ee shacabka lagu kala furfurayo.    Ugu Horrayn Guddoomiye Faysal waxa uu farta ku fiiqay inay Maxkamadda Sare Ee Somaliland dhaqan u leedahay inay Qaladaad cad iska…

                          Read More

                            Mid ka mida Musharixiinta xilka Madaxweyne ee Puntland oo ilaaladiisu jir dileen Suxufi

                            Garoowe Dec 26,2013(SDN)-Ilaalada mid ka mida musharixiinta xilka madaxweyne ee maamul goboleedka Puntland ayaa jirdil u geystay mid ka mida suxuufiyiin aqalkiisa ku booqday. Suxuufiyiinta ayaa sheegay in aqalka musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi looga yeeray iyada oo loo sheegay in musharuxu doonayo in uu shacabka hadal u faro. Suxuufiyiinta ayaa kolkii ay gaareen aqalka Musharax…

                            Read More

                              jaaliyada somaliland ee uk oo sagootin balaran u sameyey wasiirka arimaha gudaha somaliland

                              London 26Dec13 jaaliyada somaliland ee ku dhaqan uk ayaa sagootin balaran u sameyey wasiirka arimaha gudaha somaliland wasiirka oo ku sugan eribodka ayaa waxa u hambalyo iyo mahad naq u  diray jaaliyada ugana mahad naqay  soodhawayntii uu kala kulmay soo dhawaynta waxa xusid mudan in jaiyada galbeedka london mudane imaan uu qayb libaax ka qatay

                              Read More

                                “Xukuumadda Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Inay Abuurto Mashaariic Looga Hortagaya Shaqo La’aanta”

                                Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in xukuumadda cusub looga fadhiyo inay abuurto mashaariic fara badan si dhallintu ay uga baxaan shaqo la’aanta haysata. Guddoomiyaha ayaa sheegay in horumarinta dalka ay tahay in si wadajir ah looga wada-shaqeeyo, wuxuuna si gaar ah carrabka ugu dhuftay adkeynta amniga oo…

                                Read More

                                  Ururka Horumarinta Wadooyinka Ee Asarda oo ka hadlay Goorta ay dhamaanayso Waddada Isku Xidhaysay Boorama Iyo Dilla {Sawiro}

                                  Boorama 25.Dec 2013 (SDN)- Waxaa si habsimay u socda hawlaha dhamaystirka wadada isku xidhaysa Boorama Iyo Dilla ee ay gacanta ku hayaan hay’ada wadaniga ee reer Awdal Ee ASARDA ,Wadadan oo ah mid halbawla u ah isku xidhka gobolada Galbeedka iyo Caasimada Somaliland ayaa ah mid gabogabo ku dhaw. Shir jaraa’id oo ay maanta ku…

                                  Read More

                                    Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo lagu eedeeyay Lunsi Hanti qaran oo dhan 4$ Milyan oo dollar {DAAWO}

                                    Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka. Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sidaa u sheegay warbaahinta. http://www.youtube.com/watch?v=_u6iDAd3Am8

                                    Read More