Duruus Hoggaamineed oo ay Fiicnayd inuu Madaxweyne Silanyo ka barto Nelson Mandela
Hargeysa December 25, 2013 (SDN)- Sagaal sano oo uu la tacaalayey caabuq kaga dhacay sambabada kadib, 5tii bishan Laba iyo Tobnaad ayaa uu geeriyooday halyeeygii dulmi-diidka ahaa, siyaasigii iyo hoggaamiyihii weynaa ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo ku dhintay 95 jir. Mandela 70 sano oo cimrigiisaa ka mid ah ayaa uu u huray halgan…
